- Последний пост
- 7 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 216
- 1/48двое суток
- 247
- 1/72трое суток
- 266
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Dhaaxad walaac iyo Walwal iyo dhibaatiyo Walbahaar u joogtee Hadii aadan waalnayn Waana kuuma laabnee Wakhtigii ku dhaafiyo Wax ku qaado waayaha
Wuxu waa aduunyo Lama suro aktaade Waa la aakhireeyaa Way amaano jeceshahay Waana eyso badan tahay Ma ilowdo gudubaha Ash togooyin kayda fara badan Ayaantee kala hayd afeeftoo Ee daheeda lama galo Udinteeda lama xigo Aanadeeda kugu maqan Nafta laguma aamino
"Naagaha jismiga qaawiyee jaqafsadee guura." "Juuq uma tidhaahdaane waad jilib salaaxdaane." "Maxaa kuwa jalaabiibta xidhan idinku jaanqaaday."
Daarood ismaaciil ka badan duuda geedaha 'e. Da'yartiyo haldoorkii ukacay diriri maayaane. • Hawiyuhu waxay daadsanyihiin tan iyo diinsoore. Haday duul walaalaa noqdaan lama dulaysteene. Ciisuhu hadii uu damqado waa la didi laaye. Diridhaba habeen kuma dhaxeen gaalka duufka lehe Markuu duda laalaadiyaa looga sii daraye. Samaroon waxaa lagu dakanay doogsintii horee. Doonyaha isaaq dago ma arag wiil dagaalamee. Bulshadii dadaashaa mar bay guul la daristaaye. Isku duubni iyo wadajir baa lagu dan gaadhaaye. Insha allah waa inoo dagaal doqoni yeelkeede. @ABWAAN NAGEEYE
Bashar lagu mabsuudiyo inaad tahay Qof maamusle dhamidood makhluuqiyo Dadkaa ii markhaatiya e Maskax furan garaadkiyo murtida erayga miisaaman Mansab goba maqaam iyo sarayn mawle kugu kobay Muslin nimo aqoon iyo martabad lagugu muuneyay Mulkidaye aada gaar u helay oo u mudan aadmi
Laan-gadhaha talaabada anaa, kaa Laxaad badan leh Ee ii Laba wajiilayn intuu, Lumiyay guushayda Isagaaba Liic-liicayoo, Laydhi sidataaye Intuu ani isoo Laaci muu, Lugo ku taagnaado?
видео или голосовое, без подписи
https://whatsapp.com/channel/0029VbBsaEhJZg3yM4VIPF0Y
Waxaa Tahay Midaan Doortay Dumar Aan Ka Caashaqay. Dookhaygu Raacay Dahabiyo Luul Waxaa Tahay Midii Ka-Darnay Dhab Ahaantil Ma-Jiro. Midaan Kugu Doorsan Karo. Waxaa Tahay Qayb Kamid Noolashayda. Waxaa Tahay Farxadayda. Waxwalba Ayaad Ii Tahay Waana Ku Jeclahay💞🌹
inkastoon is diidsiiyo inaan adiga kuu xiisay is adkaynti socon wayday oo ku ilaawi kari waayay kala amusnaanteeni u adkaysan kari waayay tabay erayadadiiye maad idhaami kari wayday iima hiilin ruuxdaydu qalbiguna adkaan wayay inuu aayar kaa maarmo wuu awoodi kari waayay😭😭😭
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Gobtu waxay xaqdhawrtaaa qof xumeeyay dhawr jeer Guntuna waxay xagxagataa qof xambaaray oo sida
Ha ka dudin wax kuu dana Ha u dudin wax kuu daran Deeqda Ilaahay kuu qoray Meel aan dad filan karin Bay adoon dareen qabin Kaaga soo degtaa mar e Samir iyo dedaal badan Dugso oo ku dayashada Ruux kale ha daalacan..🫡
видео или голосовое, без подписи
Channel name was changed to «Geeraaro , heeso iyo sheekoyin 49,142»
Channel name was changed to «Geeraaro , heeso iyo sheekoyin 49,»
видео или голосовое, без подписи
Live stream finished (7 minutes)
Live stream started