tgindex
THe FUTURE |🌍|المستقبل

THe FUTURE |🌍|المستقبل

Статистика

"Mustaqbalkda waxa goaamin doona waxyabaha hada aad jeceshy sameyntooda" Kusoo dhaww halkaan waxa aan ku howlanahnay ina idiin soo gudino waxayabo idinka ka kaaba mustaqbalkina Asxabtada la wadaag link kanalka 🛂 👇👇👇👇 [@Mustaqbalkaabe]

Последний пост
31 дек.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
2 372
−4 за 3 дн.
Сутки
−1
−0,04%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 076
20 постов
Вовлечённость
87,5%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Waxaa saacado yar kadib bilaabmi doona sannadka 2026 Ilaahey waxaynu waydiisaneyna inuu sannadkaan inoogu bilaabo khayr inooguna dhamaado khayr Sannadkii tageyna ilahey dambigeena ha dhaafo gafafkeenii io sayi’aadkeenii Dheh aamin

  • SALAADA💔

  • SAAXIIBKA WANAAGSAN 1. Cumar binu Khaddaab RC wuxuu yidhi: "Islaamka kaddib, addoonka lama siiyo nimco ka wanaag badan saaxiib wanaagsan. Midkiin haddii uu walaalkii ka arko kalgacal, haku fara adaygo." 2. Shaafici AHUN wuxuu yidhi: "Haddii aad leedahay saaxiib kugu caawiya khayrka, ku mitid oo ha sii dayn." 3. Luqmaan Xakiim ayaa isna kula dardaarmay wiilkiisii: "aabbe iimaanka kaddib waxa ugu horreeya ee aad raadinaysa ha noqdo saaxiib wanaagsan waayo waa sida geedka oo kale, waana saddex mid uun: in aad hadhsato, in aad midho ka goosato iyo in aad ku badbaaddo oo aanu ku gaadhsiin wax dhib ah." Saaxiibka midka ugu fiican waa kan kugu haga kheyrka, wanaaga iwm. Iska fiiri cidda aad la saaxiibayso, maxaa yeelay saaxiibkaa wuxuu yahay ayaa adigana noqonaysaa.

  • ﴿إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ ۚ ذَٰلِكَ ذِكْرَىٰ لِلذَّاكِرِينَ﴾.🌙🤍... {Camalka Wanaaggu waxa uu Fogeeyaa Xumaanta,Taasina waa waano u ah Ciddii wax Xusuusata}..🥰 Subax wnagsan🥰 .👇👇.Halkaan taabo 👇👇 ↪️🚸@Mustaqbalkaabe 🛂↩️

  • Dadka aduunka korkiisa saaran oo dhan waxay jecelyiin inay helaan midhaha guusha oo macaan ah🍀🌸 iyagoo is diidsiinaya  inay dhadhamiyaan qadhaadhka guul darada😴🏵

  • Taaz ku xisaabtan😌

  • https://t.me/banaatcafifataldiin

  • Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Xaqa Muslimku Muslimka kale uu ku leeyahay waa Lix; 1. Haddii uu la kulmo waa salamaa. 2. Haddii uu u yeero waa ajiibaa. 3. Hadduu talo waydiisto waa la taliyaa. 4. Hadduu hindhiso oo uu ALXAMDU LILAAH dhaho YARMAKULULAAH ayuu u yiraahdaa. 5.Haddii uu xanuunsadana waa booqdaa. 6. Haddii uu dhintana janasadiisa ayuu racaa".

  • Marwo kastaa waxay u qalantaa nin noocan oo kale ah. 🥹♥️🌼

  • xiriirka ugu wanaagsan ee mudan in la xoojiyo waa xiriirka ilaahay kaala dhaxeeyo , marwalba oo aad usoo dhawaato wax walba way kuu hagaagi .🌸🫀🥹

  • ♤BALLAN_KA_BAXYADAYDII♤ Astaanta DambiDhaafka Waxa aan Si Fiican U Fahmay Mar aan Baadhayey Kutubta Ka Hadasha Siirada Suubbanaha . Cumar binu Khaddaab, Muslimiinta waxa Uu Ku Dhibi jiray Diinta, Ushiisii Xoogganayed ayaa Uu Dhabarka Kaga Garaaci Jiray Jaariyaddiisii, Kamana Joojin jirin ilaa Uu Daalo , Marka uu Daalana waxa uu Ku Odhan jiray: "Kuma Daayeen Ee Waa Daalay" Muslimiinta waxa ay aaminsanayeen Dameerka Khaddaab oo soo islaama Ayaa Ka Dhow islaamnimada Cumar, waayo aad ayaa uu u Necbaa Diinta islaamka,intaas Kadib, Alle ayaa u Furay irridaha Dambidhaafka,waxa aanu isu Rogay Cumar Faaruuq ,Halkee ayay aaday Ushii uu Dhabrka Kaga Garaaci Jiray Addoomahiisu? Ilaahay ayaa Ka Dhaafay!! Khaalid Binu Waliid ayaa Fantay Buurta Uxud Dagaalkii Uxud, Sababtiisana Waxaa Ku Baxay Cabdillahi Binu Jubayer, iyo Raggii Kale ee Kula Jiray Dhufayska, Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in ay Soo Gaadhay, Muslimiinta Guuldaradii Ugu weynayed, Mudaddii uu Hogaaminayay Nebigu, ,Waxa La Dhaawacay Nebiga, Madaxa ayuu Nabar Kaga Dhacay, Dhooshiisa La Jebiyay ,Diricii uu Xirnaa Wajigiisa Sharafta Leh ayuu Nabarro Gaadhsiiyey . Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in La Daadiyo Dhigii Suubbanaha Salalahu calyhi wasallam, nebiga waxa uu Dhahay: (اشتذ غضب الله على قوم دموا وجه رسوله) "Cadhada Alle ,waxa ay Ku adkaatay Qolo Dhiiig Ka Keenay Wajiga Rasuulkiisii) Iyada oo waxaan oo Dhibi Soo Gaadhay, nebiga ayaa Hadana Waxaa Lagu Yidhi: " arrinkaan Talo Kuma lihid .Alle Waa Uu Ka Towbad aqbalayaa, ama waa uu Cadaabayaa,maxaa Yeelay waa Dulmifalayaal" Khaalid waxa uu Kamid Noqday Qolyihii Laga Towbad aqbalay ee Loo Dambidhaafay ,Khaalid Waa uu Islaamay , waxaana u Dambi dhaafay Allaha QAFUURKA AH,, Dagaalkii Uxud Muslimiinta in ay Jabaan isaga ayaa Sabab u ahaa ,Balse Waxaa uu isu Rogay Seeftii Alle Ee Bilaa Galka ahayed, Dhiiggi uu Ku Daadiyey Xaqdaradda iyo Dhibkii Dartii U soo Gaadhay Nebiga Rabbi Baa Ka Dhaafay. #kitaabka_10_magac #Darsiga_111aad

  • ] • Fadliga iyo  jecleysiga ku yimid cadeyga.... Hooyadeena Caa'isha (Allaha haka raali noqdee) ,waxay tiri: wuxuu yiri Rasuulkii alle Naxriis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee:- "Cadaygu waa nadiifiyaha afka, Allah Sareeyena wuu raaligaliyaa". (Al-Imam axmed iyo Nisaa-i)

  • Noqo qof wanaagsan

  • Sufyaan sawri wxa uyidhi Alle ha unxriiste (Anigu waxn ku farxaa markuu hbeenku soo galo wxa kla mahane san dadka Argtidoda uga nasto )yacnii wxu Aha qofka hbeenkii cibaadysta .....❤️🥹

  • Noloshu waxa ay I bartay in aanan waydiin Beenaalaha: Maxaa beenta u sheegtay ? Sababtoo ah waxa uu iigu jawaabayaa been kale

  • *Dhamaadka Yuhuuda

  • Alle {swt}wuxu yiri Rasuulkii Allow ugu waran Adoomadayda in aan ahay Anigu mid Dambi dhaafis badan oo Naxariis badan🥺

  • 🥹❤️🫶🏻

  • قال رسول الله ﷺ: ❪لَزوالُ الدُّنيا أهونُ على اللهِ من قتلِ رجلٍ مسلمٍ❫ صحيح الترمذي Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Adduunyadu inay baaba'do baa ilaahay agtiisa kala sahlan qof Muslima in xaqdarro lagu dilo.❫ Adduunyada oo dhan maalkeeda, daaraheeda, ganacsigeeda iyo oo wax kastoo ku sugan dhammaan inay wada baaba'doo la waayo baa ilaahay agtiisa kala sahlan qof Muslim ah in xaqdarro lagu dilo.

  • Waa Sababta adoonka ilaahay Hanuunkiisa uu ku heli karo ,Inuu Allaah xaggiisa U Laabto❤