tgindex
Murugo. "Sad"🥲💔

Murugo. "Sad"🥲💔

Статистика

Murugada maanta waxaa ka dambeyso Farxad aan dhamaad lahyn..

Последний пост
26 нояб.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
2 736
−2 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
7 832
20 постов
Вовлечённость
286,3%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • https://t.me/Tubtatoosan24h

  • 26 нояб.2 108181

    ₹ Murugada ma aha oohin oo keliya… waa dareen gudaha kaa gubaya oo aan cidina arkeen. 😭 ₹

  • 24 июн. 2024 г.25,9 тыс43

    видео или голосовое, без подписи

  • 24 июн. 2024 г.26,4 тыс5244

    シ︎ "الحُزن يَجوب العَالم كُله وَيأتي لِيرْتاح فِي قَلْبي". 💔🥲 "Murugudu waxay kusoo safartaa adduunka oo dhan waxayna ku nasataa qalbigayga." 💔😢 シ︎

  • Subax wanaagsan saaxibayaal..

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • ماذا لو ظهرت خدوشنا الداخلية على ملامحنا؟ 😢💔 Maxaa dhici lahaa haddii xagashadayada gudaha ay ka muuqan lahaayen muuqaalkeena? 😢💔

  • видео или голосовое, без подписи

  • سيموت قلبّي مِن كثرة تراكُم الأيامِ ألتي أكتم فيها حُزني. 💔😢 Qalbigaygu waa uu dhiman doonaa maalmo badan oo aan murugadeyda qariyey. 💔😢

  • Nafta waad ciqaabtoo Cindigayga hoosiyo Bogga waad cadaabte Horta caashaqyohow baas Ma cilmaani baa tahay ?

  • Waxa kaliya ee aanan dafiri karin waa in aan ku jeclahay, mana garanayo nolosheyda oo dhan in aan waligey qof u jeclaa sida aan kuu jeclahay.🥺❤ Aan kuu jeclaado si jilicsan, ii oggolow inaan noqdo mid ka mid ah riyadaada lakiin xaqiiqda ah, aan ku dabiibo oo aan ku daneeyo oo aan ku siiyo wax kasta oo aad u baahan tahay adiga oo aan xitaa kelmad odhan ii oggolow.🥺❤

  • Duruufo ka wayn intayda Anoo galin soo dabaashay Jacaylku qof uu dulaystay Sawtaad ku dabiibtay kaaga Anoo dulmiyada xidhiidhka Mar hore deebaaq ka leefay Naftuu dacar soo dhansiiyay Sawtaad malab dooca siisay Rasuul dakharkayga goorsan Rabigu u diraad ahayde Dunjiga nabarkii ku yaalay Adaa ku daweeyay maalin Ragaa dunideena jooga Anaan kugu doorsanayne hadaan dadka kaa jeclaaday Dabciga haygala fogaanin Adaan kugu doogsadaaye Indhaha muuqaaga doona Agtaaday door bideene La joog haku daawadaane

  • Anoo adi kuu gafayn Waan gaabsani ee garoo Gob baan noqon maantaba Gartayda ku siiyey qaado. Geeraaro jaceyl chennel

  • Geeraarada muuqaal iyo qoraal keen baa wanaagsan ! Qoraal ❤️ love saar . Muuqaal 👍 like Saar . Meeshu codka u bataa raacayaa ! Geeraar ✅ jaceyl

  • Ma dareentay xanuunka Xadka aanan laheyn ee Xakaarkaana abuura . Xaqiiqdaa ba qarsoomin Xaqna waa wax la sheego Xujadii ma gun gaartay . Hadduu xiiso hareereyey Qalbigaaga xaraashka Xaqiiq iib ma u gaysay ‼️ Geeraar jaceyl ♥️✅

  • Wiilka Badda iyo barriga, Beled iyo haddaan Barqo tegay miyiga Bashar dunida nool Inanyahey ma baran Bilis kaa qurxoon Gabadha Ruux bukaa tahoo Igu beeydadee Badda iyo barriga Kama bixin anigu Beecna maahiyoo Bacadlaha ma aal Wiilka Barashada horteed Ha i beyerinnine Berkeen kaaga imid Intaad hadalka badin I bariidiyoo Magaceyga baro Gabadha Barashiyo ma rabo Baarrankaaga ee Waxba heys boqrine Waqti badan adoon Iga beerdarreeyn Iiga beyr waddada Wiilka Anba bilisyaheey Maahi ruux bilaash Baashaal lagu helee Wexey kaa baroo Igu yiri u baaq Cishqi beerka degay Gabadha Adna boog jacayl Aad la tahay bistaa Anna biligta iyo Bartaadaan nacoo Aragtida bis aan Kaa bakheylayaa Wiilka Adna biligta iyo Barteydaad nacdoo Waad i baal martaa Anigana boggaa I balbalahayoo Kaama baaqo karo Gabadha Beer jileeca iyo Kama helo baroor Mana baran naxliyo Oohin beena ee Boholyoowga iyo Badda geey cishqiga Wiilka Waan basaasayee Ma anaa bir iyo Dhagax baaq u diray Qofku beer adkaa Banii-aadan iyo Miyey bashar aheyn? G.♥️

  • Waxan ahay qof daacada Oo jecel qof daacada Qalbi daacadana raba Una raba si daacada 💔 Geeraar 💔 jaceyl

  • SHAQADAAN MA HELI LAHEYD ADIGA ❓🤣 JUMCA MUBAARAK ♥️ Waa interview i tus oo i taabsii ah, inaadeernimo meel la isku geeyo waa dhammmaatay, xirfad baa loo baahan yahay. Ninkii kursiga xirxirta uun baa shaqageleya. Geeraar jaceyl Jumca Mubarak

  • Ma run baa abwaankaa hadalkiisa ❓

Murugo. "Sad"🥲💔 — tgindex