tgindex
Shabelle TV
@shabelletvКнигианглийский

Shabelle TV is part of Shabelle Media Network (SMN) which is based in the United Kingdom.

Последний пост
8 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
22
Тип
открытый
Язык
английский
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
2 695
+21 за 4 дн.
Сутки
+8
+0,30%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
459
22 постов
Вовлечённость
17,0%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 22
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
427
1/48двое суток
489
1/72трое суток
527

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Suldaanka Beesha Saruur Suldaan Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Cirroobe oo lagu soodhaweeyay Gaalkacyo.

  • Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) oo dhawaan dib u billowday dardargelinta wajiga labaad ee gurmadka bulshada nugul abaaraha.

  • MW Puntland Saciid Dani oo kulamo xasaasi ah ka bilaabay Gaalkacyo.

  • “MW Xasan Puntland in uu inqilaabo oo uu qabsado ayuu rabay sidii Baydhabo Laakiin wuu ku soo jabay”. Eng Maxamad Maxamuud Beyle Af-hayeenka Madasha Samatabixinta.

  • Urur Siyaasadeedka Karaama ayaa sheegay in uusan aqbali doonin natiijo kasta oo aan waafaqsaneyn xogta ay aruuriyeen wakiilada ururka.

  • “Keydka Sagaal bilood oo Mushahaar ah ayey Nabad iyo Nolal uga tagtay Xasan Sheekh, Farmaajo in dib loosoo celiyo ayaan qabaa”. Wasiirkii Hore ee arrimaha Dibada Maxamed Cabdirisaaq.

  • Guddoomiye Cabdimajiid “Shangaani biyo dambe ma fariisan doonaan, waxaan dhagax dhignay Mashruuc weyn oo biyo mareen ah.”

  • Wiilkii Deegaanka Daaru-nicma Calanka AS ka dejiyey ee saaray Calanka Soomaaliyeed oo lagu abaalmariyey Muqdisho.

  • Xildhibaan Xaadoole: “Qori waa diidanahay balse Mucaaradnimo aduunka ayaa ku dhisan”.

  • MW Xasan Sheekh: “Mucaaradoow banaanbaxa oo ceytama balse qori lama ogola, awooda qoriga Dowladda ayaa leh”.

  • MW Xasan Sheekh: “Yahuud meeshay tagto Kama baxdo in xoog looga saaro ma ahane”.

  • Tacadiga iyo xabsi ku haynta sharci darrada ah ee Sacdiyo Macallin Cali waxay markhaati u tahay dul qaad la'aanta madaxda muddo dhaafka ah, waana nasiib-darro.

  • Hey’adda SoDMA oo Deeq raashiin ah gaarsiisay Magaalooyinka Gaalkacyo, Jariiban, iyo Goldogob ee Dowlad-goboleedka Puntland.

  • Musharaxa hoggaamiyaha Galmudug xisbigga SINCAD Cabdiqaadir Diiriye Cadaawe oo maanta codkiisa ka dhiibtay magaalada Dhuusamareeb.

  • Tababar kor loogu qaadayo aqoonta, xirfadaha iyo tayada ardayda wax ku barata deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation, oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

  • Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo dowladda ka dalbaday inay dhisto wadada Wadnaha oo muhiim u ah isu socodka Suuqa.

  • Ganacsatada Suuqa Siinaay oo Cabasho xoogan ka muujiyey shaqsiyaad lagu wareejiyey Suuqaasi.

  • "Cayilkeyga iyo jug horay ii soo gaartay ayaa sababtay in lugteyda qaloocato, haddana Jilibkii ayaa layga badalay" Prof Dalxa oo jilbaha looga Badalay Isbitaalka taqasusiga ah ee Muqdisho.

  • “Aadanoow Dadka Digil iyo Mirifle kusoo duulay ayaad kamid tahay, Hadaad Hal habeen nabad ku seexatid anigaa beenloow ah”. Taliye Shub oo U Hanjabay Hogaamiye Aadan Madoobe.

  • "Yahuud ma nihin dad masaakiin ayaan nahay, niman maanta Hanti iyo Xoolo aan ka yaalin oo deyn uga jirin in ay Dowladdu soo siiso Suuqa Siinaay ma aqbalayno”. Mid kamid ah Hooyooyinka ku Ganacsada Suuqa Siinaay.