𝗚𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗻𝗼 🩵✨🌱🌹📚
СтатистикаChannel kan waxaan ku soo gudbinaa qoraallo maalinle ah sida :- ➡️ Xikmado ✅️ ↪️ Dhiiri-gelin 😎 ➡️ Erayo jaceyl ❤️🩹🥰 ↪️ Qalbi jab 💔🥺 ➡️ cilmi nafsi 📚 ➡️ Iyo dhammaan mawduucyada kale aanu U aragno kuwo faa'iido leh , 🤏 💙 🥰
- Последний пост
- 4 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 103
- 1/48двое суток
- 118
- 1/72трое суток
- 127
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
–Qofkii xaaraan ku naaxa, –Qiyaamaha xaaladiisa, –Xisaabta ma ooyi waayo. Af-gudhiye AUN.
"Ma waxaad u malayseen inaan ciyaar idiin abuurnay oo aan xaggeenna la idiin soo celinayn".
﴿إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ﴾ [هود: 114] "Wanaagyadu waxa ay tirtiraan xumaanta." Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan. Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farxii aad ku dambaatay, kuna akhri Qur'aanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay faqa kuwa addeecaya. Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa! 🌿🤲✨
"Haddii dhulku kugu cidhiidhyamo, inkastoo uu ballaadhan yahay, ha illoobin inaad leedahay Rabbi yiri: Markay addoomadaydu ikaa weydiiyaan aniga, (u sheeg) anigu waan dhowahay. Waxaan ka ajiibaa baryada, marka uu i baryo. Haddaba ha iga aqbalaan (amarradayda), hana i rumeeyaan si ay u hanuunaan.” (Al-Baqarah: 186) Aayaddani waxay qalbiga siinaysaa rajo weyn: Alle waa dhow yahay, wuuna maqlaa ducada addoonkiisa. Marka dhib kugu adkaado ama qalbigu cidhiidhi noqdo, gacmaha kor u taag oo u noqo Rabbigaaga, Waayo Alle weyne albaabadiisu marna ma xirmaan ballanqaadkiisuna marnaba ma baaqdo naxariistiisuna ma dhammaato. Alloow kuwii kuusoo carara naga dhig markasta oo ducooyinkeena naga aqbal
Way samaan ayaamuhu Maalmahii sadkaa curan Samahaad ku noolaan ❤️🦋🧕
"Dadka waan bartaa uune Wadnaheygan boholyoobay Uma helin qof ii baanta"🥺💔
وَسَارِعُوا إِلَىٰ مَغْفِرَةٍ مِّن رَّبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُهَا السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ أُعِدَّتْ لِلْمُتَّقِينَ "U degdega (oo ku tartama) inaad heshaan dambi-dhaafka Eebihiin iyo Janno ballaceedu la egyahay samooyinka iyo dhulka, taas oo loo diyaariyey dadka Alle ka cabsada." Alle wuxuu addoomihiisa ku boorinayaa inay: Ku dadaalaan towbad keen. Ku degdegaan camalka wanaagsan. Iska ilaaliyaan dib-u-dhac ku yimaadda cibaadada. Himiladoodu noqoto helidda dembi-dhaafka Alle iyo Jannada. Sheekh As-Sacdi wuxuu yiri: Dembi-dhaafka Alle waxaa lagu gaaraa: Towbad dhab ah. Iimaan sax ah. Camal wanaagsan. Duco. Istighfaar badan. Jannaduna waa abaalmarinta dadka Alle ka cabsada.
Ama dhugo dareenkayga Ama dhayalso weedhayda Hada waan is wada dhiibay😭💔
"Waxaa idinka mid ah mid doonayo aduunyo, sidookale waxaa idinka mid ah mid doonayo Aakhiro".
﴿وَرَحْمَتِي وَسِعَتْ كُلَّ شَيْءٍ﴾ "Naxariistaydu waxay koobtay (gaartay) wax kasta." Eebbe wuxuu sheegayaa in naxariistiisu ay aad u ballaaran tahay, oo ay gaarto wax kasta oo uu abuuray. Dhammaan makhluuqaadka – dadka, xoolaha, shimbiraha, malaa'igta iyo dhammaan uumiyaha – waxay ku nool yihiin naxariista Alle. Hawada aynu neefsanno, cuntada aynu cunno, caafimaadka, roobka, cafiska iyo toobadda dhammaantood waa raadadka naxariista Alle. Laakiin aayadda oo dhammaystiran waxay sii leedahay in naxariista gaarka ah ee Aakhiro loo qori doono kuwa Alle ka cabsada, bixiya sakada, oo rumeeya aayaadkiisa. Tafsiirka Ibn Kathir: Ibn Kathir wuxuu sheegay: Naxariista Alle adduunka waa mid guud; qofka Muslimka ah iyo gaalka labaduba way ka helaan nolol, caafimaad, rizqi iyo nimcooyin. Laakiin Maalinta Qiyaame, naxariista gaarka ahi waxay u sugnaataa mu'miniinta Alle adeeca. Wuxuu daliil u soo qaatay xadiiska sheegaya in Alle naxariista u qaybiyey boqol qaybood; hal qayb ayuu adduunka ku dejiyey, taas ayaana sababta makhluuqaadku isu naxariistaan, halka sagaal iyo sagaashanka kalena uu u kaydiyey addoomihiisa Maalinta Qiyaame.
Suuratul Al-Baqarah. Aayadda:216 وَعَسَىٰ أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ ل ۖ وَعَسَىٰ أَنْ تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ Waxaa dhici karta inaad neceb tihiin wax, iyadoo uu idiin khayr badan yahay; waxaana dhici karta inaad jeceshihiin wax, iyadoo uu idiin shar badan yahay. Ilaahay baa og, idinkuna ma ogidin.
"Allah S.W wuxuu waligooda yahay kuwa xaqa rumeeyey wuxuu kasaaraa mugdiyada iyo jahliga wuxuu na usaaraa nuurka iftiinka iyo hanuunka ".
Wakhtigu waa nimcada ugu qaalisan ee uu Alle SWT ina siiyey, maalinta Qiyaame qof kasta waxaa la weydiin doonaa cimrigiisii iyo wixii uu ku bixiyey. .اللهم بارك لنا في أوقاتنا، وأعنّا على طاعتك
َولا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ الْأُولَىٰ﴾ “Hana isu muujinnina sida ay isu muujin jireen dumarkii jaahiliyada hore.” (Suuradda Al-Axzaab: 33) Aayaddan Alle SWT wuxuu ku amray haweenka Muslimiinta ah inay ka fogaadaan tabarrujka, oo ah in haweeneydu muujiso wax ka mida quruxdeeda. Waxaa Ka Mid Ah Tabarrujka (Is-muujinta) * In timaha la muujiyo. * In qoorta ama laabta la muujiyo. * In dhar aad u cidhiidhi ah ama muuqda la xirto. * In quruxda si ula kac ah loogu soo bandhigo dadka ajnabiga ah. Macnaha aayaddu waa in haweeneyda Muslimadda ahi ay ku noolaato xishood, dhowrsanaan iyo asturnaan, iyadoo xijaabkeedu noqdo mid si sax ah u daboolaya jirkeeda, kana fogaanaysa wax kasta oo ka hor imanaya amarka Alle. Xijaabku waa calaamad muujinaysa iimaan, sharaf iyo addeecidda Rabbiga, waana ilaalin uu Alle ugu talagalay karaamada haweeneyda Muslimadda ah.
Ramadan mubarak saxiibo yaal
" Sabarka salaada iyo ducadu waa hubka ugu wayn ee qofka mu'minki haysto"🩷
Qalbiga oo Alle lagu xiro waa xornimo, qofkii Alle mooyee cid kale qalbigiisa ku xiraana waa adoon, Sunadu waa doonta badbaadada qofkii raaca wuu badbaadaa, qofkii ka tagaana wuu halaagsamaa. شيخُ الاسلام ابن تيمية 💙
❤️
*_1.Kan iibiyaa ma isticmaalo _*2.kan laga iibiyaana maxidho* _*3.kan loo iibiyaana ma arko _ *_4.waa labiska ugu danbeeya ee qofwalba xidhandoono😭* *_yaa allah khaatumada na waafaji
Ha samaynin xumaanta iyo xaaramta adiga oo daliishanaya dadkoo dhan ayaa sameeya, lakin xasuuso in kaligaa lagu xisaabin doono.malinta qiyame🥹☝️