tgindex
Hufan Digital

Kusoo dhawaada channel ka @meem academy

Последний пост
6 февр.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
3 474
мало замеров
Замеров пока мало
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
280
17 постов
Вовлечённость
8,1%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Nagu Dooro Adeegyo Tayo Leh

  • Waxaanu gadnaa tayo ee ma gadno tiro 💻 Eye catching posters 🤩 𝐻𝒶𝒹𝒶 𝒹𝒶𝓁𝒷𝑜 ☎️ wa.me/+252658130394 🌐Hufandigital.com #garamaan #buufis #daabacaad #hargeisasomaliland

  • 𝐔𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐮𝐮𝐟𝐢𝐬𝐚𝐧 👕🖨️ Polo T-shirt Printing 🤩 𝐻𝒶𝒹𝒶 𝒹𝒶𝓁𝒷𝑜 ☎️ wa.me/+252658130394 🌐Hufandigital.com #garamaan #buufis #daabacaad #hargeisasomaliland

  • Channel name was changed to «Hufan Digital»

  • Channel photo updated

  • 📣 We're Back 🌟 Dib ayaanu usoo laabanay 🤝✨ Mudo dheer oo uu gab nasoo dhex galay kadib waxaanu dib u bulawnay casharadeenii online ka ahaa Waxaanu idiinku bushaaraynaynaa inaanu soo wadno wax aad ku faraxdaan 🎯💥 Nagalsoo xiriir ☎️ wa.me/+252658130394 #Meem_Academy #onlineplatform #onlibecourses #world #SkillsForSuccess

  • Bismillaah Waxaan aad ugu faraxsanahy inaan maanta daah furo madal cusub oo la dhaho EShaqo taas oo yoolkeedu yahy Madal soo gudbin doonta shaqooyinka digital-ka ah sida Hab full-time; Hab Freelance , iyo hab remote ah ba Waxaanu dhiirigalin doonaa dhalinyarada baratay xirfadaha digital ka ah🚀 Taasi oo aanu la wadaagi doono shaqooyin kala duwan, tababarooyinka shaqada iyo habka loo diyaariyo waraaqaha codsiga 📄 🌟 Kubiir maanta si'aad uga mid noqoto xirfad layaasha ka faaiidaysta Mahadsanid WhatsApp Group https://chat.whatsapp.com/D5laTwBQ5Zn6JOdpF2TvzK Facebook page https://www.facebook.com/profile.php?id=61581245587666 #eShaqo #platform

  • видео или голосовое, без подписи

  • Waa inoo diyaar course kani hda soo dalbada kaliya ku iibso 5$ Kasoo dalbo wa.me/+252658130394

  • 28 апр. 2025 г.302из Midnimofordword18

    ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/4BH_7YNayPxmM2Fk

  • https://chat.whatsapp.com/LLpY2MmLDAE1OdQxVV79k6 Kusoo group-ka ardayda 👏

  • видео или голосовое, без подписи

  • Hufan Digital pinned a photo

  • Graphic Design Course 🌟 Machadka barashada xirfadaha digital-ka ah ee MEEM ACADEMY Waxa uu qaadanayaa class cusub oo lagu baran doono graphic design waxaad ku baran doontaa software-ka ✅️ Adobe Photoshop ✅️Lessons-ka Waa 20+ cashar ✅ Caawinaad 24/7 ah ▪️Wixii kugu Adkaada waa lagaa cawinaa ✅Certificate ▪️Free ✅️Resources ▪️Waxaa la socda Course-ka wixii ad ku baragtikeyn laheyd ✅️Shuruudaha laga rabo qofka ▪️ Laptop (Computer) 💻 ✅️Qiimaha Course-ka waa 5$ ▪️Hal Mar ayaad bixinee marka isdiwaan gelineyso Kadib waxaa lagu wada fasaxaa dhamaan casharada course-ka Course-ku wuxuu ku baxayaa hab online ah, waxaana casharada lagu qaadanayaa ✅️Telegram Group Faahfaahinta Course-ka: 📍Start Course: 01/02 May 2025 ⏰Duration: 1.5 Months 📝 Practical 100% 📍Tirada ardayda aanu qaadanayno waa 25 arday kaliya yaan lagaa buuxin, ku biir group ka ardayda https://chat.whatsapp.com/LLpY2MmLDAE1OdQxVV79k6

  • Jimce Jamiil 🌟 #Jimce Wanaagsan Waa Maalin Jimce Ah Ee Badi Saliga Nabiga #صلواعليهوسلموا__تسليما #جمعةمباركةللجميع

  • Subax wanaagsan Maanta waa fursad cusub oo noloshaada ah. Waa bog cusub oo aad buuxin karto adigoo leh niyad wanaagsan, yool cad, iyo kalsooni ku dhisan rabitaanka Alle. Ha u oggolaan walwalka shalay inuu kaa xado farxadda maanta. Ku bilow maalintaada duco, shukri, iyo niyad wanaag. Ku kalsoonow in wax walba oo wanaagsan ay iman doonaan marka aad dadaasho oo aad naftaada barto sabirka, rajo, iyo mahadnaq joogtada ahi. Noloshu waa safar, subax walbana waa bilow cusub.

  • Jumco Mubaarak Ilaahay ha ka dhigo jumco kheyr iyo barako leh. Ha ilaawin ducada, salaadda Nabiga (CSW), iyo akhrinta Suuratul Kahf.

  • Hufan Digital pinned a photo

  • Waxaa Si habsileh inoogu socda ardaydii isasoo diiwaan galisay course kii Graphic design-ka gaar ahaan software ka Adobe Photoshop |itus oo itaabsii |

  • видео или голосовое, без подписи

Hufan Digital — tgindex