قناة بصمة Basma
СтатистикаWaxa channelkan maamula markaka fasiila ⬇️ https://t.me/fasiila_center Linkga channelkeena 👇👇
- Последний пост
- 13 июл.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
📢 Ogaysiis Ogaysiis 📢 Barnaamijka رَواء oo ugaaraa Hablaha Shariicada dhigtay. Halkan iska qor oo aad u Akhri intaanad is qorin ⬇️⬇️ https://forms.gle/JyEhWjNrw9ZDCZw58 . 📌 Markaad is qorida dhamayso channelka kuusoo baxaya kusoo dhufo.…
📢 Ogaysiis Ogaysiis 📢 Barnaamijka رَواء oo ugaaraa Hablaha Shariicada dhigtay. Halkan iska qor oo aad u Akhri intaanad is qorin ⬇️⬇️ https://forms.gle/JyEhWjNrw9ZDCZw58 . 📌 Markaad is qorida dhamayso channelka kuusoo baxaya kusoo dhufo. Sii faafi.
Channel photo removed
Subax wacan oo wanaagsan reer Basma dhamaantiin inaad fiiacan tihiin ayaan inoo rajaynayaa, maanta waxan inoo wadaa war aan rajaynayo inuu ina wada cajabiyo Mudo ayaan halkan iskula jirnay oo kutub/ baraamij kala duwan soo dhigaynay beryahan danbe waad arkayseen…
•• | 🌙 Waxaan inoogu tahniyadeenayaa curashada bishii barakaysneed ee ramadaan . Alle camalada wanaagsan ha ina waafajiyo hana inaga aqbalo. اللهم سلم لنا رمضان، وسلمنا لرمضان وتسلّمه منّا مقبولًا. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال رمضان مبارك علينا وعليكم.🌙 Kuwa loo denbi dhaafo Ramadan alle ha inaga yeelo.
https://t.me/fasiila_center/3960
Saaka waxa si rasmiyaa inoogu bilaabmaya Barnaamijkeeni نسائم رمضان sannadkiisi 4aad, alle waxaan inooga baryayaa inuu inoo noqdo mid aan wax badan ka faaiidno oo kaalmo inoogu noqda isbedelka aan sii samaynayno ramadaan ka hor.
Subax wacan oo wanaagsan reer Basma dhamaantiin inaad fiiacan tihiin ayaan inoo rajaynayaa, maanta waxan inoo wadaa war aan rajaynayo inuu ina wada cajabiyo Mudo ayaan halkan iskula jirnay oo kutub/ baraamij kala duwan soo dhigaynay beryahan danbe waad arkayseen sideeni hore maamulka halkan wax soo dhigaa muu ahayn oo dib udhac ayaa jiray sababtuna waa culays ka haystay xoogaa hawlaha oo batay, markaa xoogaa markaan fikirnay wax eeg eegnay arimaha rog rognay waxay inoola muuqatay channelkeenan in aan guurno oo channel kale oo kan ka balaadhan uguurno oo halkaa isugu gayno dedaalkeena, channelkaa kale wuxuu ushaqeeyaa si maalinle ah oo waxyabao badan oo kala duwan ayuu soo dhigaa, markaa halkan maamulka joogay halkaan wuu joogaa waanan idin soo dhaweynaynaa markaa halkan noo kaalaya channelkeena intaan soo dhignay way oolaysaa lkn cid danbe inay kusoo biirto wax hore oo ay faaiidaysato mooyee wax cusub heli mayso. Waakan channelka aan uguurayno : ⬇️⬇️⬇️ https://t.me/asmasanateyn Aadba waan idiin soo dhaweynaynaa reer Basma.
без подписи
Yutube ⬇️ Qalbi Dhaye | Xalqada 10aad | Sh Xamse Xabiib.
Yutube ⬇️ Qalbi Dhaye | Xalqada 9aad | Sh Xamse Xabiib.
Maanta waxaan bilaabaynaa 10 xalqo oo lamagac baxay Qalbi dhaye , waa soo jeedinaya sh.xamse xabiib. Xalqadii 1aad:
без подписи
Yutube ⬇️ Qlabi Dhaye | Xalqada 8aad | Sh Xamse Xabiib.
Yutube ⬇️ Qalbi Dhaye | Xalqada 7aad | Sh Xamse Xabiib.
Maanta waxaan bilaabaynaa 10 xalqo oo lamagac baxay Qalbi dhaye , waa soo jeedinaya sh.xamse xabiib. Xalqadii 1aad:
без подписи
Salaada kitaabkaa ku saabna awuu dhamaday. Usbuuca sanbe ayana cinwaan kale soo dooraynaa .. maanta waa fasax.
без подписи
Asc Barqo wanaagsan . Usbuuca danbe ayaan bilaabaynaa inshaa allaah kitaabka jiraalkayga qaybta 2aad. Waan rajaynayaa usbuucyadan salaasooyinka iyo arbacooyinka aan fasaxa ahayn in qofkii kitabakii hore la socday uu kaga faaiidaystay.