tgindex
Khawarij_wase

Bartan telegram waxa idinkugu sogudbin dona macluumad ubadan jabka khawarij

Последний пост
13 июл.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
1 740
−8 за 3 дн.
Сутки
−3
−0,17%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
497
21 постов
Вовлечённость
28,6%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • 13 июл.61982из codkaCQS

    Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal guuleystay oo lagu beegsaday labo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta. Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dilaan hal dhagarqabe, iyagoo dhaawacay dhagarqabihii kale, wuxuuna howlgalkaasi u dhacay sidii loo qorsheeyey, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamadii fuliyey howlgalka.

  • 13 июл.505из codkaCQS

    WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ka fuliyey deegaanka Baqdaad ee hoostaga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta, waxaana lagu dilay laba horjooge iyo 14 dhagarqabe oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ah. Sidoo kale, ciidamada ayaa nolol ku qabtay laba horjooge oo kale oo ka tirsan Khawaarijta. Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay hub iyo qalab ciidan oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta u adeegsan jireen weerarrada iyo dhibaateynta dadka rayidka ah. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay sii wadi doonaan howlgalada lagu ciribtirayo Khawaarijta, si loo xoreeyo deegaannada ay weli ku dhuumaaleysanayaan, loona xaqiijiyo amniga iyo xasilloonida guud ahaan dalka.

  • 13 июл.4692из codkaCQS

    WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ka fuliyey deegaanka Baqdaad ee hoostaga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta, waxaana lagu dilay laba horjooge iyo 14 dhagarqabe oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ah. Sidoo kale, ciidamada ayaa nolol ku qabtay laba horjooge oo kale oo ka tirsan Khawaarijta. Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay hub iyo qalab ciidan oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta u adeegsan jireen weerarrada iyo dhibaateynta dadka rayidka ah. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay sii wadi doonaan howlgalada lagu ciribtirayo Khawaarijta, si loo xoreeyo deegaannada ay weli ku dhuumaaleysanayaan, loona xaqiijiyo amniga iyo xasilloonida guud ahaan dalka. #Dhammaad

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • без подписи

  • 13 июл.4102из codkaCQS

    без подписи

  • без подписи