tgindex
XIGMAD CHANNEL

XIGMAD CHANNEL

Статистика

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلْحَقِّ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلصَّبْرِ, Nolosho hal ma ehe kaalay arag waxa ay tahay

Последний пост
9 янв.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
3 150
−10 за 3 дн.
Сутки
−1
−0,03%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 605
20 постов
Вовлечённость
51,0%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Live stream finished (48 seconds)

  • Live stream started

  • Asc asxaabta ku xiran Group kaan Channel kaan beec waye qofkii rabo luuqa haika soo qabto👍

  • "Don’t stop when you’re tired. Stop when you’re done."✨💯 Ha joojin marka aad daasho, jooji marka aad dhammayso.✨💯 "لا تتوقف عندما تشعر بالتعب، توقف عندما تنتهي."✨💯 XIGMAD_CHANEL

  • “Believe in yourself, and you will be unstoppable!” ✨🤍 “Naftaada rumayso, markaasna cidna ku joojin kari mayso!” ✨🤍 “آمن بنفسك، وستصبح لا يمكن إيقافك!” ✨🤍 || XIGMAD_CHANEL 📜✍🏼

  • BREAKING CÌID WANAAGSAN SAAXIBAYAAAL

  • JIMCO MUBARAK🖤 "Jimcuhu waa iftiin u ah qalbiga, ducadana waa fure u ah raxmada." 🌿✨ Fadliga Jimcaha: Jimcuhu waa maalinta ugu fadliga badan toddobaadka. Waa maalintii Nabi Aadam la abuuray, la geliyay jannada, lagana saaray. Rasuulka (SCW) wuxuu sheegay in salaadda Jimcaha ay tahay kafaaro-gud u ah danbiyada u dhexeeya laba Jimce haddii la dhowro. Xadiis: "Ruuxii akhriya suuradda Al-Kahf maalinta Jimcaha, iftiin baa u nuuri doona inta u dhexeysa labada Jimce." (Sunan al-Kubra) 📖✨ ╰┈➤ XIGMAD_CHANEL

  • Xilliyada ugu haboon ducada: - Xilliyada Sujuudda. - Dhammaadka Salaadaha. - Wakhtiga u dhaxeeya Adaanka iyo Iqaamka. - Marka aad dhammayso waysada. - Marka aad soomman tahay. - Marka aad affurayso. - Badhtamaha habeenkii markaad salaad iyo duco u kacdo. - Maalinka Jicmaha ah. - Xilliyada safarka. - Marka aad biyaha Zamzam’ka cabayso. Afkaagu yuu ku gabin - Allah oo aad barido waxaad ku heli kartaa wax kasta oo aad baahi u qabto.

  • Naftaada Rumee Ha u oggolaan shaki iyo cabsi inay kaa hor istaagaan. Kalsooni yeelo oo aamin in aad gaadhi karto yoolkaaga.🤓📚⏰️💯 Habeen wNagsan Culimo ╰┈➤ XIGMAD_CHANEL

  • 🌙 || 𝗙𝗮𝗶𝗱𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻:- 1.Dembi Dhaaf iyo Nadiifnimo Nafsi Ah – Nabi Maxamed ﷺ wuxuu yiri: "Qofkii sooma Ramadaan isaga oo iimaan leh, ajar ka rajaynayana, waxaa loo dhaafaa dambigiisii hore." 2. Jannada oo Albaabadeeda Loo Furo – Albaabada Jannada waa la furaa, kuwa Naarta waa la xidhaa, shayaadiintana waa la xirxiraa. 3. Ajarka oo Loo Laba Laabo – Fal kasta oo wanaagsan wuxuu helayaa ajar ka badan kan caadiga ah. 4. Tarbiyada Nafta iyo Adkeysiga – Soonku wuxuu barayaa dulqaad, nafta xakamaynteeda, iyo in la gooyo rabitaanka xun. 5. Qur’aanka iyo Xiriirka Ilaahay – Waa xilli Qur’aanka si badan loo akhriyo loogana faa’iidaysto.

  • Asc Dhamaan Macalimiinta Sharafta leh, Gaar ahaan asxaabta ku Xiran *XIGMAD_CHANEL* *Ramadaan Mubaarak! 🌙* Waxaan guda galeynaa bishan barakeysan ee Ramadaan waxaan idin leeyahay Alle ha hanaga dhigo kuwii Nabad, Caafimaad iyo Barako ku soomaa bilow ilaa dhamaad alle ha naga dhigo. Ducadeena Alle ha ajiibo, Soonkeena, Salaadaheyna iyo Dhamaan Acmaasha wanaagsan alle ha na haleesiiyo, Alle ha naga Aqbalo AAMIIN YA RABBI🤲 Waa Alle Mahadiisa inaaa soo gaarnay bisha barakeysan qalbiyadeen ha ku buuxsanto Naxariis iyo Isku Niyad Furnaan, Hala is cafiyo, Wanaag ne ha la isku Rajeeyo. Ugu danbeyn Waxaan idiin rajeyeynaa adiga iyo kuwa aad jeceshahay Ramadaan barakeysan oo farxad leh!

  • Salaadda "Qofka salaaddiisa dhowra, noloshiisuna way hagaagtaa... 🕌✨🤍" Soonka Qofka soonkiisa dhawra, naftiisana edbiya, Rabbigiis baa barakeeya, dambigiisana dhaafa... 🤲✨ Sakada Qofka sakadiisa baxsha, maalkiisu wuu barakoobaa, qalbiguna wuu nadiifaa, oo wuxuu u dhowaanayaa Rabbigiis... 💰🤍 Camalka Wanaagsan Ciddii camalkeeda wanaajisa, adduun iyo aakhiraba iftiin bay ku nooshahay... 🌟✨ Daacadnimada Qofkii Ilaahay daacad u noqda, noloshii wuu ku liibaanay, aakhirana wuu ku najaxay... 🤍🕊️ Ka Fikirka Aakhiro Qofka maalinta aakhiro xasuusta, qalbigiisu wuu nadiifaa, camalkiisuna wuu hagaagaa... 🌿⏳

  • Dadnimo waxa ugu fiican wejigaaga oo aad dhawrato, Adduunyadana u aragto in ay tahay keliya xisaab, maanta u qaado duruus iyo cibro aad wax ku qaadato, shalayna khibrad iyo waayo aragnimo ka qaado. 🤍🦋📚💞✨💯 Peace and and love saxiipayaal 🩷 ╭┈────────────── ╰┈➤ XIGMAD_CHANEL

  • " Noolow noloshaada kuu gaarka ah adiga sida kuugu habbon ee quman hana isku dayin inad qof copy giisa noqoto oo adiguna sida uu unool yahay aad u noolaato, Qof waliba waxa uu leeyahay waaqic iyo shakhsiyad ugaar ah adiga noolow oo wax wanaagsan cida kaaga mudan kaga dayo intii karaankaaga ah waxa xuna cidii kaaga horeysay kaga cibro qaadanaya., 🔥🤓🖤💯 - Haben wanagsan 😍

  • "Wakhtigu waa hanti; ha lumin." Ma ogtahay in wakhtiga si wanaagsan loo maareeyo uu noloshaada beddeli karo? * Samee qorshe maalinle ah. * Ka fogow waxyaabaha wakhtigaaga lumiyo. * Mudnaanta sii waxyaabaha kaa dhigaya qof wanaagsan. Maanta oo kaliya ku dadaal inaad si waxtar leh u isticmaasho wakhtigaaga. 🕐✨💯✍🏼

  • Dadaalka ka hor mari natiijada, "Ha ka niyad jabin haddii guushu soo daahdo. Wax kasta oo qiimo leh waxay u baahan yihiin waqti."😍💝⏰️💯 ╰┈➤ XIGMAD_CHANEL

  • Dooro nin… Aan kugu jeclaanin kaliya muuqaalkaaga sare oo kaliyaata, balse kugu jecel sida aad tahy, qalbigaaga iyo naftaada. 💗 Dooro nin aan kaaga baahnayn inaad u sheegto dhammaan dareenadaada oo dhan, balse fahmi kara xitaa haddii aad ka qariso. 💓 Door nin ku jecel oo kula qeybsan karra xaalad kasta oo aad ku jirto, mid farxad iyo mid murugo ahba. 💚 Dooro nin ku taageera xilliga aad hoos u dhacdo, isla markaana ku farxad galiya xilliyada aad kor u kacdo. 💞 Dooro nin aan kaa tagin xilliga aad u baahan tahay taageeradiisa, balse kula joogaya marka aad uga baahi badan tahay. ❤️‍🩹 Dooro nin Ku difaaca, kugu raaca waddada saxda ah, oo aan kaa qarin waxa kuu wanaagsan. 💖 Dooro nin had iyo jeer kaa dhiga inaad dareento inaad tahay gabar qiimo leh, adiga oo aan ka xishoonin inaad noqoto naftaada dhabta ah. 😍 Dooro nin kuu muujiya jacayl aan xad lahayn, xitaa haddii uu caalamka kaa soo hor jeedsado. 💕🥲 Dooro nin Kuu ahaada saaxiib, wll, garab, iyo nin dhab ah oo utaagan adiga guushaada. 💝😘 Dooro nin ilaahiisa yaqaana oo xiriir adag la leh, maxaa yeelay mid kaas rabigiisa yaqaan, ayaa adigana qiimahaaga garan karra. 🌺🧕🫂🤍✨💯 ~ Dooro nin aysan xataa qiimihiisa goyna karin kumanaan rag ahi.! 👌 - XIGMAD_CHANEL

  • “Waqtigaaga qiimee, maxaa yeelay waa hantida kaliya ee mar walba kaa dhamaata.” – Waqtigaaga ku bixi wax faa'iido leh. 🖤⏰️💯 - Galab wanagsan ╰┈➤ XIGMAD_CHANEL

  • "Hal tallaabo oo sax ah ayaa beddeli karta jihadaada oo dhan."💯✍🏼✨

  • Micnaha Naag ( women) W - Hooyo Cajiib ah. O - saaxiib fiican. M - Gabar Cajiib ah. A- Walaasheeda la jecel yahay. N - hadiyadda ugu wanagsan ee ragga laga helo