- Последний пост
- 10 янв. 2025 г.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
без подписи
Buuga Dhambaallada Quraanka Gacmo Furan... 025 Motivations & Somali books 📚
3 Su'aalood oo muhim ah sanadka dhammanaya 024 iyo midka bilamaya 025 - Maxaa kuu qabsoomay - Maxaa kaa qabyoobay & - Maxaa kuu qorshaysan! Motivations & Somali books 📚
Reference...
https://youtu.be/T_v0XAbPCiM?si=uauA9KQdhlqxq7Rk
Wakhtiga Firaaqada Ah... Waa wakhti qofku wax shaqo ah haynin. Sida Fasaxyada goobaha wax barasho ama shaqo. » Maalgasho wakhti kasta oo firaaqo ah oo ku soo mara » Kaga Faa'iidayso wakhtigaaga firaaqada ah ⏳ - Qaado dawraad diini ah - Baro xirfad cusub - Daawo muuqalo fa'iido le - Bookho goobo cusub.... Motivations & Somali books 📚
Reference...
https://youtu.be/xdpgbbGrhN0?si=6JC5X0kJ7m7Yk60o
Saddex Hadii aadan Saddex lagu darin waxba ma tarayaan 1) Shaqada Hadaan lagu darin joogtayn 2) Yoolka Hadaan lagu darin shaqo 3) Waxbarashadana Hadaan lagu darin khibrad... Motivations & Somali Books ❤️
Reference...
https://youtu.be/i2SV1tvkWo8?si=rauldnNggySC_0W6
⤿( 6 ) Balwad oo Aan Wanagsanayn Ka Fogaw Kana dheraw.✨ Waxay kaa dhigi donan hadanad iska hagaajin qof ma gudba oo waligii horumar gadhin. » Cabashada » Isbar bar dhigga » Dib u dhigashada » Isticmalka taleefonka » Xerada Nafiska [ Ku habi ahanshaha waxad hayso ] » Quusashada Motivations & Somali books 📚
Consistency Vs Intensity Qofku in uu dadaalo oo juhdi badan bixiyo waa wax aad u fiican oo uu natiijo fiican ku gaari karo. Waxaase dhici kartaa in aad muddo yar ka dib ka daashid oo aad wadi waydid. Hal ama labo maalmood oo aad Gym tagtid oo biro badan qaadid ... muruqyadu ku xanuunaan, kadibna aadan bil ku noqon! "Intensity" waa in aad muddo gaaban juhdi badan ku bixisid si aad u heshid natiijo deg deg ah. Haddii aad yar yaraysid juhdigaaga, laakiin aad joogtaysid ... maalinba inta aad qaban kartid, laakiin aadan ka daalin najiidada waxay kugu qaadan waqti dheer ... laakiin yoolkaagi waad gaaraysaa. Joogtayntu (Consistency) waxay ku baraysaa in aad yeelatid caado (habit) wanaagsan. Mar hadday caado kuu noqontana dhib kugu qaban mayso ... adigoo samayay baad arkaysaa. U jejebi natiijada aad rabtid in aad gaartid shaqooyin yar yar oo aad qaban kartid, joogtayn kartid, aadan ka daalayn, kuuna noqda caado aad qabatintid. Qaado nasasho markaad u baahatid si aad dib ugu karaar qaadatid. " وقليل دائم خير من كثير المنقطع " ..... Motivations & Somali books 📚
без подписи
без подписи
Buuga 10 Magac Q/02 Dhawaan Filo... Jimce & Buug Wakhtiga : 22:07 Caweysnimo Motivations & Somali Books 📚
Reference...
https://youtu.be/5XzL_h6mtE4?si=Zox_DyIGdVqnHtD_
7 Waxyaabood oo Qaabeya Shakhsiyada Qofka - Nooca buugaagta aad akhrido - Cuntooyinka aad cuntid si maalin la - Dadka inta badan aad wakhti la qaadato - Caadooyinka aad samayso si maalin la - Waxad doowato si maalin le ah - Deegaanka aad ku nooshahay - Hadafyada aad leedahay Mubaarak Hugur... Motivations & Somali books 📚
Qiso Iyo Qormo...