tgindex
Baro Afkaaga Hodankaa

Baro Afkaaga Hodankaa

Статистика

channelkan waxaynu kusoo gudbinaynaa Inshallah waxyaabo ku saabsan afkeena soomaaliga ah, sida; maahmaahyo,ereyo,sheeko dhaqameed iyo waxyaabo lamid ah sida taariikhda wadankeena.

Последний пост
13 мая
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
tl
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
3 616
−5 за 2 дн.
Сутки
−5
−0,14%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
3 622
20 постов
Вовлечённость
100,2%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • https://youtu.be/eXuUwWxx1x8?si=VWRXP96GN0eCU9CG

  • https://youtu.be/Sax9eWzaZ-w?si=KW2KWpHAuuMUtCBO

  • Channel photo removed

  • 1 февр.860из AQwalSlaf

    #من_أقوال_السلف قال التابعي طلق بن حبيب رحمه الله: "إن حقوق الله تعالى أعظم من أن يقوم بها العباد، وإن نعمة الله أكثر من أن تحصى، ولكن أصبحوا تائبين وأمسوا تائبين". حلية الأولياء لأبي نعيم.

  • без подписи

  • без подписи

  • ✍🏽Sidoo kale rasuulku صلى الله عليه وسلم wuxuu inoo sheegay dikriga ugu fadliga badan eed maanta uga faaidaysan karto {لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير}. Ku dadaal maanta raali gelinta Rabigaa u carar, barri oo weydiisana waxad jeceshahay Ilaahay. جزاكم الله خيرا

  • السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Maanta waa maalin weyn, waa maalin Ilaahay ina siiyay mudanna inaynu Allah uga mahadnaqno. Waa maalin camalkad samayso ka fadli badan yahay camalada aad maalmaha kale samaysid. Maanta waa maalin uu Ilaahay usoo dago samaa'u dunyaa soo dagitaan weynida Alle uqalanta. Waa maalin ducada Alle kaa aqbalayo, walaalkay iyo walaashayda muslimiintay Wax walba ood jeceshahay Alle weydiiso wuu kaa aqbalaya InshaAllah Ilaahay. Maanta waa maalin mudan in laga faaideysto camalka ugu wanaagsan ee maalintan looga faa'idaysto rasuulkuna inoo sheegay waa xuska Allah ama dikriga {سبحان الله والحمدالله ولا اله الا الله والله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله}

  • السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waad salaaman tihiin dhamaan walalaha aan halkan ku bahownay, salaan kadib mudo ayaynu kala maqnayn mashquul jira awgeed, InshaAllah dib waxaynu u bilaabi doonaa mawduucyadeenii xiisaha lahaa. Waxaan kaloo soo dhaweynaynaa walaalaha cusub ee channelka kusoo biiray gacmo furan kusoo dhawaada ban idin lenahay. ISKU SOO LAABASHO WACAN👋🏽

  • 🎉🎉🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan muslimiinta meel walba oo ay joogaan gaar ahaan walaalaha aanu madashan ku midawnay waxaan idiinku hambalyaynayaa munaasibada Ciidul Adxada awgeed. ALLE dhamaanteen haynaga aqbalo camalada wanaagsan eeynu samaynayno, sanadkan sanadkiisa bash-bash, barwaaqo iyo inagoo nabad qabna ALLE hayna gaadhsiiyo InshaAllah. 🎊Hambalyo marlabaad CIID WANAAGSAN🎉dhamaantiin walaalaha😘

  • ✍🏽Hakis Bila wacan dhamaan walaalaha🌹

  • ✍🏽Ma maqashay inuu Rasuulku Yidhi صلى الله عليه وسلم "Laba kalmadood oo Alle Jecel yahay, miisaanka maalinta qiyaamana ku culus, carabkana u fududi waa سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم" {SubxaanaLaahi wa bixamdihi SubxaanaLaahil Cadiim}.

  • https://youtube.com/@daudguushaa2023

  • https://t.me/Alhidaayacenter

  • ✍🏾HAKIS BILA WACAN OO WANAAGSAN DHAMAAN WALAALAHA👋🏽😍

  • ✍🏽GABAYGA ==================== Marka laga hadlaayo maansada, gabayga ayaa ugu horeeya calankana u sida. Gabaygu waa hal-abuurkii ugu horeeyay ee ay suugaanyahanadu tirin jireen. Inta badan gabaygu wuxuu ku dhisan yahay qaafiyad ugu yaraan ka kooban xaraf laba jeer kusoo laabta bayd kasta, waxaana uu leeyahay habdhac gaar ah oo lagu garto. Gabaygu uu laba dhacaa ama waa uu sadex dhacaa. ~Tusaale: ————— »Giddigood adoomaha waxaa gaadhay nabar wayne. »Abaar gaag ma reebaa dhacdiyo gaatamoo kale' e. »Geelii aduunka u adkaa gobolla naafawye. »Golihii ka kici waa raggii gaydho hayn jiraye. #Xigasho 🥰Mahadsanidiin dhamaan walaalaha🌹

  • ✍🏾Caweysin wacan dhamaan walaalaha💫

  • ✍🏽24KA SACADOOD EE MAALINTII KUBARO AFKAGA «««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««««« Maalintu waxay ka kooban tahay 24 saacadood, 12 saac oo gelin hore ah iyo 12 gelin dambe ah. Saacad walba oo kamida 24_kaa saac ma ogtahay in magac gaar ah looga yaqaano afkeena hodanka ah ee Somaaliga? ☀️Qeybta hore ee maalintii ——————————————- »7-da = Waaberi. »8-da = Aroor. »9-ka = Barqo-yar. »10-ka = Xigsin. »11-ka = Barqo-dheer ama Barqo kulayl. »12-ka = Hadh-soo-kor. »1-da = Hadhgal. »2-da = Hadhimo. »3-da = Galab. »4-ta = Galab-dheer. »5-ta = Galab-gaaban. »6-da = Gabal-dhac. 🌙Qeybta dambe ee habeenkii ———————————————- »7-da = Fiid-cawl. »8-da = Hiraad. »9-ka = Caweysin. »10-ka = Mar-furad. »11-ka =Saq-dhabo. »12-ka =Saq-badh. »1-da =Saq-dhexe. »2-da =Mirkac. »3-da = Hiraab {Suxuur}. »4-ta = Jiidha-waaberi {Oogo hore}. »5-ta =Hiirta-waaberi {Oogo dhexe}. »6-da =Sagalka waaberi {Kaah}. #Xigasho 🥀Mahadsanidiin dhamaan walaalaha🥰

  • ✍🏽HAKIS BILA WACAN OO WANAAGSAN DHAMAAN WALAALAHA🥰👋🏽

  • ✍🏽MAAHMAAHYO SADDEXLEY AH ~~~~~~~ 1.DEEQSIGU SADDEX BUU U DHAW YAHAY: b. Ilaahay wuu u dhaw yahay. t. Janadana wuu u dhaw yahay. j. Dadkana wuu u dhaw yahay. 2.ABAAR RAG, ABAAR GEEL, ABAAR DUMAR: b. Abaar rag waa arrin la'aan. t. Abaar geel waa ilko la'aan. j. Abaar dumarna waa ubad la'aan. 3.SADDEX BAA RAG U LIITA: b.Nin maqan oon la tabin. t.Nin tegaya oon la celin. j.Nin jooga oon la tirsan. 4.SADDEX SADDEX BAY KU BARTAA: b.Beentu faankay ku bartaa. t.Baryaduna fadhigay ku bartaa. j.Baahiduna ducay ku bartaa. 5.GUURKA RAGGU WAA SADDEX: b.Walaalkii dhale. t.Wadkii dhale. j.Wadkii dhale. 💐GALAB WANAAGSAN DHAMAAN WALAALAHA👋🏽 #Xigasho