tgindex
Последний пост
7 июл.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
und
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
2 272
0 за сутки
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
4 089
20 постов
Вовлечённость
180,0%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
11
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ

  • без подписи

  • без подписи

  • Gabadhu waa noole ninka si walba uga geddisan, oo ma aha qaabdhismeedka jidhka oo keliya ee xataa qaabdhismeedkiisa nafsadeed kaga geddisan. Ninkuna sidoo kale. Ilaahay waxa uu isugu abuuray si ay isu dhammays tiraan, haddii ay isku mid noqon lahaayeenna waxa ay u kala firdhan lahaayeen sida labada cidhif ee birlabta ee isku midka ahi ay u kala cararaan marka la isu soo dhoweeyo, se way isu soo oomaan oo way isa soo dhoweystaan, maadaama uu mid waliba hayo wax ka kale ka dhiman.

  • без подписи

  • 13- Ruuxna Xukmin Maayo Boqortooyada Alle, ilaa Eebe Doonistiisa Mooyee. --Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw 14- Ha u Caabudin Eebe inuu wax ku siiyo, ee u Caabud inuu kaa Raali noqdo, Haddii uu kaa Raali Noqdana Waxaad Si Durdur ah U Heleysaa Siismadiisa. -Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw 15- Haddii Aad Ku Aragtid Ruux Faqiir ah Wadamada Muslimiinta Dhexdooda, Ogoow in Mid Hantiile Ah Uu Xaday Ninkaa Maalkiisa. -Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw 16- Ma Wal-walo Ruuxa leh Aabe, Sidee buu u Wal-wali Ruuxa leh Rabbi. -Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw 17- Haka Wal-walin Waxyaabaha ay Basharka kuu Maleegayaan, Haddii-ay Fogaadaan waxay Fulinayaan Amarka Eebe. -Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw 18. "Aqoonta dhabta ahi sinaba ugama hor timaado diinta, ee waa u caddayn iyo xaqiijin." -Dr. Mustafa Kamaal Maxamuud 19- "Warbaahintu waxa ay u tartantaa, sidii ay ruuxa naftiisa uga xadi lahayd." -Dr. Mustafa Kamaal Maxamuud

  • 7: "Waa in aad Ilaahay ka filataa, wax aanu garaadkaagu sugayn. Ilaahay wax walba wuu awoodaaye." -Sheekh Axmed Diidaat 8: "Joogiddaada iyo la'aantaadu, Islaamka waa iskugu mid. Balse, adigu Islaamka la'aantii waad lumaysaa." -Sheekh Axmed Diidaat 9: "Islaamku adiga la'aantaa wuu guuleysanayaa, laakiin adiga Islaamka la'aantiis waad khasaareysa." -Sheekh Axmed Diidaat 10: "Waxaan aaminsanahay in Alle yahay ka kaliya ee wax abuura, wuxuu na noo soo diray rasuullo iyo nebiyo, si ay noo hagaan." -Sheekh Axmed D'iidaat 11- Haddii Aadan Awoodin Hadal Xaqa ah, Ha u Sacaba Tumin Baadilka (Xumaanta Iyo Gardarada). -Shiikh Mohamed Metawali Shaeraaw 12- Haddii Aadan Helin Ruux Laabta Xumaan iyo Xiqdi Kugu Haya, Ogoow inaad Tahay Ruux Fashilmay. -Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw

  • 1: "Qofna markii uu dhalanayay ma uu dooran midabkiisa, nasabkiisa, hantidiisa iyo cidda uu noqonayo; ee haddii aadan abuurka ixtiraamayn, abuuraha ixtiraam." -Sheekh Axmed Diidaat 2: "Cadowga ugu weyn ee Islaamku waa muslimka jaahilka ah. Kaas oo xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku samaynaya, falalka sumcad-darrada usoo jiidaya Islaamka. Dadka kalena marka ay arkaan, waxay moodayaan inuu Islaamku yahay isaga oo kale." -Sheekh Axmed Diidaat 3: "Anigu Muslim baan ahay, Islaamkuna waa diin dhamaystiran. Laakiin, anigu ma ihi insaan dhammaystiran. Haddii aan gef ku dhaco Islaamka ha canaananina, ee aniga i cansanta." -Sheckh Axmed Diidaat 4: "Qofka gudaha ka wasakhaysani, ma suuraysto in ay jiraan dad wanaagsani." -Sheekh Axmed Diidaat 5: "Dadka kuwa ugu dhaqanka xumi waa, kuwa marka ay kaa cadhoodaan wanaaggaaga inkira, sirtaada faafiya, noloshaadana diida, wax aanad ahaynna kaa sheega." -Sheekh Axmed Diidaat 6: "Annagu ma nihin, kuwa ka dib dhacsan reer Galbeedka. Balse, waxaynu nahay kuwa ka dib dhacsan Islaamka.

  • 1. Daciifnimada waa qof inaa ka sugto in uu baahidaada tiro. 2. Hadii aad aaminsantahay in adduunka ciyaar-ciyaar loo abuuray, aamin adigana in naarta laguu abuuray. 3. Dambi kaa dhacay waxaa ugu fiican midkaa ka towbad keento, ajir aad sameysayna waxaa ugu fiican midkaadan ogayn. 4. Inaad alle ku shukriso waa waajib laakiin xoolaha waajib kuma aha. 5. Hadii aad kacabsanayso in xiriir laguugu qalbi jabiyo, lug banaanka baxso yacni ha’isku wada dhiibin. 6. Dal walbo ciidan ayuu ubaahanyahay sidoo calan ugu baahanyahay ookale. 7. Qof balwad leh hadii aad lasaaxiibto waa adigoo ibliis lasaaxibay, kadibna dhahday waa iska ilaalinaa. 8. Inaa isfaanii majecli waayo libaaxa asagoon faanin ayuu noqday boqorka keynta. 9. Ina gacanteyda gashto calan qabiil, waxaan kajeclahay in silsilad dab ah gacanteyda gashto. 10. Wado markaan maraayo wada sheekaysiga wllhi waa necbahay! Waayo afkaaraha igu soo dhaco anigoo faraxsan xitaa iguma soo dhacaan. 11. Ciqaab waxaa kugu filan in social media caado kuu noqday aanad ciribtiri karin. 12. Ceeb waxaa waaye wax aaad ka xishooneyso. 13. Caadooyinka xun hadii aad maanta joojinin, calaacal ayaa beri ku sugaya. 14. Shanta somali meesha kaliya ay ku midoobaan waa salaadaha masjidka. 15. Eeyaha ayaa la’ amraa, aqoonyahan lama amro.

  • WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB Haddii aad i weydiiso dareenka ugu wanaagsan adduunka, waxa aan ku leeyahay, waa in aad dareento in aan lagu dhayalsanayn In aad meel aamin ah ku jirto xataa haddii aad gefto. In lagu fahmay xataa haddii erayada aad sheegaysaa ay isku dhexyaacsan yihiin oo aadan si qumman u odhanin. In aanay wax lagugu doorsanayaa jirin, xataa haddii xaalku uu kugu xumaado oo gudaha aad xasillooni darro ka dareemayso. Iyo in aan lagaa tegaynin, xataa haddii aad dareemayso in aad u baahan tahay naftaada in aad ka tagto! Saaxiib; ma jiraan wax ka wanaagsan in aad ogaato, in mar walba laabtaada la xasilinayo, ilmadaadana la masaxayo si kasta 00 ay duruufuhu noqdaanba, gacantaadana aan la sii deyneyn si kasta oo xaalku uu u qadhaadhaado. Saaxiib; ma jiraan wax ka wanaagsan in aad hesho qofkii ku odhan lahaa: "adiga ayaa mar walba kaalinta koowaad ii jooga, wax walbana adiga ayaa agtayda kaga mudan, xataa naftaydana ku dheh oo!" Oo waliba aan ku ekaynin hadal uun, ee aad habdhaqankiisa iyo ficilladiisana ka aragto, oo uu raaxadaada tiisa ka hormariyo, badhaadhahaagana uu kiisa ka horraysiiyo, xataa haddii uu ogaado arrin adiga kuu roon, isagana u daran, dooranaya in uu adiga kaa farxiyo, haba murugoodo isaguye! Saaxiib; ha ii malayn in aan ka badbadiyay, dadka jaadkaas ahi waa dhif iyo naadir, laakiin way joogaan'e! Ha ii malayn in aan kaaga sheekaynayo saddexdii lama'arkaan ee ay Carabtu isku maaweelin jirtay, ee kala ahaa: Qorismariska (Quul), shinbirtii Canqaa' iyo saaxiibka oofinta leh. Haddii aad qofka shakhsiyaddaas leh weydo, noqo adigu qofkaas! Nabaadiino saaxiib.

  • без подписи

  • Buuga mashruuca la dagaalan ka nuurka dhawaan filo

  • Hogaamiyaha siyaasada Xamas ayaa lagu Shirqoolay Gudaha iiran isagoo Halkaa ku shahiiday Allah janada Hageeyo

  • без подписи

  • Qofka marka uu kula joogo dadka kale maamuuskooda duudsiyaa, maalin ayuun buu adigana dadyaw kale agtooda kugu duudsiyayaa oo maqaamkaaga uu yasayaa! Qofka dadka kale sharafkooda ka dhigta jaranjar uu adiga kuu soo raaco ee kaaga warsheekoodaa, maalin ayuun buu adigana kaa dhiganayaa sallaan uu dad kale iskaga dhaadhiciyo oo uu maamuuskaaga ku dan gaadhayaa! Dadka jaadkaas ahi waa mindi dhul taalla oo kuu dhuumanaysa, kala-tilmaamista dadka qaarna la duudsiyo darna dayaxa la dulmariyaana, waa quudkooda ay u qamaamaan ee hammuun-gorayada ay u leeyihiinba!

  • RED PILL IYO BLUE PILL ‐--‐-------------- RED PILL ------- Qaadashada xabad kaniin ah oo cas waxay ka dhigan tahay fahanka waaqica caalamka waqtin taaso ah inaad ku socoto dariiq dabino badan ay yaalan shaqsiyaad gooni ahna ayka macaashayan iyo inaad kasoo toostey hurdo dheer aad hurdeysay tan iyo yaraantadi waxaadna bilaweysa dhisida naftaada dhinac kasta iyo barashada xirfado cusub kuwaaso ah xalka ugu muhiimsan ee aad kaga bixi karto dabinka (Matrix) Muxuu yahay dabinku? Dabinkaas wax uu yaala jiha walbo oo caalamka ah waxaase ugu weyn u kalihida school 12 sano oo noloshaada ka mid ah ay xigto 4 ilaa 6 sano oo taqasus jamacaded ah waxaadna markii ugu horeyse bilawi doonta u dhaqaaqida hadafyadii niyada kugu jirey oo aad ka biqi jirtey ha noqdaan maalgashiyo iyo bilaabida ganacsiyo cusub BLUE PILL ------- Qaadashada xabad kaniin ah oo buluug ahna waxey ka dhigan tahay kusii noolanshaha noloshii aad waligaa ku nooleyd iyo ku jirida aaga xasiloonida(comfort zone) waa aag kaa dhigaaya mid ka baqa halista fursadahana dayaca lkn hadii aad u bareeri laheyd halistas guulo waaweyn aad ka gaari lehed noloshana kana xoroobi laheed dabinka (Matrix) waa adiga oo qamaar ciyaaraya laakin 1dollar, 1dollar kale ku raadinaya 1+1 waana qamaar aadan waligaa wax natiijo ah ka gaareynin Muxuu yahay 1+1? Waa ukalihida shaqo maalin walba bishii laakin lacagta lagu siiyo aysan gareyn 15 ka bisha hadana aad meeshi ka bilaweyso raadinteeda Hadaba adiga ayaa garanaya kaniin aad laqeyso inaad doorato nolol halis umuuqata laakin gadaal aad ka mahadiso iyo ku jirida noloshan shalay iyo maanta aan wax farqi ah u dhexeynin iyo raadinta naag adigo noloshaada ku fileen.

  • 18 окт. 2023 г.4 62081из TEAM_GOR_GOR

    " CODSI 🙏 Waxaan ka codsanayna Dhamaan saxiibada kamidka ah @TEAM_GOR_GOR in ay sawirkaan saartan sadexda cishe soo aadan, Inta Badan chanaaladoodana ay kuso Baahiyaan Ducooyin si aan ilahay ugu barino inuu dhibka ka dul qaado walalaheen madaama la dhahay 40 qofba hal qof aya ducadiisa la aqbalaa Inaga hub iyo ciidan hadaynaan u awoodi karin, aan ducada ku tageerno " Pray for palestine🇵🇸❤️‍🩹🤕

  • Waa Kuma xaasidku? Xaasidku waa qof raba ama jeclaan lahaa inuu haysto Nolosha qof kale dhinac kasta laakiin aan Rabin Inuu sameeyo waxa qofkaas halkaas ku gaaray si isaguna u helo. Xaasidnimada iyo nacayb ku waxay ka imaadaan meel hoose.

  • Qof walba inta saxda ka qaado si,aad sax dhamaystiran u noqoto

  • Ibnu Taymiya . - Qofkii naftiisa aqoonsadaa wuxuu ku mashquulaa hagaajinteeda , waqtina uma helo fiirinta ceebaha dadka .