tgindex
GABAYO

Maanso iyo Murti Igala xiriir @aybakarr

Последний пост
17 июл.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
6 137
мало замеров
Замеров пока мало
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 659
19 постов
Вовлечённость
43,3%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 17 июл.1 34520

    Xaliimo baa tiri: 1. Xadnaan bay ahayd Beyddanay xaaladdii hore e 2. Xabsigii Allaa nooga turay iyo xijaabkiiye 3. Xornimada sidii loo dhexgalay xeer kalaa yimide. Beydan baa tiri 1. Xirgi midaan Ilaah siinnin baad tahay Xaliimoy e 2. Xijaab li’ida kaa muuqataad ku xamdiyeysaaye 3. Xornimada waxaad mooddey waa xil iyo ceebaale

  • 11 июл.1 86514

    Wiyil gaarran geeskiyo dhegaha, giirka qaban maayo ____ Raage ugaas.

  • 25 июн.2 784253

    Ninkaad loolamaysaan markuu looyar kuu yahay talo kuuma leelyana

  • 24 июн.2 82171

    видео или голосовое, без подписи

  • 24 июн.2 8408

    -Tacsida iyo tahlukada rag baa, maal ka taajira e -tahanboga tigaad hela marka, cudur tallaalaane.

  • 24 июн.2 770133

    Waxaad shalay diiddanayd Asaaggaa laguma dayo ___ Guure

  • 20 июн.2 97073

    -Sidii hooyadaa kuu dhashay ,ayaan hawli kuu imane -Hadhuubkii laguu buuxiyaad ,haysataa waliye -Aduun baa hagoogane xarago laga humbaaleeye... Ciyaal maama. Cabdi-gahayr

  • 20 июн.2 930161

    -Tol kaa maarmay gacal kaa milshiyay, mudane kaa leexday -Xididkii aan maamuus lahayn, malihi baa dhaanta ____ Cali jaamac haabiil

  • 19 июн.2 970151

    -Af la nacayba Nuur Xaashi baa, oodaha u rogaye -Ha aarsado nin ragi waan jeclaa, inu adkaadaaye _ Salaan carabey"

  • 19 июн.2 840303

    "Naagtii hanweyniba nin bay hoos galgalataaye Haygu dhaafin hawlaha jacayl qaadan bay haya e"

  • 17 июн.2 89217

    -Nimanyahow abaaraha dhiciyo beliyo aafaadka -Dabka ololi uumiga ka karay aradka guudkiisa -Raxmaddii Ilaahay waxay noogu iman weydey -Ee adhiyo geelii marshaye eberka noo saaray -Arradka iyo gaajada waxay nagu alhuumeeyey -Geeduhu waxay u engageen ubaxna loo waayey -Ee ay ugaadhu u bagtiday ayda miranaysey 1Eelkaa wixii dhigay haddaan idin ogeysiiyo -Ilaahay ma loo noqonayaa Axadki weeyaane! _ Cali Xuseen Xirsi

  • 15 июн.2 73017

    Raage ugaas oo ahaa nin gabyaa weyn ah, ayaa haweneydii uu qabay ka dhimatay markaasuu tixdaan gabayga ah ugu calaacalay. wuxuuna yiri:- -Sida koorta yucub oo la sudhay koromo buubaal ah. -Ama beelo keynaana ahoo kor u hayaamaaya. -Ama geel ka reeb ahoo nirgaha laga kaxaynaayo -Ama ceel kar-kaarada jabshiyo webi karaar dhaafay -Ama habar kurkiyo wadnaha lagaga kow siiyey, -Ama kaal danley geybsatiyo kur iyo dhal yaabis -Shinni kaaluf galay ama sidii koronkortoo oomay -Xalay kololo'aygii ma ladin kaamil reeruhuye -Kombuulkiyo ardaagii miyaa la igu keliyeeyey -Wixii laygu kuunyeeyey miyaa igu karaamoobay -Kumbiskii miyaa layga qubay kolonyo iyo buuxay. -Maantana kataantii miyaa layga kala tuuray. -Kob abaar ah oo dhexe miyaa koore ila meeray -Kub miyaan ka jabay biixi aan kabayo loo heynin _

  • https://t.me/gabayo

  • 15 июн.2 6153

    https://t.me/gabayo

  • 15 июн.2 7305

    видео или голосовое, без подписи

  • 15 июн.2 650122

    Ma anbado ninkii aabihii, aragti dheeraaye

  • 14 июн.2 78117

    Labaatan iyo labo aammustiyo, Shaqal Irmaaneeya Amraniyo Tilmaamiyo Gudbe, Aade iyo Jooge Isku-dare xiriiriye falkaab, ku arkay joornaalka Mar haddii afkeygii la qoray, aabbe iyo hooyo Mar haddaan amaahsigi ka baxay, lagu agoontoobey Abaal waxaa leh nimankii fartaa, soo abaabulaye Amiirnimo sin iyo garab jirtey, nagu abuureene Afafka Qalaad iyo maxaa, eregta ii dhiibey, Anaa Macallimoo raba dad loo, furo oskuulaade Cabdulle Raage 1972

  • видео или голосовое, без подписи

  • 13 июн.2 6827

    -Intaan laba hareeraha ku dhagin, oo aysan kugu hiishan -in dalaaqo lagu haatiyaa, ila haboonayde ____ Cumar dhulumbo

  • 13 июн.2 773194

    Ilaahay nimuu hoos u wado, show kor uma haysid! _ Af-magaaxshe.