dhabar adayg ๐
ะกัะฐัะธััะธะบะฐWixi aad joogteyso wey ku joogteyaan ๐ง ๐๐ฏ๐คโ๏ธโ๏ธโจ The expert at anything was once a beginner.โ โย Helen Hayes @oNolosha
- ะะพัะปะตะดะฝะธะน ะฟะพัั
- 15 ะฐะฒะณ.
- ะะพัะปะตะดะฝะตะต ััะตะฝะธะต
- 15 ะฐะฒะณ.
- ะะพััะพะฒ ะทะฐ ะฝะตะดะตะปั
- 1
- ะัะตะณะพ ะฟะพััะพะฒ
- 23
- ะขะธะฟ
- ะพัะบััััะน
- ะฏะทัะบ
- ะฐะฝะณะปะธะนัะบะธะน
- ะ ะบะฐัะฐะปะพะณะต ั
- 13 ะฐะฒะณ.
- 1/24ัััะบะธ ะฒ ะปะตะฝัะต
- 7
- 1/48ะดะฒะพะต ัััะพะบ
- 8
- 1/72ััะพะต ัััะพะบ
- 8
ะัะตะฝะบะฐ ะฟะพ ะฟัะพัะผะพััะฐะผ ะฝะตะดะฐะฒะฝะธั ะฟะพััะพะฒ: ะฟะพัั ะฝะฐะฑะธัะฐะตั ะฟะพััะธ ะฒัั ะทะฐ ะฟะตัะฒัะต ัััะบะธ.
ะะพััั
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ ๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

Channel photo updated
โจ๐ casharo nololeed Hadalka iyo ficilka kala saar, qofku hadalku ku dhahaayo waxaa ka muhiimsan ficil kiisa. In waxwalba Aadan u qaadan in adiga ay toos kugu socdaan so personal ha u qaadanin waxwalba . Mushkilad ama wanaag kaa raadiso baad heli hadba waa sida ama dhinaca aad ka eegto. Qof walba oo nolosha ku so mara waa Nimco , casharo ayaad ka baraneyso. Comfort zonekaga ka bax , in maalintada wax cusub barato , meel cusub tagi karto ama shey aad aaminsaneyd in aad badali karto . ๐โค๏ธ@oNolosha
"Mahadsanidiin 100K 2K inooga Dhiman Caawa Intii aan hore Subscribe Inoo dhihin Cimaamada hanagu turaan ๐ https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=WdGxDHryiWb9nufN
xuseen binu axmed binu jacfar shiikhi la oron jiray oo ku magac-dheeraa ibnu baqdaadi wuxuu ahaa caalim habeen iyo maalinba wehel ka yeelan jiray qalinka iyo warqadda siduu waqtiga u qiimeyn jirayna waxaa wax inoogu sheegay qadib al baqdaadi oo wuxuu yiri: " ibnu baqdaadi shiikhii la dhihi jiray waligii dhinaca dhulka muu dhigin oo hurdo darteed gogosha uma uusan hagaajisan ilaa luloodo oo hurdada ka tan badato mooyee" ~ habeen kama tagin kuwii hore. taasi waxey innagu baraarujin in aynu waqtiga ka faa'iideysano wax adduun iyo aakhiro ina anfacaya labadaba.โจ๐ @Nafogaan๐ซต๐
wuxuu lahaa nayruushi : wadaaddada dumarkoodii aqoonta ka doorbiday haddaan afhayeen u noqon lahaa waxaan oran lahaa : saqda dhexe habeenkii anoo saamaleylo soojeed ku raago sadarrada kitaabkiyo sirta nolosha dhuuxaa iga roon sariir iyo uunsiga wax saaqiyo wehel aan la seexdiyo sawjad ii xalaaliyo salli lay hagaajoo suubban aan ku weheshado . ~ Habeen kama tagin kuwii hore @Nafogaan๐ซตโค๏ธ
โจ shiikha la oron jiray khaliil binu axmed oo ku magac dheeraa alfaraahidi oo qarnigu noolaa ka mid ahaa culimadii aqoonta loo daba fadhiisan jiray ayaa laga hayaa: ย "nolosheedaย saacadda iigu daran waa waqtiga wax cunaayo waayo waxaan awoodi karin inaan wax aqriyo inaan wax qoro iyo inaan wax dhigto ama dhigo iyo inaan cibaadaysto toona " ~ Habeen kama tagin kuwii hore๐ @Nafogaan๐ซตโค๏ธ
Waa maalin cusub, fursad cusub, riyooyin cusub. Ilaahey mahaddiis waa inoo nasiib kale oo aan ku hormari karno, qalbigeenna nadiifin karno, rajo cusubna ku noolaan karno. Ha u ogolaan wixii shalay kaa niyad jabiyay inay maanta kaa hor istaagaan guushaada. Ku bilow farxad, rajo iyo dadaal! โค๏ธ @Nafogaan๐ฅฐka hel wax isbaddel kugu abuura
"Cadaadiska nafsiga ahi waxay qofka ka baddalaan madadaalo iyo kaftan badan, waxa ayna u baddalaan aamusnaan badan." @Nafogaanโค๏ธ
"Dhab ahaantii waxaa idiinka yimid xagga Eebbe nuur iyo kitaab cad."๐ Qurโaanku wuu dejinayaa nafta: Qof kasta oo Qurโaanka akhriya, fahma, kuna dhaqma wuxuu dareemayaa xasillooni iyo kalsooni Alle ku xiran. Xuska Alle wuxuu dejiyaa quluubta @Nafogaan๐ซต
Maalin maalmaha ka mid ah waxaad gaadhi doontaa qorshahaaga. Waxaad ka dhabayn doontaa riyadaada. Waxaad ku nasan doontaa dadaalkaagii. Waxaad ku faraxsanaan doontaa wixii aad hore u qabatay. Waxaad wakhti la qaadan doontaa qof kasta oo aad jeceshahay. Maalintaas kama wer-weri doontid wixii aan hore kuugu qabsoomin, waayo waxaad la dhacsanaan doontaa waxa gacanta kuugu jira. Maalintaas waad gaadhi doontaa insha Allah. Alle nabad-qab hakugu gaadhsiiyo aamiin. โค๏ธ @Nafogaan๐ku xidhnow marwalba
ูุงุฑุจ ูุง ุชุบูุจ ุดู ุณ ููู ุนุฑูุฉ ุฅูุง ูุฏุนูุงุชูุง ู ูุฌุงุจุฉุ ููููุจูุง ู ุฌุจูุฑุฉุ ูุฐููุจูุง ู ุบููุฑุฉ ๐ฟโจ
Maalinta iyo habeenka jimcaha badi oo ku celceli salliga xabiibkeena muxmed ( n n k h ) ุงูููู ุตูู ุนูู ู ุญู ุฏ ูุนูู ุงู ู ุญู ุฏ ูู ุง ุตููุช ุนูู ุงุจุฑุงููู ูุนูู ุงู ุงุจุฑุงููู ุงูู ุญู ูุฏ ู ุฌูุฏ โค๏ธโค๏ธ @anfacnaftaada23๐ฅฐ waa madal aad ka helayso wax ku badela idamka Alle.
Ha iloowin digriga Alle Ha iloobina inaad tidhaahdaan "ุจุณู ุงููู" kolkaad maryihiina Xidhanaysaan. Gaashaan kaaga yahay magaca Alle Shar walba il, Xasad imw. Ha iloobina inaad meel walba oo uu imaamku marayo aad kala qabsan kartaan salaada Xitaa iyada oo la sujuudsan yahay! Ha iloobina inaad ka fikirtaan digri waliba iyo Aayad walba dhaxdeedaย Xilliga Salaada, hadaad Salaad walba samayso waxad is arki doontaa adiga oo diirada wax waliba saaraya, waxaan dareemaysaa shucuur teeda ugu quruxda badan ee binu'aadam dareemo, waxaadna gaashaan uga noqonaysaa Sharta Shaydaanka. @anfacnaftaada23โค๏ธ
ะฑะตะท ะฟะพะดะฟะธัะธ
Dabeecadda wanaagsani waxay dabooshaa camal xun oo badan, sida dabeecadda xuni ay u daboosho ama u aqriso camal badan oo wanaagsan. Xikmad hore @anfacnaftaada23๐ ka dhigo wehelkaaga kana korodhso wax ku anfaca