tgindex
Boqortooyo

30/3/2022 ❤️

Последний пост
6 авг.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
1 510
−3 за 3 дн.
Сутки
−2
−0,13%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 939
20 постов
Вовлечённость
194,6%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
94
1/48двое суток
107
1/72трое суток
116

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Ma tahay arday oo ma doonaysa inaad turkiga ku tagto si fudud, Hadaba SomApply waxay kaa caawinaysa inaad hesho aqbalaada-jaamacadaha turkiga private iyo kuwa dawli ahba mudo ka yar 14 bari dalbo hada aqbalaada jaamacadaha turkigoo adigoo akoon ka furanaya linkigan https://www.somapply.com/ kadib markaad dekumintiskaga submit garayso noogu reeb fariin whatsapkeena +905527907294 si aan kuugu hawl-galno si dag dag ah . wixii faah faahina oo intaasi dheer nagala soo xiriir talafeen numberka whatsppka ah ee SomApply.com +905527907294 ama email = somapplyofficial@gmail.com

  • https://mohabinsheikh.blogspot.com/2026/06/xorriyad-mise-aasaas-qaran.html

  • https://mohabinsheikh.blogspot.com/2026/05/carafa-iyo-khudbadii-sagootinta.html

  • Mowliidka Nabiga (NNKH): https://mohabinsheikh.blogspot.com/2025/09/mowliidka-nabiga-nnkh.html

  • https://mohabinsheikh.blogspot.com/2025/07/xasuus-qabow-iyo-hees-jacayl.html

  • Dadka hadalkooda waa sida dhagaxanta waaweyn oo kale, hadii aad dhabarka ku qaado wey ku dhaawacayan , hadii aad jaranjaro ka dhisatana meel sare baad gareysaa wadna ku guuleysaneysa 🥀 Imaamu Shaafici Raximahullaah

  • Guusha cidna lama dhalan heys dhibin

  • Jimcaha waxa dhax ahaaday sacaad adoonka alle waxoo weydiisto siiyo duceysta saliga suubanaha salalahu caley wasalam badiya❤️ عن أبي هريرة رضي الله عنه أنه قال ‏. ‏قال رسول الله ﷺ ‏. ‏إن في الجمعة لساعة لايوافقها مسلم قائم يصلي يسأل الله خيراً إلا أعطاه إياه . ‏. ‏صحيح مسلم 852 ‏. ‏⁧ #يوم_الجمعه ⁩

  • Nasiib badanaa qof gacmaha u taagtay rabigii wakhti madow oo saqbadh ah iyaga oo dadku badidiisuna ku jiraan hurdo tii ugu macaanyd kaas oo ilaahy baryaya, lana hadlaya rabigii oo uga waramaya wax kasta uu tabanayo iyo noloshisa oo dhan adoomhana ka kaaftoomay wax waydiisigooda #قيام #الليل

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Haifa si ay u daboolaan baahida Israa'iil 🇮🇱 oo ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka mid ah dalagyadii beeraha mudadii dagaalka. Nifaaqnimo intaas ka wayn majirto caawa dad badan bay dacartu kukacaysaa oo turkiga rajo kaqabay.

  • Gabadha waxa lagu weyneeya aqoonteeda baaxada leh, garaad badnideeda muuqata iyo sooyaalkeda dhowrsan. ~Imaam Qasaali.

  • "Feminist kuwaasi waa gaalo iyo gacmo gaalo waana cadowga koowaad ee dumarka, Waxay doonayaan in dumarka muslimaadka guryahooda kasoo saaraan masuuliyaadka bulshada ku dhex lahaayeen seejiyaan reerkooda iyo ilmahooda dayacaan, sharafkooda iyo qiimahooda burburiyaan, fisqi iyo fasaad u horseedaan, cadow kuwaas ka weyn ee ay dumarka muslimaadka leeyhn maba jiro ayaa la dhihi karaa halaga digtoonaado dadkana halooga digo

  • -(وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍۢ مُّؤْمِنِينَ

  • Guusha iyo libinta filan-waaga ah ee u dhalatay shacabka dulmi diidka ahee falastiin, miyaanay tusaale nool, yididiilo iyo rajo weyn u ahayn shacabka soomaali galbeed iyo NFD?

  • Maanta waa malin muslimiinta reer Palestine guuleysten Yahuudana alle u jabiyey kibirkooda 🇵🇸 Qof walbo muslim dhaba manta wuu faraxsan yhy Alhamdullilah

  • "Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha". ~Shiikh Mustafe.

  • Maanta oo kale waxa dhacday musiibadii ugu wayneeyd oo ah geerida Nabigeena Muxammad Sallalaahu Caleyhi Wasallam, sidoo kale Maanta waxay ku beegan tahay maalintii ay dhacday fidnadii ugu wayneeyd ee Islaamka soo martay oo ahayd fidnadii dad badan diinta uga baxeen oo Riddoobeen heer xitaa islaamka uu gaaray in la waayo balse Allaah usoo saaray islaamka (diinta) isla markaana Allaah uu ku badbaadiyay gacanta Abuubakar Sadiiq Allaah ka raali noqdee ka dib geeridii Nabiga SCW, markaas baa dad qaar u dabaaldagayaan waxay ugu yeereen dhalshadii Nabiga oo xitaa aan udabaal DAGIN saxaabada. Miyaynu ka jeclaan badan nahay Saxaabada Nabiga SCW, ma diidani in Nabiga la weyneeyo Balse waxa la diidaayo ayaa ah in Hal maalin oo kaliya loo shardiyo bes inta kale aan Nabiga SCW la waynaynin. Ku saliya Suubaneheena Sallalaahu Caleyhi Wasallam.