tgindex
Zuldan Media
@suldan_aКнигиарабский

لئن كان في الدنيا نعيمٌ فإنما هو العلمُ بالرحمانِ جل جلالهُ

Последний пост
12 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
2
Всего постов
24
Тип
открытый
Язык
арабский
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
2 247
−2 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
610
22 постов
Вовлечённость
27,1%
к подписчикам
Постов в день
0,3
всего 24
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
142
1/48двое суток
162
1/72трое суток
175

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Ma jiro wax uu qofka Muslimka ahi uga baahi badanyahay danbi dhaaf & raalli ahaanshaha Alle.

  • "اللهم اكتب لنا خير هذا اليوم، واصرف عنا شره، وارزقنا فيه فرحة تملأ قلوبنا، وتيسيراً لأمورنا، وبركةً في أرزاقنا، واستجابةً لدعواتنا يا رب العالمين.

  • Aragti madaxbanaan iyo go'aan kuu gaar ah waxa aad yeelan kartaa, cuntada aad quudato marka aad la soo baxdo, intaa wixii ka sokeeya, aragti gaar ah ma lihid ee waxa aad la aragti tahay, hadba ciddii ku quudisa ee taladaada gacanta ku haysa.

  • Saddex arrimood ninka saddex ka yaqaan ha la tashan: 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐧𝐢𝐧 𝐟𝐚𝐪 𝐤𝐚 𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧. Jeer uu kula fadhiistaba in uu wax kula faqo, cid kula xanto, wax aan dan ahayn kaala hadlo ayuu u badanyahay. 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐧𝐚 𝐡𝐮𝐧𝐠𝐮𝐫𝐢 𝐤𝐚 𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧. Tallaabadii la qaado & hawshii la keenaba hunguri baa uga dhex muuqda. 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐧𝐚 𝐟𝐢𝐝𝐧𝐨 𝐤𝐚 𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧. Talada aad waydiiso & wanaagga aad damacdo fidno iyo dhinaca xun ka abbaaraya, oo aanad wanaagba ka helayn.

  • “لقد تقطع بينكم”: انفصمت كلُّ العلائق، واندثرت كلُّ الأوهام، فلم يبقَ إلا حقيقةُ الوقوف بين يدي الله، وضاع كلُّ ما كان يُرجى من دون الله. ﴿وَضَلَّ عَنكُم مَّا كُنتُمْ تَزْعُمُونَ﴾. #عبدالله_القرافي

  • Saddex Nin kaaga wanaagsan, sagaalna kaaga wanaagsan: ● Nin kaa Hooyo wanaagsan, saddeex kaaga wanaagsan: 1. Hadaf kaaga wanaagsan. 2. Hoggaan kaaga wanaagsan. 3. Hadal kaaga wanaagsan ● Nin kaa Aabe wanaagsan, saddex kaaga wanaagsan: 1. Awood kaaga wanaagsan. 2. Ehel kaaga wanaagsan. 3. Arrin kaaga wanaagsan. ● Nin kaa xilo wanaagsan, saddex kaaga wanaagsan: 1. Xurmo kaaga wanaagsan. 2. Xarago kaaga wanaagsan. 3. Xoolana kaaga wanaagsan.

  • قال أحد السلف لصاحبه: "فادعُ لي إن ذكَرتني، وأدعو لكَ إن ذكَرتك. فنكون كأنا التقَينا وإن لم نَلتقِ " فَتَذْكُرُوا الْأَحْبَابَ عِنْدَ دُعَائِكُم فَالْحُبُّ بَيْنَ الصَّادِقِينَ دُعَاءٌ 🤍

  • قال تعالى: ﴿وَقُلْ رَبِّ زِدْنِي عِلْمًا﴾ إنها الآية الوحيدة التي أُمِر فيها النبي ﷺ أن يسأل ربه الزيادة من شيء، فكان ذلك الشيء هو العلم. وفي هذا إشارة إلى أن بناء العقل... عبادة لا تنتهي. د. عبد الكريم بكار

  • سبق أن نشرت هذه الفكرة، ولاحظت أنها أثارت نقاشًا واسعًا بين مؤيد ومعترض، وهذا مما يسعدني؛ لأن الأفكار الحية هي التي تدفعنا إلى التفكير وإعادة النظر في مسلماتنا. وما زلت أرى أن الوظيفة، مهما كانت مهمة، ليست الطريق المعتاد لبناء الثروة، وإنما هي في الغالب وسيلة للاستقرار واكتساب الخبرة والانضباط. أما العمل الحر، فهو يفتح آفاقًا أوسع للنمو، والإبداع، وزيادة الدخل، وتوسيع الأثر، لكنه يحتاج إلى مهارات، وصبر، واستعداد لتحمل المخاطرة. القضية ليست: وظيفة أو عمل حر؟ بل: كيف يبني الإنسان نفسه بحيث يمتلك دائمًا خيارات أوسع، وقدرة أكبر على صناعة مستقبله. د. عبد الكريم بكار.

  • كم يسعدني أن أرى شابًا يحمل مشروعًا، أو يتعلم مهارة، أو يقرأ كتابًا، أو يجاهد نفسه ليكون أفضل مما كان عليه بالأمس. ومن يعرف شابًا بهذه الصفات فليشر إليه في التعليقات، فمثل هؤلاء هم الذين تُعقد عليهم الآمال، وتُبنى بهم الأوطان. أسأل الله تعالى أن يبارك في شباب المسلمين، وأن يرزقهم العلم النافع، والعمل الصالح، والطموح الشريف، وأن يجعل لهم أثرًا مباركًا أينما كانوا. د. عبد الكريم بكار

  • اليوم هو يوم القَرّ وهو ثاني أفضل أيام الدنيا بعد يوم النحر. قال النبي ﷺ: *" إِنَّ أَعْظَمَ الْأَيَّامِ عِنْدَ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى يَوْمُ النَّحْرِ، ثُمَّ يَوْمُ الْقَرِّ"* [ 📚سنن ابي داوود حديث صحيح] فأكثروا من ذكر الله تعالى والدعاء. Yawmu al-qarri, maalinka 2aad ee ciidda, waa maalmaha ugu fadliga badan ee Alle jecelyahay, waa maalmaha ducada la aqbalo, si gaar ah aynu uga war hayno, ducada & dikrigana aynu badsanno.

  • لأجل أننا مُسلمون، وتعظيم شعائرِ الله فريضة، مصداقًا لقوله تعالى : { ذَٰلِكَ وَمَن يُعَظِّمْ شَعَائِرَ اللَّهِ فَإِنَّهَا مِن تَقْوَى الْقُلُوبِ } عيدكم مُبارك، وكل عامٍ وأنتم بخير🌸.

  • 25 мая816111

    𝗡𝗮𝗳𝘁𝗮𝘆𝗱𝗮 & 𝗡𝗮𝗳𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 Barri waa 𝗰𝗮𝗿𝗿𝗮𝗳𝗼. Ilaahay khayrkeeda ha ina waafajiyo, ducooyinkeenna & cibaadooyinkeenna oo idilna ha inaga aqbalo. Barri wanaag samayntiisa oo dhan ha yaraysan, xumaha idilkiina ka dheerow, berri laba camal ku dedaal in aanay ku seegin, oo aad nafta dul dhigto. 1. 𝗦𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮. • In aad soonto, oo aanuu dhayal kugu dhaafin maalintan qiimaha badan soonkeedu, sida aynu ognahayna soonka maalintan waxa lagu dhaafaa danbiga sannad tagay & mid soo socda. 2. 𝗗𝘂𝗰𝗮𝗱𝗮. • berri waa maalin duco, waa maalin ay tahay addoonku inuu rabbigii gacmaha hoos dhigto oo baahidiisa u bandhigto, waa maalin uu Alle addoomadiisa ugu badan naarta ka xoreeyo, waa maalin uu suubbanuhu sheegay in duco ta u khayrka badani ay tahay ducada maalinkan. Aynu ku dedaalno inaynu labadan camal nafta dul dhigno. ✍🏽 Zuldan

  • Maanta oo ay bisha Dul-xijah tahay 8 waxa lo yaqaan يوم التروية waa maalinta xujaydu acmaasha Xajka ay bilaabaan. Maalintan waxa ay xujeydu u guuraan Mina, kadib halkaas ayay ku tukadaan salaadaha Duhur, Casar, Maqrib, Cishe & Salaadda subax ee maalinka Carrafo, iyaga oo salaadaha afarta ah gaabinaya balse aan is raacinayn ( aan jamcinayn ). Maalintan oo qofba xilli uu soo gaadhayo ilaa duhurka, laguna nagaanayo illaa habeenimadka waxa uu qofka xaajiga ahi ku sugnaanayaa mina, intaasna waxa uu wadayaa waa dikriga Alle noocyadiisa kala duwan & duco. اللَّهُمَّ اجعلْنا ممَّن لهم نصيبٌ في دعاءِ يومِ التَّروية، واشملْنا بعفوِك ومغفرتِك، واجعلْنا ممَّن نظرتَ إليهم فرضيتَ عنهم 🤲. ✍️🏾 Zuldan https://t.me/suldan_a

  • Zuldan Media pinned «»

  • Zuldan Media pinned «Magaca kanaalka»

  • Halkaas رسال waa typing error waxan uga socdaa رسالة.

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • Natiijadi waa in magaca la Update gareeyo, sida awgeed magacyadan ino kala xula.

Zuldan Media — tgindex