🌷Al raxma_____channel🌹
СтатистикаGacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁
- Последний пост
- 18 июл. 2025 г.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹 --_--------------- ------------ ----------- --------- ----- [🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱] ------------- ----------- ------------- ----------- 🌙( Diini )🌙 ------------ 🌼 @Wanaagmedi 🌻 @Wanaagmedi 🌻@suaalodini12 🌻 @suaalodini12 🌻 @Wanaagmedi 🌹@suaalodini12 🌷 @Wanaagmedi 🌹@Wanaagmedi 🌷@suaalodini12 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Sirtanolasham24 🌹 @Dareenjacel143 🌹 @Sirtanolasham24 🌹 @Sirtanolasham24 ----------- ------------ ------- ------- -- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @BaroEnglish1 🌸@BaroEnglish1 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @Sirtanolasham24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @Bulshokaabmedia1 🌾 @Bulshokaabmedia1 🌾 @Bulshokaabmedia1 🌾 @Bulshokaabmedia1 🌾 @Sirtanolasham24 🌾 @Sirtanolasham24 🌾@Sirtanolasham24 ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Sirtanolasham24 💐 @Bulshokaabmedia1 💐 @Bulshokaabmedia1 💐 @Sirtanolasham24 🌴@Sirtanolasham24 ☔ @dhuuxdren ☔ @Sirtanolasham24 ☔ @dhuuxdren ☔ @Sirtanolasham24 ☔ @Sirtanolasham24 ☔ @Sirtanolasham24 -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙xulasho📚 ------------------------------------------- 🌴 @dhuuxdren 🌴 @dhuuxdren 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @Bulshokaabmedia1 🌴@BaroEnglish1 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @QALBIQOOYE1 🌴 @Bulshokaabmedia1 🌻@kobcimaskaxdaada1 🌻 @Bulshokaabmedia1 🌻 @kobcimaskaxdaada1 🌴 @Bulshokaabmedia1 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @AlRaxmachannel 🌹 @Bulshokaabmedia1 🌹 @Bulshokaabmedia1 🌹 @kobcimaskaxdaada1 🌹 @Bulshokaabmedia1 🌹 @AlRaxmachannel 🌹 @AlRaxmachannel Alle ka cabsi ga ku dadaal, ogoow in Alle ku arko- اتق الله 👇 👇 https://t.me/AlRaxmachannel --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @Jaceylkiilumay 🌹 @AlRaxmachannel 🌹 @AlRaxmachannel 🌹 @Jaceylkiilumay 🌷 @Jaceylkiilumay 🌹@rabitaankanolosha 🌷@Jaceylkiilumay 🌷 @Gazanewsm25 🌷 @Gazanewsm25 🌷 @Gazanewsm25 🌷 @Jaceylkiilumay 🌹@rabitaankanolosha 🌹@Jaceylkiilumay ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @xabsijacayl12 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @dhuuxdren 🌹@dhuuxdren 🌹@dhuuxdren 🌹@Gazanewsm25 🌹@madxafkataariiqda 🌹@dhuuxdren 🌷@jacayl_aan_dhamaanayn 🌹@Sirtanolasham24 Channel ku darista iyo wixii faah faahin Ah kala xariir 👉[ @mdeq27 ] Xulasho ----------------------------------- 🌹XikmadoIslamic 🌹 @Gazanewsm25 🌹@dhuuxdren 🌹@kobcimaskaxdaada1 🌹@wadnojacayl 🌹@Dareenkilumay 🌹@darajo33 🌹@maankaal1 🌹@aqoontaguud2 🌹@Aqoonmaal3 🌹@smile_digital 🌹@dhuuxdren 🌻Dhamaad-----end🌻 -----------------------------------
Quraanka Oo Ladhagaystaa Wuxuu Xasiliyaa Qalbiyada. الاستماع إلى القرآن يهدئ القلب Listening To The Holy Quran Calms The Heart.
🌷Al raxma_____channel🌹 pinned «🌕 🌘 أذكار المساء🌘 🌕 من كتيب صحيح الأذكار لإمام السنة المحدِّث الألباني رحمه الله . 🌘1 - ((أَمسينا وَأَمسي الْمُلْكُ لِلَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ…»
без подписи
без подписи
без подписи
{Wuxuu maqlaa aayaadka Eebe oo lagu akhriyo, kadibna ku adkaysto isla wayni sidii isagoon maqlayn, ee ugu bishaaree (Nabiyow) cadaab daran}
(Nabi) Ayuubna markuu u Dhawaaqay Eebihiis, waxaa i taabtay Dhib Adiguna waxaad Tahay Naxariiste. Wuxuuna baryayaa Raxmaanka. Markaasaan Ajiibnay oo ka Faydnay Ciriiri Korkiisa ahaa. Ayuu dhahy Allah
Wuxuu yidhi Rasuulku N.N.K.H CSW bakhaylku waa ka agtiisa la igu xusey een igu salliyin🥰 Ku Sali Nabiga N.N.K.H CSW🥰 Salallaahu caleyhi wasalam N.N.K.H CSW🥰 Salallaahu caleyhi wasalam N.N.K.H CSW🥰
📚✍️🌴:Saxaabigii loo bixiyey "Abaha Miskiinta" (أبو المساكين) wuxuu ahaa: Ja'far ibn Abi Taalib (جعفر بن أبي طالب) Waa walaalkii Cali ibn Abi Taalib, wuxuuna ahaa mid aad u naxariis badan, u gargaaraya masaakiinta, taas ayaana sababtay in Rasuulka (SCW) uu si gaar ah ugu bixiyo magacaas. Waxaa kaloo caan ku ahaa hijradii uu u kaxeeyey muslimiinta ee dhanka Xabashida (Ethiopia), halkaas oo uu ka difaacay muslimiinta hortooda boqorkii Najjaashi.❤️😊 @AlRaxmachannel
Sheeg saxaabigii loo yaqaanay aabaha masaakiinta? @AlRaxmachannel
Allah markuu noga digayay cadawada shaydanka wuxu ayaad quran ku lee yahay يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا ادْخُلُوا فِي السِّلْمِ كَافَّةً وَلَا تَتَّبِعُوا خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ ۚ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ Kuwa (Xaqa) rumeeyow gala Islamka dhamaan kuna camal falaa , hana raacina Waddooyinka Shaydaanka, illeen wuxuu idiin yahay Col. @AlRaxmachannel
Ma Jiraa dembi kugu soo laalaabtay oo aad jeclaan lahayd in aad joojiso? Waddo fudud ayaan kuu hayaa, Ibnu Teymiya wuxuu yiri: Waxaa jira dembiyo badan oo saaxiibkood janada geliyay, sababtoo ah dembigaas ayaa u noqday mid ay isbedel ku sameeyeen. Waxaad sameysaa mar walboo aad dembi gasho, marka dambe towbada haka weynaato middi hore, tusaale: Marka koowaad duko laba rakco oo suno ah, Ilaaheyna dembi dhaaf weydiiso, marka labaad laba rakco oo suno ah duko, waxaadna raacisaa boqol jeer oo istiqfaar ah. marka saddexaad la imow laba rakco, shan boqol oo istiqfaar ah iyo sadaqo... marka afaraad laba rakco, istiqfaar kun jeer ah, sadaqo iyo hal maalin soon ah. Ugu dambeyn naftaada edeb ayey yeelaneysaa oo marabto takaaliiftaas, sheydaanna kuguma dhiiri gelin doono in aad dembigaas gasho ileen wuxuu ogaanayaa in mar walboo aad dembigaas gasho in aad Ilaahey usii dhawaaneyso. @AlRaxmachannel
без подписи
без подписи
🌕 🌘 أذكار المساء🌘 🌕 من كتيب صحيح الأذكار لإمام السنة المحدِّث الألباني رحمه الله . 🌘1 - ((أَمسينا وَأَمسي الْمُلْكُ لِلَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ . رَبِّ إنِّي أَسْأَلُكَ خَيْرَ مَا فِي هَذِه الليلة وَخَيْرَ مَا بَعْدَهاُ وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ هَذِاِ الليلة وَشَرِّ مَا بَعْدَهاُ . رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكَسَلِ وَسُوءِ الْكِبَرِ . رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابٍ فِي النَّارِ وَعَذَابٍ فِي الْقَبْرِ . )) (مختصر مسلم: 1894) 🌘 - (( اللَّهُمَّ بِكَ أَمسينَا، وَبِكَ أَصبحنَا، وَبِكَ نَحْيَا، وَبِكَ نَمُوتُ، وَإِلَيْكَ المصيرُ , )) (الصحيحة: 262) . 🌘 - ((اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي،لاَ إِلَـهَ إِلاَّ أَنْتَ خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ, أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ لَكَ بِذَنْبِي، فَاغْفِرْ لِي؛ فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إلاَّ أَنْتَ)) . (مختصر البخاري: 2420) 🌘 - ((يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغِيثُ, أَصْلِحْ لِي شَأْنِي كُلَّهُ, وَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ)) . (صحيح الترغيب: 661) 🌘- ((اللَّهُمّ عَالِمَ الْغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ, فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ, رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أشهد أن لا إله إلا أنت, أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَشَرِّ الشَّيْطَانِ وَشَِرَْكِهِ, وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءًا أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ)) . (صحيح الكلم: 21) 🌘 - ((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ, اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي دِينِي, وَدُنْيَايَ, وَأَهْلِي, وَمَالِي, اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي وَآمِن رَّوْعَاتِي, اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَيْنِ يَدَيَّ, وَمِن ْ خَلْفِي, وَعَنْ يَمِينِي, وَعَنْ شِمَالِي, وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي)) . (صحيح الكلم: 23),(صحيح ابن ماجه: 3135) 🌘- ((لاَ إِلَـهَ إِلاَّ اَللهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ, لَهُ الْمُلْكُ, وَلَهُ الْحَمْدُ, وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) . (صحيح الترغيب: 656),(صحيح الترمذي: 5077) 🌘 - ((بِسْمِ اللهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ؛ فِي الأَرْضِ وَلاَ فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ)) . ثلاث مرات . (صحيح الترمذي: 3388) 🌘 - ((اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بصري لاإله إلاَّ أَنْتَ, اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ وَالْفَقْرِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ، لاَ إِلَـهَ إلاَّ أَنْتَ)) . تعيدها ثلاثًا حين تصبح, وثلاثًا حين تُمسي . (صحيح أبي داود: 5090) 🌘 - ((لاَ إِلَـهَ إِلاَّ اَللهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ, لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ يُحْيِي وَيُمِيتُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) . عشر مرات . (الصحيحة: 2563) 🌘 - ((سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ)) . مائة مرة . (مختصر مسلم: 1903),(صحيح أبي داود: 5091) 🌘 - ((سُبْحَانَ اللهِ)) . مائة مرة . ((الحَمْدُ للهِ)) . مائة مرة . ((اللهُ أكْبَرُ)) . مائة مرة . ((لاَ إِلَـهَ إِلاَّ اَللهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ, لَهُ الْمُلْكُ, وَلَهُ الْحَمْدُ, وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) . مائة مرة . (صحيح الترغيب: 658) 🌘 -( قُلْ : قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ، وَالمُعَوِّذَتَيْنِ ، حِينَ تُمْسِي وَتُصْبِحُ ثَلاَثَ مَرَّاتٍ ، تَكْفِيكَ مِنْ كُلِّ شَيْءٍ ) (صحيح الترمذي ). (وأبو داود )رقم/5082 🌘 - آية الكرسيّ: ((اللّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ . . .)) . (صحيح الترغيب: 658) 🌘- ((رَضِيتُ بِاللهِ رَبًّا, وَبِالإِسْلاَمِ دِينًا, وَبِمُحَمَّدٍ نَّبِيًّا)) . (الصحيحة: 2686),(الضعيفة تحت رقم: 5020) 🌘 - ((أَمسينا عَلَى فِطْرَةِ الإِسْلاَمِ، وَكَلِمَةِ الإِخْلاَصِ، وَدِينِ نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ، وَمِلَّةِ أَبِينَا إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا مُّسْلِمًا -وَمَا كَانَ مِنَ المُشْرِكِينَ-)) . (الصحيحة: 2989),(تراجع العلامة: 370) 🌘 - ((سُبْحَانَ اللهِ وبحمده عَدَدَ خَلْقِهِ, وَرِضَا نَفْسِهِ, وَزِنَةَ عَرْشِهِ, وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ)) . ثلاث مرات . (الصحيحة: 2156) @AlRaxmachannel
без подписи
без подписи
وَقَلِيْلُ مِنْ عِبَاْدِيَ اَلْشَكُوْرُ *Inyar oo adoonadeyda ka mid ah uun baa shugriya (mahadnaqa)ayuu leyahayy allaH* *ka mid noqo kuwaas oo dheh [alxamdulillaH]*
*🦋Laga yaabaa In shaqo kaa soo daahdo, ama guur, ama caafimaad* *🪶Balse marnaba kaama soo daahayo ajarkaaga* *🌷In la eg inta aad samirtay ayay kuu imaaneysa farxadaada* *🍂Hada iyo jeerna xasuusnow* ﴿ فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا﴾ Ku soobir Al Raxma channel @AlRaxmachannel