๐[๐ฅ๐ ๐ ๐ซ๐ฎ _๐ฉ๐ ๐ข๐ ๐ธ๐ซ]๐ยขะฝฮฑะธะธัโ ๐
ะกัะฐัะธััะธะบะฐ๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฒ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ 1 ๐ฌ๐๐๐๐ ๐ฑ๐๐๐๐๐๐น 2 ๐ฌ๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐๐๐ ๐ข 3 ๐ฌ๐๐๐๐ ๐ธ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ 4 ๐ฌ๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ฏโ 5 ๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ยฐ { ๐๐ฒ๐น๐ผ๐บ๐ฒ ๐๐ผ ๐๐ต๐ฒ ๐ฐ๐ต๐ฎ๐ป๐ป๐ฒ๐ } ยฐ
- ะะพัะปะตะดะฝะธะน ะฟะพัั
- 29 ะธัะป.
- ะะพัะปะตะดะฝะตะต ััะตะฝะธะต
- 15 ะฐะฒะณ.
- ะะพััะพะฒ ะทะฐ ะฝะตะดะตะปั
- 0
- ะัะตะณะพ ะฟะพััะพะฒ
- 20
- ะขะธะฟ
- ะพัะบััััะน
- ะฏะทัะบ
- ััััะบะธะน
- ะ ะบะฐัะฐะปะพะณะต ั
- 13 ะฐะฒะณ.
- 1/24ัััะบะธ ะฒ ะปะตะฝัะต
- 511
- 1/48ะดะฒะพะต ัััะพะบ
- 585
- 1/72ััะพะต ัััะพะบ
- 631
ะัะตะฝะบะฐ ะฟะพ ะฟัะพัะผะพััะฐะผ ะฝะตะดะฐะฒะฝะธั ะฟะพััะพะฒ: ะฟะพัั ะฝะฐะฑะธัะฐะตั ะฟะพััะธ ะฒัั ะทะฐ ะฟะตัะฒัะต ัััะบะธ.
ะะพััั
ุงูุณููููููููููููุงู ุนููููููููููููููู ูุฑุญู ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชููููููููููููย ููููููููููููุงุงุฎูุงูู๐ค๐ค โชย ๏ผช๏ผฏ๏ผฉ๏ผฎย ย โฆ๏ธย ๏ผต๏ผณย โ๏ธ ย ย @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ..๐๐บ ๐๐บ ๐๐บ๐๐๐ ๐๐ฝ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐บ๐๐๐พ๐ ๐๐บ๐๐ ๐๐บ๐๐บ๐ฝ๐๐บ๐๐๐ฝ.. ๐ซตโค๏ธ
Illaahay intuu abuuray Aduunka intaa dhex yaaca Adaan ku inshaartay qaali Udgoonkaagaa I deeqay Ahaantaadaa amaanan Inanyahay uurkiyo bogeyga Adaa abidkood la haaday Aynigaa intaasi uuman Intaas ugubee ordaaya Adaan ku inshaartay qaali ๐โค๏ธ
Marka aan ku dhoowraa Farxadeeydu dhalataa Dhoolahey cadaadaa Dhibaatadu dhamaataa Qalbiguna dhex yaacaa Dareen aan dhamaaneyn Dumar waad u dheer tahay Misna huuno dhumucdiyo Dhabanada dhalaaliyo Dhexda waad u sidataa. Kuma arag dhigaaguna Mid sidaada dhiineey La dhaceeyso ruuxdee Ha dhibtoonin waligaa Dhabeyshaan ku dhaataay ๐ธ๐โค๏ธ
โ Qalbigayga adigaa degay, Qof kale meel kuma lihid, Quruxdaada iftiin bay tahay, Qalbigaana qabsatayoo dagtay. Jaceylka aan kuu qabo, Jid dheer ma laha ee waa dhab, Joogitaankaagu waa farxad, Nolosheyda waxaad siisay sabab. Markaan ku arko waan ilowsadaa, Murug iyo madow oo dhan, Adigaa ah ruuxii aan rabay, Riyadaydii rumoowday baan.
Cishqigagii aan waayeey U culaayeye laabtaydaa Sow caawa uma aaloo Cawdayda guudkeeda Oo ciirsi uma waayin Oo maad cidlayn ruuxda Calankeeda kuu dhiibtay Markii aan casuumaayey Calmashadiyo dookhaga Anaa aan ku cuganaayey Caweysyadii kalgacalkeena Cirkaa daawashada gaara Ruuxaheena cabiraayaa Dareemaha ku culan maanka Fiid cawlka lagu ciidoo๐ฉ๐ปโ๐ฆณ
Malaha waa cilad ubaahan Dabiib iyo caawimaade Ciseyntiyo dabacsanaanta Dulqaadkiyo camalka fiican Dadbaa ka cadhooda maanta Canaantiyo ereyga diiran Dadbaa cuudkow garaaca. โโโ/โโโ/โโโ/โโโ/โโ
Adoo runta sheegi kara Maxaa shakhsi aad ahayn U sheegani waa sidee Shaxaadka adoo ku nool Shaqana aan weli qorshayn Inaad duni sheegataa Shil bay kuu qoolaysaa โค๏ธ๐ค๐๐
Ammintii khilaafkeena Arrinkii nakala gaadhay Eray haw Caleen goostay Ad adkeeyay ruuxdayda Balse way ahaan wayday Lambarkaaga eeg-eegay Naftan eedo badan saaray
Dabuubaha wax dhaawaca dibnahaagu yeey baran ๐ Dulmigiyo wax duudsiga ha daciifsan waligaa๐ค Dadka kii il daran ee xaaladuhu dabraayaan ๐ข Dacal kala hagaajiye haku daawan ๐ urugada Arrin dadaali kaa xigo caajis yaanu kaa duwin๐ซฉ Dadka kii hanweyniyo la saaxiib duruusaha ๐ฌ Dayaxaas lawada aadye haku harin daruuraha๐ซโ๏ธ Waa la doogsan doonaaye ha dambeynin waligaaโจ๐ฅ
๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ ๐ฃ๐๐๐๐๐ฅ ๐ฅ๐,๐๐๐ง ๐ค๐ฎ๐ฆ๐ ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐ง๐ญ๐ก๐ฒ ๐๐ฆ๐ ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐๐๐ ๐ก๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ญ๐จ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐ฌ๐ข ๐ค๐ฎ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฒ๐ ๐ฃ๐๐๐๐๐ฅ ๐๐ก๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐ ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ค๐ ๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐๐ญ๐ ๐ข๐ฑ๐ญ๐ข๐ซ๐๐๐ฆ๐ง๐ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐๐ฒ๐๐๐ฅ
โช๏ธ๏ธAfka loo sameeyee โช๏ธ๏ธSaa'id aan u kala tegin โช๏ธ๏ธGadhka lagu sagalayee โช๏ธ๏ธSanqaroorka lagu simay โช๏ธ๏ธSuuniyaha la soo goday โช๏ธ๏ธIndhaha lagu sargooyee โช๏ธ๏ธSidii Nebbi Saleebaan โช๏ธ๏ธLoo sameeyey keligii โช๏ธ๏ธSuuraddaadan oo kale โช๏ธ๏ธLaga sooc makhluuqii๐ปโค๏ธ
https://t.me/XIKMAD_MURTI_CHANNEL
caqabad walba oo Dhexdeena tal waxba ma aha mar hadii aan diyaar u nahay in aan is helno Mcnn..๐ฅบโค๏ธ
12 talo iga qaado walaalkei io wllshei mcn๐ฅโค๏ธ๐ 1: wiligaa waalidka haku caasin ๐โจ๏ธ 2: wiliga qof bani aadam ha dulminโฅ๏ธ๐ 3: diinta kudadaal โฅ๏ธ๐ 4: salaadaha waqtigeeda ilaaliโจ๏ธ 5: qof adag noqo oo sabar bdn ๐ 6: wiliga nolosha ha isku dhiibin si kasta oo kuu xumaysaโจ๏ธโฅ๏ธ 7: runta sheeg mar welba sabarna yeeloโฅ๏ธ 8: noloshada haku lumin naceyb. โ 9: daacad ahaaw wiligaa qofna ha qiyaamin. โณ 10: Niyad wanaag la nooloow. โ๏ธ 11: Naftaada u naxariiso. โค๏ธ 12: Waqtiga si xikmad leh u isticmaal. ๐
Xurman wali ku haya๐ญ Xisana ku qabaa ๐ซถ Xusustii igama tagin๐ Xanunkad igu ridiyo ๐ค Xiliga wali kugu nicin ๐ซถ๐ธ Xgeyga gobad thy โค๏ธ Xumana kuma qabo ๐ซถ๐ญ Xageyga gobad ka thy โค๏ธ๐คด
ุงูููู ุฅูุง ูุณุฃูู ุงูุฌูุฉ ูู ุง ูุฑุจ ุฅูููุง ู ู ููู ูุนู ู ููุนูุฐ ุจู ู ู ุงููุงุฑ ูู ุง ูุฑุจ ุฅูููุง ู ู ููู ูุนู ู ุจุฑุญู ุชู ูุฌูุฏู ููุฑู ู ููุถูู ูุง ุฌูุงุฏ ูุง ูุฑูู ุงูููู ูุง ุณู ูุน ุงูุฏุนุงุก ูุง ุฐุง ุงูู ู ูุงูุนุทุงุก ุงูููู ูุง ุชุฏุน ููุง ุฐูุจุง ุงูุง ุบูุฑุชู ููุง ู ุฑูุถุง ุฅูุง ุดููุชู ููุง ู ุจุชูุง ุงูุง ุนุงููุชู ููุง ุถุงูุง ุงูุง ูุฏูุชู ููุง ุญุงุฆุฑุง ุงูุง ุฏููุชู ููุง ุขูู ุง ุงูุง ุฒูุฌุชู ููุง ู ูุชุง ุงูุง ุฑุญู ุชู๐คฒ
ุงูุณููููููููููููุงู ุนููููููููููููููู ูุฑุญู ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชููููููููููููย ููููููููููููุงุงุฎูุงูู๐ค๐ค โชย ๏ผช๏ผฏ๏ผฉ๏ผฎย ย โฆ๏ธย ๏ผต๏ผณย โ๏ธ ย ย @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ..๐๐บ ๐๐บ ๐๐บ๐๐๐ ๐๐ฝ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐บ๐๐๐พ๐ ๐๐บ๐๐ ๐๐บ๐๐บ๐ฝ๐๐บ๐๐๐ฝ.. ๐ซตโค๏ธ
Waqtiga iyo Dareenkuba waa wxa ugu Quruxda iyo Qiimahaha Badan Ee Aad siin karto qofka Aad jeceshahay๐๐ฅฐ
ยฐยฐยฐยฐยฐ ๐จ๐๐๐ ๐ฝ๐บ๐ ๐๐ ๐บ๐บ๐ฝ ๐๐บ๐ฝ๐บ๐ ๐๐บ๐ ๐ฟ๐บ๐๐บ๐๐๐ " ๐ฌ๐๐๐๐บ๐ ๐๐บ๐๐๐บ๐ ๐๐บ๐ ๐บ๐บ๐ ๐๐บ ๐บ๐๐๐ ๐๐บ๐ ๐๐บ๐ป ๐๐ ๐บ๐บ๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐บ ๐๐ ๐๐บ๐ป๐ป๐๐๐๐บ๐๐ ๐บ๐๐บ ๐บ๐บ๐ ๐ ๐พ๐พ๐๐พ๐๐, ๐๐บ๐บ๐ ๐๐ ๐๐บ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐พ๐พ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐บ๐ ๐๐บ๐๐๐บ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ผ๐ฝ๐, ๐ง๐บ๐ป๐พ๐พ๐ ๐บ๐๐๐ ๐๐'๐บ๐บ๐ ๐๐บ๐ฝ๐บ๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐บ ๐ป๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐บ๐๐บ ๐๐๐๐๐, ๐จ๐๐๐๐๐บ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฝ๐บ๐ ๐๐๐ฝ ๐ผ๐บ๐๐-๐ผ๐บ๐ฝ, ๐ป๐บ๐ ๐๐พ ๐ผ๐บ๐๐๐๐๐๐ ๐๐บ๐ ๐ฝ๐บ๐๐ป๐พ ๐๐บ๐๐๐บ๐ ๐๐บ๐๐๐๐๐๐... ยฐยฐยฐยฐ
Xiriir aan khilaaF lahayn ma jiro, waa uun laba isku samray oo aan marnaba kala quusanโค๏ธ๐๐ป