tgindex
Som Motivation

Som Motivation

Статистика

Faldan channel ka sii faafi, Isku day ugu yaraan in aad hal qof nagu so biiriso adigoo sii gaarsiinayo linkiga channel ka Oo ah Som Motivation.👇 Kuso dhawow Som Motivation Kheyr iyo Dhiiragalin.

Последний пост
26 мая
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
10 277
−12 за 3 дн.
Сутки
−4
−0,04%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
3 343
16 постов
Вовлечённость
32,5%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Asc walalaha qofwalba oo fariintayda arkaayo haiso duceyo in ilaahay amuuruhayga inuu isiiyo adinkana rabbi haidin siiyo Ha ilaawin inad ii duceyso walal.

  • 24 мар.1 442162

    Maanta waxaan kuu wadaa 4 Arrimood oo qof kaste qalbigiisa lagu kasban karo, waa talo uu ilaaheey siiyay Rasuulkiisa Muxammed Scw, waa qeeyb ka mid ah arrimihii uu Nabiga scw ku furtay qalbiyada Saxaabadiisa. فَاعْفُ عَنْهُمْ وَاسْتَغْفِرْ لَهُمْ وَشَاوِرْهُمْ فِي الْأَمْرِ ۖ فَإِذَا عَزَمْتَ فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُتَوَكِّلِينَ. 1-Iska Cafi dhamaantood. 2-Ilaaheey dambi dhaaf u weeydii. 3-Arrimaha kala tasho. 4-ilaaheey u talo saaro "Ilaaheey wuxuu jecelyahay kuwa talo saarto" Haddii uu qoraalkeeyga kusoo gaaro, oo uu ilaaheey kuu qaddaray inaad aqriso su'aalahaan qalbiga iska weeydii. 1-Wali intaad kaligaa fadhiisatay ma tiri "ilaahoow qof kastaa oo aan wax ka tabanaayay "ka tirsanaayay" waan cafiyay, intii wax iga tabaneeysane dambi dhaaf ugu baddal"? 2-Qof qalbigaada kusoo noq noqday oo aad caffin weeysay hadduu jiro saqda dhexe habeenkii istaag ee u duceey waxaad dhahdaa ilaahoow u dambi dhaaf oo xaajaadkiisa xalli, "Qalbigaada wuu kabaxayaa waa la tijaabiyay". 3-Wada tashiga waa waxyaabaha dadka qalbiyadooda isku soo jiido, Qofka lala tashanayo waa qof la'aaminay sidaa darteed haddii lagula tashto waxaa lagaa rabaa in aad dhiibato aragti aanan hagar laheeyn. Waa in qooysasku wada tashtaan, oo xaafadda iyo reeruhu wada tashtaan oo madaxda iyo shacabku wada tashtaan, bulshadu eey wada tashato. 4-Talo saarashada macnaheeda maaha sida beenta ah ee soomaalida u dhahaan ilaaheey ayaan talo saaranay laakin waxaa loo baahanyahay mid qalbiga kasoo go'day waxaana la ogaaday talasaarashada waxaa ka horreeyo qalbiga oo la nadiifiyo oo 3da arrimood ee aan kor kusoo tilmaamay in lagaa helo. فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُتَوَكِّلِينَ. "Ilaaheey talo saaro, ilaaheey wuxuu jecelyahay kuwa isaga talada u dhiibto".

  • Eid Mubarak 😂

  • Som Motivation pinned «Aduunyadan waxaynu ku nahay safar ee sahaydaada ka ururso. Salaada walba waxaad utukataa sidii inay tahay salaadii kuugu danbeysay result fiican baad arki doonta ilaahay idamkii. Salaad walba gadasheeda waxaad tidhaahdaa"استغفرا الله الذي لا إله الا هو الحي…»

  • Som Motivation pinned «1. Qofka baari u ah waalidintiisa isma arkan murugo وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً) 2.Baryada Allaah iyo murugaadu hal meel kuma kulman. وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً) 3. Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo…»

  • Som Motivation pinned Deleted message

  • Bisha Ramadaan waa fursad qaali ah oo qof walba uga faa’iidaysan karo si uu u helo ajar iyo kheyr fara badan. Waxaa jira waxyaabo badan oo laga faa’iidaysan karo bisha Ramadaan, waxaana ka mid ah: 1. Xoojinta Xiriirka Ilaahay Soo jeedka Habeenkii: Salaadda Taraawiixda, Tahajudka, iyo Salaatu Layl waa fursad qaali ah. Qur’aan Akhriska: Waa bisha Qur’aanka, marka dadaal dheer u samee akhrinta, fahamka, iyo dhageysiga Qur’aanka. Ducada & Istighfaarta: Ilaahay weydiiso dembi dhaaf, janno, iyo kheyrka aduunka iyo aakhiro. Xuska Ilaahay (Dhikr): Subxaanallaah, Alxamdulillaah, Laa ilaaha illa-llaah, Allaahu Akbar, iyo tasbiix kale. 2. Ka Faa’iidaysiga Ajarka Soonka Soonku waa gaashaan Ilaahayna wuxuu abaalmarin gaar ah u ballan qaaday soonka qofka. Xakamee carrabkaaga oo iska ilaali hadallada xun, been abuurka, iyo xanta. Nafahaaga bar tarbiyada, samirka, iyo is-xakamaynta. 3. Samafalka iyo Sadaqada U gargaar dadka saboolka ah iyo kuwa baahan. Si sadaqo ah u bixinta waxay leedahay ajar aad u badan, gaar ahaan Ramadaan. U diyaargarow zakatul-fitr oo waajib ku ah qof kasta oo Muslim ah. 4. Iska Ilaali Wakhti Luminta Ka fogow waqtigaaga oo aad ku luminayso wax aan faa’iido lahayn sida ciyaaraha, filimada, ama wax aan kuu kordhinayn. Waqtigaaga geli waxbarasho, cilmi raadis, iyo dadaal kuu dhisaya diintaada iyo naftaada. 5. Xidhiidh Wanaagsan la yeelo Qoyska iyo Asxaabta Booqo qaraabada oo hagaaji xiriirka qoysnimo. Dadka la noolow si fiican, si gaar ahna ula dhaqmo waalidkaaga iyo dadka nugul. 6. Dhamaadka Ramadaan u Diyaargarow Toban-ka dambe ee Ramadaan: U dedaal oo ka faa’iideyso habeenka Laylatul Qadr, oo ajarkeeda la mid yahay 1000 bilood. Ciid u diyaar garow: Ilaahay ka baro inuu soonkaaga aqbalo oo kuu dambi dhaafo. Ramadaan waa fursad aan la iska dayici karin, markaa dadaal si aad uga faa’iidaysato si buuxda

  • Follow iso dhaha

  • Follow iso dhaha

  • https://vm.tiktok.com/ZMkE2S2bp/

  • FAAIDOOYINKA LAGA HELO KU SALINTA XABIIBKEENA MUXAMED 1. 10 jeer buu ilaahay ku salinayaa qofkaa ku saliyey nabiga(Ilaahay saligiisuna waa in uu unaxariisanayo adoonka ama uu amaanayo . 2. Waxa kale oo lagu helayaa shafaacada nabiga صلي الله عليه وسلم. { Nabi maxamed waxa uu yidhi qofka marka uu mu,adinku eedaamo inta uu yidhaahdo ka daba yidhaahda igu saliyana shafaacadaydaa usugtay oo waajibtey} 3.Hamiguu ilaahay kaga yareeya qofka{ Culayadda badan ee nolosha ayuu ilaahay kaaga yareynayaa iyo diiqadaha}. { Ubaya binu Kacab:markuu nabiga ku yidhi wakhtigayga saligagaan ku qaadan hamigaaga la kaafiyi ayuu nabigu ku yidhi} 4.Adoonba Adoonku ka sali badan yahay buu uga dhow yahay nabiga maalinta Qiyaamaha} Nabi maxamed wuxu yidhi "Maalinta Qiyaamaha cidda igu dhawi waa cidda igu saliga badan} 5. Waxay sabab unoqonaysaa in uu nabigu kaa qaado { Nabigu wuxu yidhi "Qofkasta oo ugu saliya saligiisa markuu igu salinayo ilaahay ruuxdeydda ayuu isoo celinaya oo anaa ka qaada} 6.Ducadaada in la aqbalo waxyaabaha caawinayuu ka mid yahay in aad saliga ku soo khatinto { Nin baa tukanayey ilaahayna ma amaanin nabigana kuma saliyin nabigu wuxu yidhi عجل هذا kani wuu dagdagay} 7. Saliga aad igu salinaysaan badiya ayuu yidhi nabigu maalinka jimcaha { Saligiina waa lay cardinayaa}

  • 1. Qofka baari u ah waalidintiisa isma arkan murugo وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً) 2.Baryada Allaah iyo murugaadu hal meel kuma kulman. وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً) 3. Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى). 4. Hanuunka Alle qofki raacey murugo iyo baadi isma arkan (فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى). 5. Alle ka cabsi iyo murugaadu hal meel kuma kulman (فأنذرتكم ناراً تلظى لا يصلاها إلا الأشقى الذي كذب وتولى وسيجنبها الأتقى).

  • 6 сент. 2024 г.5 53451из ummataldawah

    Mowduca Barashada lacagta digitalka ee Crypto si bilasha ku baaro. Waxa kafalo qaday walalkin ASC dhaman Asxabta groupeka en walalaha kunahay wanaga iyo khayrka dhamantiin waxan idinku bisharaynaya in qofki raba barashada Crypto iyo Forex aad si bilasha ku baranaysaan Arinkana waxa masuliyada qaatay aniga Oo Ah walalkin waxan raba inaad iku ducaysan kaliya waxan raba Asxabta groupeka ummataldawah inaay wax bartaan wayo cilmika aad barato waku anfaca. Dhamantiin ku biraa linkika kuna barta si bilasha Ducaduna wa xagina. https://t.me/+bQjUyf0yNfNhNzE0

  • 🔵 Kacaanka ⤵️⤵️ Telegram ━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 [ 📥 JOIN ]┌ @Diinteenna_Macaan [ 📥 JOIN ]├ @Al_xakiim [ 📥 JOIN ]├ @Quruxdaislaamka [ 📥 JOIN ]├ @Hidaayatu_Rabi [ 📥 JOIN ]├ @hogaan_Dumar [ 📥 JOIN ]└ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━ [ 📥 JOIN ]┌ @XikmadoSom [ 📥 JOIN ]├ @Dhiiragaliye [ 📥 JOIN ]├ @Mucaashaq_Jacayl [ 📥 JOIN ]├ @AishaAhmed99 [ 📥 JOIN ]├ @kalimakariim [ 📥 JOIN ]├ @xaqiiqadanolosha [ 📥 JOIN ]├ @Albaanichannel252 [ 📥 JOIN ]└ @Ruuxda [ 📥 JOIN ]└ @QalbiDhaye143 ━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━ [ 📥 JOIN ]├ @Dareen_side [ 📥 JOIN ]├ @Hasancaashaq [ 📥 JOIN ]├ @daren_jaceyl [ 📥 JOIN ]├ @Mohametahmed [ 📥 JOIN ]├ @Noqoxiddig [ 📥 JOIN ]└ @DunnidaSuugaanta ━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━ [ 📥 JOIN ]┌ @maanhage [ 📥 JOIN ]├ @farsamada [ 📥 JOIN ]└ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━ [ 📥 JOIN ]┌ @somalibooks [ 📥 JOIN ]├ @Somalilibrary [ 📥 JOIN ]└ @kobciyebooks ━━━🔺━━ 💎Presented by @zomalibot ━━━━🔻━━

  • видео или голосовое, без подписи

  • " احرص على ما ينفعك ،واستعن با الله ولا تعجز" {Ku dadaal waxa ku anfacaya, Allana talo_Saaro hana caajisin.}

  • Som Motivation pinned a photo

  • 30 авг. 2024 г.4 23711из ummataldawah

    Waxaan bilaabaynaa casharro kala duwan siaad kor ugu qaaddaan heerka aqooneed iyo xirfadeed. Ducadu waa xagiina. Casharrada waxaa uga faa’ideysan kartaan Crypto Crypto Currency waa meesha loo socdo Ganacsi ahaan, Maalgashi ahaan iyo Xawaalad ahaan. Maanta noqo 5% ugu horeeya ee sameestay akoono aduunka oo idil ❤️ Diyaar waye

  • Halaga faaideysto

  • Ⓜ️➕Somali Promotion ➕🅿️ ━━━━━━━🔺━━━━━━ 📚Somali Free Books 📙 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 📘Somali Librarians 📒 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ✨Xikmado iyo murti🗣 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 📘Kobciye Books📗 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ⚙️Hoyga Farsamda💭 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 👤Quruxda islaamka🫂 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🪢 alxakiim channel 👔 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🌱Dareen Side channel🪴 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 💹 Hassan Caashaq ❇️ ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 👩 Hogaan Dumar 🧕 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ✉️ Tamarsinta ruuxda ✨️ ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🔴 Guulaayso bet 🟢 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 💬 albaani channel 🗯 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 📒 Qoraalo kooban 👀 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🫧 MaanHage School 💫 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🫧 Ruuxda channel 💫 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ 🎓 Qalbi Dhaye 🖇 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ✨️Qalbiyadeena ❣️💔 ⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘ ━━━━━━━━━━ ⭐️ JOIN ALL CHANNELS ━━━━━━━━━━ ku Sali nebiga SCW

Som Motivation — tgindex