- Последний пост
- 25 авг. 2024 г.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 7
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Новости и СМИ
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Elon musk oo si dhaleecayn cml oga hadlay Xariga loo gaystay Pavel Durov
✉️
Hada kadib waxaad awood u leedahay in ton🤑 gadatid adiga oo isticmaalayo stars 🧡 hadaba si fudud oga gado Botkan 🔚 Click here
Waa Maxay HaShmap ❓
#somali_tech
-> Programming Languages Programming language waxay la mid tahay uun Somali language bas! Soomaaliga haddii aniga iyo adigu isku fahanno , programmingkana waxa isku fahma adiga iyo computerka. Sida Soomaaliga u lee yahay B,T,J ayuu programmingkuna u lee yahay Alphabet. Tabta Soomaaligu u leeyahay fal, fal-kaabe iyo falkiye ayuu programmingkuna u leeyahay properties iyo methods. Haddaba barashada falka iyo falsameeyaha ayaa ah dhigashada programmingka. Imaad fahmin. Waa run! Programming language waxa ay ka dhigantahay uun adiga oo xiisad English ah is qoray oo dhiganaya. Bas. Luuqad kastaa waxa ay leedahay xeerar iyo habraacyo qofka u suuro galin kara in uu qoro ama dhigaalo, ku hadalku se waa ka duwan yahay. Adiga oon qori karin wa ku hadli kartaa. Haddaba habraacyadan waxa la yidhaa xeerarka Syntax iyo Semantic ka. Waana kuwa ka masuulka ah qaab dhismeedka luuqadda iyo macno samaynteeda. Syntax waa qeexidda iyo caddaynta astaamaha ay weedhu ka koobantahay halka Semantic ay tahay hubinta astaamaha laftoodu in ay saxyihiin; dabcan iyaka oo la raacayo xeerarkii loo dajiyay (compiler). programming language waa sida Somali language iyo English language. Sida aad iyaka u baratay ayaa u baran kartaa adiga oo raacaya qaabkeeda iyo qaydkeeda. By -> Facebook Abdale Riig .
Channel created