DHAMBASHA DHALINTA
Статистикаبسم الله Chanalka waxaa loogu tala galay in dhalinta soomaliyeed lagu wacyi galiyo laguna jiheeyo xaga diintooda Ka qayb qaad faafinta diintaada sharaftu waxay ku jirtaa inaad diintada Links https://t.me/dhambaldhalinta
- Последний пост
- 15 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 3
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 21
- 1/48двое суток
- 24
- 1/72трое суток
- 25
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
видео или голосовое, без подписи
"subax kasta aad soo toosto ilaahay wuxuu fursad kuusiinayaa inaad kasoo noqoto dunuubtaadi badnayd "
qaybtii 2aaad fadlan qaybtii hore soo akhriso waa hadaadan akhrisan xalka wuxuu dhawr qodon inla sameeyo 1. waaa inay ciyaalkeena aad uga fikirtaaa wakhti badan ku bixinaa hab fikirkooda dhisnaa oo hagaajinaa dadkii wanaagsan iyo salafkii ku xidhnaa 2. waaa inaan barnaa aduunka inuu yahay meeshi aakhiro loo marayay ee uuna ahayn kii kaliya e loo dhibaaatoon lahaaaaa 3. inaaan diinta barnoo inuu ku dhaqmo kula dadaashid salafkii iyo cibaadooyin ay sameen inuu barto 4. waxa ugu wanaagsan e la beerto dad ayaa ugu fican lkn wuxuu u baahan yahay wakhti sabir badan ku darso wixii aad isleedahay way korinayaa maskxadiisa ✍wllkiin cabdiraxmaan
Eebbe wuxuu kaloo leeyahay: { قُلْ إِنْ كُنْتُمْ تُحِبُّونَ اللَّهَ فَاتَّبِعُونِي يُحْبِبْكُمُ اللَّهُ وَيَغْفِرْ لَكُمْ ذُنُوبَكُمْ macnaha:- Waxaad ku dhahdaa: Haddii aad Eebbe jeceshihiin i raaca, Eebbe wuu idin jeclaan wuuna idiin dambi dhaafi } [Aal‑Cimraan: 31]. Aayaddan waxay muujinaysaa in jacaylka runta ahi uu yahay midka ku raacinya nabiga Muxammad ﷺ
Islaamku waa diin dhamaystiran waxaana lagu dhisay ku‑daba‑socodka nabiga scw iyo ka‑tagidda bidcadda. Diintu way dhammaystiran tahay wax nuqsaaan ah kuma jiro Nabigeenna Muxammad ﷺ wuxuu inna soo gaadhsiiyay farriintii iyo ammaanadii ilaahay usoo dhiibay Qofkii bidco kusoo kordhiya Islaamka oo u arka inay wanaagsan tahay, wuxuu sidaas ku leeyahay: diintu ma dhammaystirna e' Nabiga ﷺna farriinta nama gaadhsiin — taasna waa been! Eebbe wuxuu leeyahay: { الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا ۚ macnaha :- Maanta ayaan idiin dhamaystiray diintiinna waxa kale idiin taam yeelay nimcadayda diinta islaamkana diin ayaa raali idinka noqday } [Al‑Maa’ida: 3].
mid kamid arimaha murugada leh ayaa ah ✅ faca koraya (jiilka soo kacaya) inbadan oo kamid ah waxay noqdeen kuwa ka fikira kaliya wakhti badana galiya sida ay u heli lahaayeen lacag iyo aduunyo badan waxaad arkaysa iyaga oo ku dhahaya wax walba ayaa samayn si'aan lacag u helo dhibka xaguu ka jiraa!? waxa uu ka jira waa in maskaxdooda lagu wayneeyy aduunka hab fikirkooda loo dhigay inay aduun ka fikiraan markaan ka mashquulnay telefoona loo dhiibay taas ayay dhaxal siisay sidee saxd ah ee la rabo waa sidee qaybt 2aad la soco
→ Dadku waxay ku xidhaan farxadda muusigga iyo waxyaalo kale oo xaaraan ah → Laakiin kii sameeyay biyaano wuxuu ku dhintay ismiidaamin (isdaldalaad ) →Farxadda dhabta ahi waxay ku jirtaa Kitaabka Alle swt → Ha udirin heeso qof kale Qofka aad jeclaatay looma diro dambi iyo heeso
“Ka nadiifi taleefankaaga waxyaabaha xaaraanta ah, Geeridu waxay ku timaaddaa si lama filaan ah, Dambiyadaaduna waxay sii socon doonaan…”
guushu waxay ka bilaabataa inaad hagaaniso xidhiidhka adiga iyo ilaahay idina inaad hagaajiso kawna wax aah salaada
Ma jirto sabab aad dareenkaaga iyo waqtigaaga ugu dhumiso qof horey u gaaray heerkii ugu sarreeyay nolosha. Haddii aad u murugootay ka bixitaankii Ronaldo ee tartamada ama aad ku faraxday guuldarradiisa, xusuusnow in isagu uu u laabanayo nolol raaxo leh, qasriyo iyo qoyskiisa, halka adiga noloshaadii sidii ay ahayd ay kuu sugayso. Ha u sacbin qof taajir ah oo guul-darreystay, waayo isagu wuxuu haystaa wax kasta oo uu u baahan yahay. Casharka weyn ee halkan ku jira waa inaan nolosheenna dhabta ah diiradda saarno halkii aan waqti ku bixin lahayn dad aan xitaa na aqoon. Dadka caanka ah guushooda iyo guuldarradoodu waxba kaama beddelayso adiga, markaa ka shaqee sidii aad adiguna u dhisan lahayd mustaqbal ifaya oo aad ku qanacsan tahay, intii aad saacado badan ku dhex jiri lahayd doodaha baraha bulshada.
maalin kasta uu waagu kuu baryo waxay tilmaamaysaa dhawr qodob 1. inaad aaakhiro u dhawaatay 2. in wakhti kugu socdo hal ilbidhiqsi ee kaa taga waa qayb kaa tagtay sido kale waxay fursad kuu siinaysaa inaad samayso 1. xisaabtan naftaada ah oo =inaad naftaado xisaab la gasho maxay ka gaabisay waajibaadkii ilaahay saaray 2. inaad naftaada hormar ku samayso meel sare gaadhasiiso
Jaamacaduhu ma soo saaraan culimo, balse waxay ardayda baraan aas-aaska aqoonta oo keliya ✅ Culimada waaweyn ee wakhtigan jooga waxay dhiseen aqoontooda iyo cilmigooda ka dib markii ay ka soo baxeen jaamacadaha
Dumar badan oo taageera aragtida feminism-ka waxaa ay u maleeyaan in ay badbaadoodii ku jirto aragtidaan, Nasiib daro maanta baraha bulshada waxaa ka buuxo dumarkii shalay u olaleyn jiray aragtidaan oo ka qoomameynaayo iyaga oo hadda ka noqday aragtidaas oo ku qancay hogaanka ragga. Weliba waa kuwo aanan muslimiin ahayn. Aragtidaan Feminism-ka waxaa ay sideeduba taageertaa ragga, Haddii Naxriista Alle iyo fadligiisa Islaamnimadu ahaan lahayn Aragtidaas feminism-ka faa'idooyinka ay ragga u xambaarsantahay darteedii waala aqbali lahaa, Labadaan qof isbarbardhig; Ninka aragtidaan kasoo horjeeda feminism-ka ee soomaaliga ah, Waxaa dushiisa saaran culeyskaan; 1-Si uu u guursado waa in uu xoriyad dhaqaale haystaa 2-Masuuliyada reerka oo dhan isaga ayaa laga rabaa 3-Masuuliyada gabdha oo dhan waa isaga dushiisa. 4-Isha dhaqaalaha ee qoyska dhan waa ku keligiis 5-Dhib kasto waa in isaga uu xaliyaa 6-Haddii uu kasoo bixi waayo intaan waa in uu tahriib aadaa oo halis galaa ama Askarnimo waa in uu u qortaa masuuliyadahaas darteed. Yaa halkaan ku faa'iday? WAA GABDHA. Waxaa laga doonayaa gabdha in ay GURIGA iska joogto oo howlaha gurigaas bes qabato, Weliba howlahaasi waa Ixsaan, Waajib diini kuma ahan. Nolal free ah ayey iskaga nooshahay sida boqorada oo kale, Bisha soo socoto DAHABKA ay xiran lahayd ayey ku fekeraysaa. Waxaa gabdhaan keliya laga doonayaa in ay NINKEEDII niyada u dhisto oo ay ADEECDO si culeyskaas dhan uu xambaarsan yahay uu u hilmaamo. Haddii ay gabadhu arki wayso nimcadaas oo ay dhahdo, Waa been dumarka kuma faa'idin kusoo dhowoow gabdha ay raggu jecel yihiin ee feministiga ah bal eeg; Ninka aaminsan aragtidaan ee guursaday gabdh Feminist ah; 1-Wuxuu helay gabdh arooskeedii la baxeyso 2-Gabdh aan meher ka dooneyn 3-Gabdh kirada guriga share kula ah 4-Gabdh aan shopping ka rabin 5-Gabdh wax weliba share kula ah 6-Gabdh aan lacag ku waydineyn 7-Gabdh aad deyn ku yeelaneyso haddii kirada ay bixin wayso Ninkaan guursaday gabdha feministiga ah WAX CULEYS AH oo dhan dusha kama saarno, Waa uun sida qof helay qof SAAXIB la'a ah oo kale, Haddii aad isfahmi waysaan gabdhaan waad kala tegeysaan, Xitaa STRESS malahan waayo dhib kuma jiro awalba SHARE ayaad la ahayd. Yaa halkaan ku khasaaray waa GABDHA. Laakiin waxaa aduunka wareeriyey; MUNAAFIQIINTA feministiga ah ee doonaya ''In ay isku haystaan diinta feminism iyo tan islaamka'' MUNAAFAQAAS ma shaqeyneyso. Dumarka si dhab ah usoo arkay xaqiiqada Nolasha ee suuqa ka jirto, Aragtidaan way ka fogaadaan xitaa lama maqalsiin karo FEMINISM, Sababtoo ah waa culeys iyo Stress oo dumar aysan ka bixi karin, bal eeg; Gabdh ka walwaleyso in ay kirada guriga bixiso iyada oo uu nin qabo, Oo subax kasto shaqo u carareyso. Gabdh ku dhaheysa ninkeyga ayaa deyn iigu leh, Korontada ma bixinin. Lol Xaqiiqdii, Si kasto aad aad ugu dul wareegto Nolasha dhulka iyo afkaar weliba ma jirto wax uu Illaahay reebay oo waxyar nafci ah laga helaayo, Stress, Buuq, qalbi xanuun bes ayaa laga dhaxlaa iyo oon aan dhammaad lahayn, Qofkii jecel aragtidaas wuu soo dhadhamin karaa ileen cadaabtu qofk isaga ayaa soo arkaaye. ------------------ Qoraalkaan ma quseeyo MUNAAFIQIINTA FEMINISTIGA ee raba in ay isku helaan laba diin oo kala duwan, Islaam iyo feminism. (Hal dhinac waa in loo go'aa). Haddii aan muslim nahay ''Kusoo dhowoow Nolasha qawaamada RAGGA, iyo boqortooyada DUMARKA. Haddii la dhaho FEMINISM ayaa rabnaa ''Waa in loo qataa sida saxda ah'' si loo arko midka ku jabayo aragtidaan.
qurux dhabta ah waa iimaan iyo akhlaaqda wanaagsan ee maha midabka iyo muuqaalka qofka
ha mooganaan soonka maanta iyo barri gaar ahaan barri nabiga scw wuxuu dhahay sanada dambigeeda inuu ilaahay iigu dhaafo rajaynaya
niyada mar walba cusboonaysii maxaad ku cusboonaysiinaysaa? 1. inaaad cilmi barato mid maadi ah iyo mid dion ahba 2. inaad ku camal fasho wixii aad baratay 3. inad dadka barto wixii aar baraty taasina waa shayga hormarka ku gaadhayno
inkasta mashquulka nagu badan yahay waxaan isku dayi doonaan inaan qoraal Keenii dib u bilawno
talada ugu qaalisa ee sabab nolol wanaagsan iyo mid guul leh waa noqo mid run sheega ah mar walba iyo noloshaaad hormari oo dhis naftaada istaag la' aan
🕌 “Qofkii salaadda uga tago Koobka Adduunka dartii, adduunyada oo dhan ma anfici doonto Maalinta Qiyaame.”
Hala saaxiibin ilaa qof sirtaada qariinaya mooyee Ceebtaada asturaya Wanagaaga faafinaya Xumaantaada qarinaya Hadaad waydo qof intaa leh hala sxp qofna naftaada mooyee