Dhiiragaliye
СтатистикаKanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @Dhiiragaliye ╰══ღ❦ღ════════💜══╯
- Последний пост
- 7 мар. 2025 г.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 22
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Языки (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Murugadii ugu weyneyd 👉https://youtu.be/I0MJ8dymKsI
📲 Somali Community 2025 ✨🌟 📢 Explore the Best of Somali Content! 📢 🕌 Diini & Iimaan 📿 🌙 @Al_xakiim 📖 🕋 @Quruxdaislaamka ☪️ 📿 @Hidaayatu_Rabi 🤲 👑 @hogaan_Dumar 🫅 🌺 @Dhaqan_wanaag 🕌 🌟 @TAMARSIINTARUUXDA 🌸 📜 @Diinteenna_Macaan 💫 ✨••○••○••○••○••○••✨ 📚 Aqoon & Dhiirigelin 🎓 📖 @XikmadoSom 🌟 💡 @Dhiiragaliye 💝 ❤️ @AishaAhmed99 ❤️🩹 🫀 @QalbiDhaye143 🌸 ✨ @kalimakariim 🌟 😍 @xaqiiqadanolosha 💭 🤳 @Albaanichannel252 📸 🥰 @Ruuxda 🌸 👩❤️👩 @dareenbulsho 💞 ✨••○••○••○••○••○••✨ 💞 Jacaylka & Suugaanta 💏 💏 @Dareen_side 💘 😘 @Hasancaashaq 💌 💭 @Mohametahmed 📜 🎶 @Noqoxiddig 🎵 👩❤️👩 @DunnidaSuugaanta 💞 🫀 @qalbiyadeena 💓 ✨••○••○••○••○••○••✨ 📖 Aqoon & Fasahada 📚 🔐 @maanhage 🌱 🌱 @farsamada 🌿 🏃 @KobciAqoontaada2 🚀 📊 @guuleyso11 📈 🌍 @somalienglish3 🌐 ✨••○••○••○••○••○••✨ 📚 Buugaag & Maktabado 📕 📖 @somalibooks 📚 ⏳ @kobciyebooks ⏰ 📕 @Somalilibrary 📘
Markaan afuray, ayaan xasuustay inuu jiray nin yiri hadda ka hor: "Diinta wadanka ma ku maamulnaa?" I will say, "No." Toloow Hadda ma dhihi doonnaa Mareykanka waa argagixiso😅
Iyagu si cad ayay noogu muujinayaan cadaawadooda, annaguna waxaan isku qarinaynaa hadallo aan micno lahayn oo nabad iyo wada noolaansho ah, kuwaasoo ay iyaga ina barreen.💔
Majnuun baa wuxuu ina dhihi doonaa: 'Kani dagaal diimeed ma aha!' 🥸 Waa kuwaan Saliibkooda ku faanaya, annaguna diinteenna ayay argagixiso nooga dhigeen.
Nabiga scw wxu dhahay: Ibnu aadamka mrku wayga u baryo, xubnaha oo dhan carabkee edbisaa (wey u dulowdaa oo wey baridaa), wxy dhaheysa: " caraboow ilaahey nooga cabso, anagu adiga uunba kugu xeranahay, hdad toosnato waan tooseynaa, hdad basar xuumatana waan basar xumaanena. #Axadith
Fiicnaan lahaydaa inaad ii wanaagsanaato, noloshuba ha igu adkaatee. Fiicnaan lahaydaa inaad ii raalli ahaato, dadkuba ha ii caroodaane. Fiicnaan lahaydaa xiriirka naga dhaxeeyo inuu xooganaado, xiriirka aan adduunka la leeyahayna ha xumaadee. Haddii jacaylkaaga aan dhab u helo, wax walba wey ii fududaan lahaayeen. Dhammaan waxa dhulka korkiisa saaran waa uun carro.🥰 Waa gacliyahayga Ilaahayga weyn🥰
Maanta Oo Kale – 6 Ramadaan 📌 Sannadkii 93 Hijri Ciidankii Muslimiinta ee Khilaafadii Umawiyiinta ayaa furtay dhulka Sindh, markaas oo uu Muxammad Binu Al-Qaasim Ath-Thaqafi jab xooggan huwiyay ciidankii Hinduuga ee ku sugnaa wabiga Sindh agagaarkiisa. Hoggaamiyaha sida dhabta ah u hagayay duullaankaas wuxuu ahaa halyeeygii Muslimiinta, Al-Xajaaj Binu Yuusuf. 📌 Sannadkii 532 Hijri Ciidanka Muslimiinta ayaa markii ugu horreysay ka adkaaday Saliibiyiintii kusoo duullay caalamka Islaamka. Guushan waxaa hoggaaminayay Cimaaduddiin Zanki, oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii geesiyaasha ahaa ee difaacay dhulka Muslimiinta.
😎
Rasuuloow nimaan ku arkayn ma raxaysto Aniguna riyo iyo soojeed Ku raadiyayoo Mana helin runtii Ruuxdaada nuurka lahee Rajadeydu waa inaan Kula rafiiqaaye🥰
Ragannimada iyo gobannimada waa waxa kaa dhigaya qof adag oo aan la loodin karin🥸
Nabiga scw wxuu dhahay: adoonka hduu shay lacnado, lacnadii wxy koreysaa samada, albaabada samada ayaa la xerayaa intay soo gaarin, kadib wxy uso hoobane dhulka, walaga xeraya albaabada dhulka intay soo gaarin, kadib wxy aadeysa dhanka midig iyo bidix, hdysan helin meele Marto ama qof ay ku dhacdo wxy kuso laabane midkii lacnada lagu so tuuray, hduu kas ehel u yahay oo muteystay wey ku dhace, ilaa hduu aheen mid ehel u ah wxy u labane midka dhahay. #axadith
https://www.facebook.com/share/1DsZzezNR8/
Alxamdulillaah!🥰
Qiimo aad u jaban ku hel Ku dhufo 👉 Buugaag.
🥸
Nabiga scw wxuu dhahay: " muminka dhabta ah ma ahan mid durid badan, mid lacnada badana, mid af xun iyo midka carabka dheerna ma ahan. #axadith
Ileen Maqribku wacanaa🙂 Qorax dhacu qurxoona😁 Codka mu'adinkuna macaana😁 Bal meeqa dhiman🥸🧔♂️
Waxaan kasoo gudubnay xilli aan qof nool lambarkiisa ku Save Gareyn jirnay (1.4.3, ifka nolosha, my love)😅 Waqtigu waa Cajiib🥸
Waxaad ka heli kartaa👇 📍 Muqdisho: +252615243549 📍 Boosaaso: +252905107070 📍 Hargeysa: +252638384668 📍 Kismaayo: +252618908077 📍 Kenya: +254706405359