tgindex
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

Последний пост
10 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Языки (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
8 505
+10 за 4 дн.
Сутки
+10
+0,12%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
943
20 постов
Вовлечённость
11,1%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
6
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
116
1/48двое суток
132
1/72трое суток
143

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • ━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

  • 🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

  • ❓❓Most Respected SomaliChannels

  • 2 апр.1 382122из wacyi01

    [ وَءَاتَاكُم مِّن كُلِّ مَا سَأَلْتُمُوهُ ۚ] "Isagu (Alle) ayaa idin siiyay shay walba oo aad waydiiseen" Isagu waa Alle oo qofka u yimaadda isaga oo baqanaya ammaan buu siiyaa, ka u yimaadda isaga oo qalbi jabsan, niyadda ayuu u dhisaa, ka u yimaadda isaga oo hiil u baahan waa uu u hiiliyaa, ka u yimaadda isaga oo murugaysan waa uu farxadgeliyaa, ka u yimaadda isaga oo lunsanna waa uu hanuuniyaa. Adigu, xulo wakhtiyada ducada la aqbalo, baahidaadana u bandhigo Alle. Ka kac hurdada habeenka qaybtiisa dambe oo isaga bari, ducadana ku dedaal oo ha quusan. Eebbahaa ku kalsoonow waayo; gacmo loo taagay xaggiisa ma sooo celiyo iyaga oo madhan. Intaas oo dhan ka horna, noqo xalaal miirad, xadiiskuna waxa uu leeyahay: "Hagaaji hungurigaaga, waxa aad noqonaysaa mid la aqbalo ducadiisa e." 📖Buugga Dhambaallada Qur'aanka ✈️@dareenbulsho ✈️@wacyi01

  • 1 апр.1 2056

    Midhaha ka dhalanaya Carruurta in aan Wanaagga lagu barbaarin.

  • 29 мар.1 19161из wacyi01

    🗣🔠ayadda Maanta❤️❤️ 🔠iyuuna u caddayn Gaalada intaan halaagnay hortood quruumo iyagoo ku socda guryahooda, taasna calaamaa ugu sugan kuwa caqliga leh✅ ✈️@dareenbulsho ✈️@wacyi01

  • 28 мар.98351из wacyi01

    🗣Aayadda Maanta ❤️🎆 wuxuu yidhaa (Eebe) waa saas waxaa kuu timid aayadahanaga waadna halmaantay saasaana maanta lagaaga tagi (sida halmaan).✅ ✈️@dareenbulsho ✈️@wacyi01

  • 26 мар.9346из wacyi01

    🗣Aayadda Maanta ❤️ Muxammad waa Rasuulkii Eebe kuwa la jirana waa ku daranyihiin gaalada, dhexdoodana way isu naxariistaan waxaad arkaysaa iyagoo rukuucsan oo sujuudsan oo dalbi Deeqda Eebe iyo raalli ahaanshihiisa, Calaamadooduna wajigooday ka muuqataa, Sujuudda raadkeeda darteed, saasaana lagu tilmaamay Tawreed, Tilmaantooda injiilna waxay lamid yihiin Beer soo bixisay fiidda oo xoogaysatay oo si fiican u istaagtay layaabna galisay beertaha, si uu Eebe ugu Cadho galiyo gaalada, Eebe wuxuu u yaboohay kuwa xaqa rumeeyay✅🎆 ✈️@dareenbulsho ✈️@wacyi01

  • 25 мар.8457из wacyi01

    🗣 Aayadda Maanta❤️ Eebahaana waa Fadli Siiyaha Dadka, Laakiin Badankoodu kuma Mahdiyaan.✅ ✈️@wacyo01 @dareenbulsho

  • 19 мар.94541из wacyi01

    🎁Ciid Mubaarak! 🌙 Waxaan idiin rajeynayaa ciid farxad iyo barako leh. Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii aan soo gudannay, qalbiyadeennana ha ka dhigo kuwo is jecel oo nabad ku wada nool 🎁🎆💫

  • без подписи

  • DEG DEG🔥 DAGAALKA IIRAAN: MARAYKANKA & ISRAA'IIL OO HADA WEERARO WAAWEYN ISKU WADA HADA . 📅 28 Febraayo 2026 AdduunkA iyo bariga dhexe ayaa galay xaalada dagaal. Galabnimadii maanta, Maraykanka iyo Israa'iil ayaa si wadajir ah weerar xooggan ku qaadeen Iiraanka — taas oo ah mid ka mid ah weeraradii ugu waaweynaa bari dhexe. 💥 MAXAA DHACAYA HADA?

  • 👺👺 Somaliyeed aan ka shaqeynin...👺👺

  • 11 февр.9527из wacyi01

    ASC SICIID IBRAAHIM CABDILAAHI wll kumanan qof ayaa ka faideesatay biya dhaamiski aan wadnay dhanka kale 5 deegaan ayaan si joogta ah booyada biya gayna Allah haka abaal mariyo wll culeeska ma yara qofki khayrkan ka faidesan kara gaarsii wll Wll ka faaideyso $1 , $5 , $10 waxaad ku dir wll lambarkaan hoose SAHAL : *883*0616666744 *$# Magaca : Somali charity organization EVCPLUS : *712*616666744 *$# Wixii faahfaahin la xiriir whatsapp number 👇👇👇👇 wa.me//+252616730701

  • 11 февр.8027из wacyi01

    ‏﴿ ᷂وَاذْكُر ᷂رَّبَّكَ ᷂إِذَا ᷂نَسِيتَ ﴾ ‏- ᷂لآ ᷂آلهَ ᷂الا ᷂الله. ‏- ᷂سبحَان ᷂الله ᷂وَبٓحمده. ‏- ᷂سبحَآن ᷂الله ᷂العظيم. ‏- ᷂استغفرالله ᷂واتوب ᷂إليه🤎.

  • 🌙🌙☪️Waatan🧕☪️🌙🌙 1️⃣ Diinta & Duunyada ☪️🌍 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨ 📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 📖 42k 👉 @kobciyebooks 4️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic ——————————————— 🔥 AI-Farsamada AI 🔥 💡 Baro AI🚀@Farsamada

  • 7 февр.916141из wacyi01

    Allah waa Ilaaha aan waxba la mid ahayn, kana sarraysa in lagu sifeeyo waxa ugu sarreeya ee suuragal ah ee kaamilnimo, waa Midka Naxariista badan (Al-Laṭīf) ee aan lumin nicmooyinkiisa meel kasta oo ay joogaan. Haddii dhammaan wixii dhulka yaalla—kuwo aan noolayn iyo kuwo noolba—la isu geeyo si ay u helaan naxariista, dhammaantood waxay noqon lahaayeen wax aan qiimo lahayn marka loo eego xadka naxariista Eebaha Naxariista badan. إن ربي لطيف😢🌸

  • 3 февр.1 1509из wacyi01

    Noolow Siduu Alle SWT Ku Faray – Maxaan Ka Wadaa?❤️‍🩹😊 U noolaanshaha siduu Alle ku faray micnaheedu ma aha inaad noqoto qof aan qalad gelin, balse waa inaad noqotaa qof mar kasta isku dayaya inuu saxo jidkiisa. Waa inaad ku dadaashaa salaadda, akhlaaqda wanaagsan, runta, iyo ka fogaanshaha wax kasta oo Alle swt ka Xarimay. Waa inaad noqotaa qof qalbigiisu Alle ku xiran yahay, meel walbo oo aad joogto Markaad kaliga tahay iyo Markad dadka lajoogtid . U noolaanshaha siduu Alle ku faray waa inaad doorataa raalli ahaanshaha Alle halkii aad ka dooran lahayd raaxada naftaada. Waa inaad fahantaa in adduunku yahay imtixaan, Aakhiraduna tahay natiijada imtixaankaas . Xigasho : @FikradahaXorta

  • 2 февр.1 03071из wacyi01

    BEENTU WAA HALAAG =================================== قال رسول الله ﷺ:«إياكم والكذب، فإن الكذب يهدي إلى الفجور، وإن الفجور يهدي إلى النار» (رواه مسلم) Rasuulka ﷺ wuxuu yiri: “Ka digtoonaada been, maxaa yeelay beentu waxay keentaa faasiqnimo, faasiqnimaduna waxay keentaa naar

  • 29 янв.1 130162из wacyi01

    Haddii aad rabto inaa guuleysato waalidkaa ka duceyso, waxa aad fursad heysataa inta ay nool yihiin.😥❤️