tgindex
Maahmaahyo.

Maahmaahyo soomaali, iyo turjumadeeda ooo Carabi iyo English ah.

Последний пост
15 июн.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Языки
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
1 086
+1 за 3 дн.
Сутки
−1
−0,09%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 953
20 постов
Вовлечённость
179,8%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 21 I jiid aan ku jiido waa gacmodaalis. أنت تئق وانا مئق فكيف نتفق A dog does not eat a dog.

  • 19- Oodo dhacmeed sidey u kala sarreeyaan haa loo kala guraa. ان الامور بحكمه وقياس First come, first served. _____ Hadalku siduu u kala horreeyaa loo Kala saaraa, arrimahana, si le'eg ayaa loo kala guraa. sidaa daraadeed, ayaa loo yidhaahaa: <hadal i dheh uun maahee, waa i dhegeysana>.

  • Oodi ab ka dhow. رب أخ لم تلده أمك Nearest is dearest. ______ - Kolba dadka intii is-afgarataa ama si wanaag ah isugu soo dhawaataa, ayaa nolosha iyo aadaminnimada is ah sida beelaha meel wada yaal ee iskaashi iyo walaaltooyaba ugu dhaqan.

  • https://t.me/gabayo

  • 18- -limaan waa uur muggii. -البطنة رأس الحمية -Enough is as good as a feast. _______ - Soomaalidu tilmaanta limaanqabka qeyb bay ugu xeel dheertahay, waana, mida rag iyo haween, yar iyo weynba laga siman yahay. Sidaa daraadeed ayaa midhaha laga sheegay ay u badan yihiin: «Waxaad iimaansataaba waa wixii kale, si le'eg «wixii ku deeqaba kugu filan». Waxay dhahaan: Maal yar iimaankaa lagu kabaa. Mid kalena ogow, ruux aan iimaanqabe ahayni Waa ruux aan diin qabin.

  • 17- Intanad falin ka fiirso. من نظر في العواقب سلم من النوائب. Look before you leap.

  • 16- -Intaad qaylineysay anna waan qaybinaayey. -جمل يأكل وجمل يأكل العصار -One is catching the fish and another eating the fish.

  • 15- Ilke wadajir bey wax ku gooyaan. الاتحاد قوة Union is strength. ___ Gabay: «Istaageerid-day laba gacmood tamar ku yeeshaan e, -haddaan bidixda. midigtu tirinayn tahar ma goyseen.»

  • 14- Il ibtileysan yaa belaayo tilmaanta. -ولكن عين السخط تبدي المساويا -Those who only seek for faults find nothing else.

  • 13- Ninba waa kol e, mus ma kula koray! -كما تدين تدان. -Tit for tat (is fair play)

  • -12 3. Ishii aragtey burur. -عين رأت، فذرفت. Out of sight out of mind. _ Waxa loogu halqabsadaa ruuxa ama sheyga aad dabadiisa soo qaban weyd ee doondooniddiisa aad dhibaato kala kulanto.

  • 11- Ismoog dhuuggii bey asleysaa ! -سيل به وهو يدري None so deaf as those who will not hear. _ waxaa la mida: «Lax dhukani, col iyoabaarba moog».

  • 10- Ayaanle waa eedeysan yahay. كل محظوظ محسود. Fortune favours fools.

  • 9- Awrka dambe, awrka hore socodkiisuu leeyahay. الفضل للمبتدي وإن أحسن المقتدي Between the leader and the led. .

  • 8- Ilaahayow; aanu waaga waraabe cunin. وإن غدا لناظره قريب Tomorrow is another day.

  • 7- Alla wateen wehel ma doono. الله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه God helps, those who help themselves.

  • 6- Alif kuu hagaagaa, Albaqruu ku gaadhsiiyaa. حسن التدبير نصف المعيشة A good beginning is half the battle.

  • 5- -Aqoon la'aani waa iftiin la'aan. -العلم نور والجهل ظلام -Where ignorance is a bliss, tis folly to be wise. ___ *Jahligu indho la'aan uu keeno ka sokow, wuxuu ka dhigan yahay gaadiid garba-beela oo indha la'aan awgeed aan meelna ku gaadhsiin karin, jarna kaa duwi karin.

  • 4- -Aqoondarro laga roon. -الناس أعداء لما جهلوا -Ignorance is an evil.

  • 3- Af been u bartay wuu u bahal yoobaa. الطبع يغلب التطبّع -Liars should have memories.