TOP COLORS🇸🇴🌴🤍✨️
СтатистикаBani'aadamku waa Cajiib kuwa dhintay wey u ooyaan, kuwa noolna wey ka ooysiiyaan.✨❤️🩹
- Последний пост
- 24 янв. 2025 г.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
NEW COLOR🔥 Colorska Quruxdooda Iyo Qiimaha Macqulka Ah Aan Gadeyno Isma Lahan ✅Halkaan Ka Iibso ⤵️ http://Wa.me/+252684416677 http://Wa.me/+252684416677 http://Wa.me/+252684416677 ⛳️Nagu Soo Biir https://t.me/top_colors https://t.me/top_colors https://t.me/top_colors
TOP COLORS🇸🇴🌴🤍✨️ pinned a photo
NEW COLOR🔥 Colorska Quruxdooda Iyo Qiimaha Macqulka Ah Aan Gadeyno Isma Lahan ✅Halkaan Ka Iibso ⤵️ http://Wa.me/+252684416677 http://Wa.me/+252684416677 http://Wa.me/+252684416677 ⛳️Nagu Soo Biir https://t.me/top_colors https://t.me/top_colors https://t.me/top_colors
NEW COLOR🔥 Colorska Quruxdooda Iyo Qiimaha Macqulka Ah Aan Gadeyno Isma Lahan ✅Halkaan Ka Iibso ⤵️ http://Wa.me/+252617216980
Colorska Quruxdooda Iyo Qiimaha Macqulka Ah Aan Gadeyno Isma Lahan ✅Halkaan Ka Iibso ⤵️ http://Wa.me/+252617216980
Live stream finished (18 minutes)
https://t.me/isbadal_24?livestream=fc244e9cf2a19132bb
Live stream started
https://t.me/INSODESIGNERS
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Allaa Yaraxma
Sheeko gaaban Gabar ayaa utagtay Nin xaakim mufakar ah. Waxay kutiri: "Waxaan ahay gabadh yar oo aad u qurux badan wali ma guursan waana maseer badanahay , Sababtoo ah waxaan ka cabsi qabaa ninka iguursan doona inuu ila guursado gabar kale markaa maxaan sameeyaa ? Ninkii mufakarka ahaa isma dhibine wuxuu kuyiri; "Haddii aad ka baqanaysid in lagula guursado, waxaad Guursataa nin kaa weeyn,, -Sababtoo ah hadhoow adiga marka ay quruxdaaadu dhamaan rabto Arag isaga indhihiisa way tageene🤣🤣🤣
*5 faaido oo laga helo caanaha geela* *#KOBCINTA LAFAHA* Caanaha geela waxaa ka buuxa maddooyin kala duwan kuwaas oo kor u qaada Kobcinta lafaha in kasta maadada kalshoonka ku yar yihin (calcium) caanaha geela. *#HUBKA CULUS* Somaalida siyaaabo kala duwan bay u isticmalaan caanaha geela sida xaaslayaasha iyo odayaasha waxay yiradaan caanaha geela waxaa laga helaa tamar iyo awood wax tar u leh jirka waxayna xoojiye xubinta taranka. *#DHEEF SHIIDKA:* Caanaha geela waxay u fiican yihin jilcinta caloosha inta badan dadka calool fadhiidka leh waxaa dawo u ah in ay cabbaan caanaha oo markaas la soo lisay. *#CAABUQA* caanaha geela waxay la dagaalaan caabuqa ku dhaca jidhka waxayna kor u qadaan awoodda jimsiga iyo difaaca jidhka sida in uusan soo weerarin fayriska iwm ah. *#CARUURTA_MASKAXDA:* Caanaha geela waxay kor u qadaan xasuusta maskaxda iyo dareenka neerfayaasha sidoo kale ciyaalka lagu soo koriyey hlcaanaha geela iyo kuwa aan lagu soo korin waxaa u dhaxeeya farqi weyn.
Ninkani Sucuudiga u dhashay wuxuu guursaday ardayad, macallimaddeedii, kormeeraheedii, ilaa ugu dambayntii uu guursaday maamulihii iskuulka. Dhammaantoodna waxay ahaayeen isla hal iskuul. Bal ka warama sheekadan? Ardayadu macallimadeeda ma ka masayri kartaa kkk? Macallimada lafteedu maamulaheeda ma ka masayri kartaa kkk?
Ka faa ideysa✨️🤜
https://www.facebook.com/share/p/f3rDCTuFgULfYyos/?mibextid=qi2Omg
*#Cumar bin Khaddaab - Alle ha ka raalli ahaado - wuxuu yiri:* Dumarku waa saddex nooc: 1⃣ ◆Dumar dabacsan, dabci fiican, cibaadaysan, muslimad ah, oo xishood badan, la jeclaan karo, caruur dhalaysa, oo reerkeeda la caawisa marka ay dhibtu timaaddo, oo aan dhibka uga faa'iidaysan reerkeeda. Dumarkan aad ayey u yar yihiin. 2⃣ ◆Dumar kale: Waa muslimad oo xishood badan laakiin shaqadeedu waxay ku egtahay in ay carruur uun dhasho oo aan wax kale qaban. 3⃣ ◆Dumar saddexaad: Waa silsilad adag oo dhib badan oo Ilaahay qoorta qofka u galiyo qofka uu doono, mana jirto cid ka furi karta Allah mooyaane. Raggu waa saddex nooc: 1⃣ ◆Rag xishood badan, muslim ah, caqli badan, oo ka talo qaata arrimaha marka ay soo wajahayaan dhibaatooyinka, oo talo ka baxa marka dhibaatooyinku dhacaan. 2⃣ ◆Rag kale: Waa muslim xishood badan laakiin aan lahayn talo markuu dhibaato helo. Wuxuu u tagaa qof talo iyo aragti leh oo ka caawiya talada kadibna wuu raacaa taladiisa. 3⃣ ◆Rag saddexaad: Waa nin wareersan oo aan lahayn wax talo ah, mana raaco cid talo siisa. *~[Musanaf Ibnu Abi Shaybah 126]*
Muslimku soo ma aheyn qofka ay muslimiintu ka nabad galaan afkiisa iyo adinkiisa🙃 Masaakiintaas maxey galabsadeen.
*~Qodobbadan hoose waxay kaa caawin doonaan inaad kor u qaaddo kalsoonida aad ku qabto naftaada.* 1: Baro aqoon iyo xirfado muhiim u ah, weliba xirfadaha kuu soo jiidaya sumcadda iyo in laguugu ixtiraamo. 2: Dejiso hadafyo yar-yar isku day inaad xaqiijiso. Si walba haw yaraadee hadaf aad gaadhey wuxu kor u qaadayaa kalsoonidaada. 3: La saaxiib dadku taageera oo noloshaada wax macna leh kusoo biirin kara. 4: Ka taxaddar lebiskaaga, nadaafaddaada iyo caafimaadkaagaba. 5: Dhaliishada teeda dhisitaanka ah haka cararin, ee iska sax wixii kaa khaldama. 6 : Isku day wax cusub inaad samayso. 7: Iska jooji cannaanta xad dhaafka ee naftaada aad canaanato. 8: Dejiso xuduudo aan dadka kale kuu soo dhaafin. 9: Iska jooji hadallada niyadjabka iyo quusta ah ee naftaada aad kula sheekaysato kuna bedel kuwo dhiirigelin ah. 10 : Xus oo uga mahadnaq Ilaahay waxyaabaha wacan ee uu ku siiyey, marwalba oo xamdiga aad badiso waxa yaraanaya inay kuu muuqdaan waxa dadka kale haystaan.