tgindex
XOGMAAL️️

halkan waxaan uga hadalnaa waano iyo xikmado noloshaada bedeli doona una bedelidoona qaab wanaagsan Insha Allah.

Последний пост
15 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
2 875
+10 за 4 дн.
Сутки
+12
+0,42%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
188
21 постов
Вовлечённость
6,5%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 21
Упоминаний
52
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Cilmi-baare Ingiriis ah oo lagu magacaabo Paul Williams, oo qaatay diinta Islaamka, ayaa yiri: Shaki kuma jiro in nabi Muxamed ﷺ uu yahay Nebigii runta ahaa ee Ilaahay soodiray. Xujjada aan ku qancey waxey aheed markii wiilkiisa Ibraahim uu dhintay isagoo ilmo yar ah, waxaa dhacay malintaas qorrax madoobaad. Dadkuna waxay sheegeen in qorraxdu umadoobaatay geerida wiilkii Nebigaﷺ, LaakiinRasuulka sharafta leh ﷺ wuxuu yiri: "إنَّ الشمس والقمر آيتان من آيات الله، لا تنكسفان لموت أحدٍ من الناس ولا لحياته" Tani waxay ii caddaynaysaa inuu runtii yahay Nebiga Ilaahay. Haddii uu qof kale ahaan lahaa, wuu ka faa'iidaysan lahaa xaaladdan si uu u caddeeyo runnimadiisa, laakiin Nebi Muxamed ﷺ Taasimasamayn sababtoo ah uma hadlo sida uu rabo, laakiin wuxuu ku hadlaa waxa la,amro (وَمَا يَنطِقُ عَنِ الْهَوَى إِنْ هُوَ إِلَّا وَحْيٌ يُوحَى).. https://t.me/ENGsaadiqmohamed

  • 10 авг.22из team_ixsaanудалён 15 авг.

    𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍         @qanaatul_axaadiith @oldwriter1 @xidigta_habenki @smile_digital @Rasaailul_Amal @sabarka143 @public_234 @tiktok_boosts @OGAANSHAHANOLASHA67 @xabsijacayl12 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL @nimcothoughts @Quraan_242 @kobci_maskaxdaada1 @XOGMAAL20 @SamiirIsmail @webcraftacademy97 @Daaruxikma @qisoyin_xikmado @QANAATMUBAARAK @Alihsan_channel @Rajo_channel @furaha_qalbiga @TALOOYINKANOLOSHA24 @salfiyah11 @Suaalo_jawaab1 @Rakaadmedia @Erayojacayl1 @dahsoon1 @DHAL_CASHAQ @Qalbitabat @himilo_books @dhaawacaqalbiga @Darenka_dahsoon1 @Daaci_muhamett @Balaashaan @xidigtiimalayka @bintumohammed12 @abuu_muxsin2 @GURIGAXIGMADA @Faafinta_Diinta_islamka @siyaadbooks @sh_cabdiqadir_tawxiid @muhiim_garaad @ORAAHDAHADALKA24 @garashochannel @AQOON_AROOR @diwaanka_suugaanta 📚𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿📚

  • 10 авг.40из Kooxdawadajirудалён 15 авг.

    𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨 Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah. Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub. Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama su’aalo, fadlan kala xiriira 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1 FG :  Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda Kooxda Wadajir. ◎━━━━━✯━━━━━━◎ ⎉ 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱 ⎉

  • 31 июл.161из ENGsaadiqmohamed

    https://youtube.com/shorts/_xVHdDOZhYc?feature=share

  • 29 июл.158из ENGsaadiqmohamed

    https://www.facebook.com/share/v/1ELmnPRdv7/

  • 28 июл.152из ENGsaadiqmohamed

    https://www.facebook.com/share/v/1L8q1Fhecx/

  • 24 июл.1562из ENGsaadiqmohamed

    Waa malin kheyr badan aynu ku sallinno Rasuulkaﷺ *💛اللهــــــم❤صــــل💚علــــی💙محمـــــد🩵* *🤍ﷺ🌹* *❤‍🩹ﷺ🌺* *💜ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🧡* *💓ﷺ 💚 ﷺ🤍* *💝ﷺ محمـــــــــــــــد ﷺ🖤* *💙ﷺ رســــــــول الله ﷺ💖* *❤‍🔥ﷺ صلـی الله علیه ﷺ💛* 🩵ﷺ *وسلـــــــم* ﷺ❤ *💙ﷺ ﷺ💖* 💜ﷺ ﷺ💙* *❤‍🔥ﷺ ﷺ🤍* *🧡 ﷺ❤️* https://t.me/ENGsaadiqmohamed

  • 22 июл.206из ENGsaadiqmohamed

    Maqaalkan, waxaan ku eegi doonaa taariikhda iyo horumarkii baraha bulshada, gaar ahaan sida Facebook uu uga soo bilaabmay qol jaamacadeed oo uu noqday awoodda ugu weyn ee dhijitaalka ah. https://www.tamyiiz.online/2026/07/taariikhda-baraha-bulshada-sida.html

  • 18 июл.2202из ENGsaadiqmohamed

    Guusha laga gaaro waxbarashada maahan hibo hidde ah oo qaar ka mid ah ardaydu ku dhashaan, balse waa natiijo ka timaada caadooyin iyo dabeecado maalinle ah oo la horumariyo. Ardayga wanaagsan maahan oo kaliya midka keena dhibcaha ugu sarreeya (A+), balse waa midka leh hami, edbin, iyo rabitaan joogto ah oo uu aqoontiisa kor ugu qaadayo. Maqaalkan, waxaan ku eegi doonaa 5-ta astaamood ee ugu waaweyn ee lagu garto ardayga guulaystay ee mustaqbalka fog hiigsanaya. https://www.tamyiiz.online/2026/07/waa-maxay-astaamaha-ardayga-wanaagsan.html

  • 17 июл.1921из ENGsaadiqmohamed

    Haddii abaalmarintu ku salaysnaan lahayd oo keliya inta uu qofku dadaalo ama u shaqeeyo si adag, dameerku wuxuu ku seexan lahaa sariir dahab ah. https://t.me/ENGsaadiqmohamed

  • 16 июл.198из ENGsaadiqmohamed

    Halays ilaaliyo saaxiibayaal https://t.me/ENGsaadiqmohamed

  • 13 июл.1771из Dawro_Tafsiir1

    📢 Isdiiwaangelinta Dawrada Tafsiirka way socotaa. Waxaa ka harsan 5 cisho oo keliya, ee ka faa'iidayso fursadda oo isdiiwaangeli. Iska Diwaan gali WhatsApp-kan :👇 https://wa.me/qr/DWCHHMZPCLLAL1 Fadlan hal mar oo keliya soo qor: 1. Magacaaga oo saddexan 2. Magaalada aad joogto 3. Lab ama Dhedig 4. Lambarkaaga FG: Intaas wax dhaafsan ha soo qorin, hana kusoo celcelin. Kala soco duruusta What'sappka 👇 https://chat.whatsapp.com/BsNoHE8EUOFGV84UHDJf46?s=sh&p=a&mlu=0&ilr=0&amv=1 Telegramka👇 https://t.me/Dawro_Tafsiir1

  • 11 июл.2241из ENGsaadiqmohamed

    Maqaalkan, waxaan ku eegi doonaa sababaha dhabta ah ee ka dambeeya caajiska iyo sirihii ugu dambeeyey ee sayniska iyo khuburadu u sheegeen inay tahay dawada ugu waxtarka badan. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.tamyiiz.online/2026/07/waa-maxay-caajiska-iyo-5-tillaabo-oo.html

  • 10 июл.2001из ENGsaadiqmohamed

    Waa malin kheyr badan aynu ku sallinno Rasuulkaﷺ *💛اللهــــــم❤صــــل💚علــــی💙محمـــــد🩵* *🤍ﷺ🌹* *❤‍🩹ﷺ🌺* *💜ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🧡* *💓ﷺ 💚 ﷺ🤍* *💝ﷺ محمـــــــــــــــد ﷺ🖤* *💙ﷺ رســــــــول الله ﷺ💖* *❤‍🔥ﷺ صلـی الله علیه ﷺ💛* 🩵ﷺ *وسلـــــــم* ﷺ❤ *💙ﷺ ﷺ💖* 💜ﷺ ﷺ💙* *❤‍🔥ﷺ ﷺ🤍* *🧡 ﷺ❤️* https://t.me/ENGsaadiqmohamed

  • 9 июл.118из team_ixsaan

    𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍         @qanaatul_axaadiith @oldwriter1 @xidigta_habenki @smile_digital @Rasaailul_Amal @sabarka143 @public_234 @tiktok_boosts @OGAANSHAHANOLASHA67 @xabsijacayl12 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL @nimcothoughts @Quraan_242 @kobci_maskaxdaada1 @XOGMAAL20 @SamiirIsmail @webcraftacademy97 @Daaruxikma @qisoyin_xikmado @QANAATMUBAARAK @Alihsan_channel @Rajo_channel @furaha_qalbiga @TALOOYINKANOLOSHA24 @salfiyah11 @Suaalo_jawaab1 @Rakaadmedia @Erayojacayl1 @dahsoon1 @DHAL_CASHAQ @Qalbitabat @himilo_books @dhaawacaqalbiga @Darenka_dahsoon1 @Daaci_muhamett @Balaashaan @xidigtiimalayka @bintumohammed12 @abuu_muxsin2 @GURIGAXIGMADA @Faafinta_Diinta_islamka @siyaadbooks @sh_cabdiqadir_tawxiid @muhiim_garaad @ORAAHDAHADALKA24 @garashochannel @AQOON_AROOR 📚𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿📚 https://t.me/team_ixsaan/283

  • 6 июл.244из ENGsaadiqmohamed

    Maqaalkan, waxaan ku bari doonaa 5-ta tillaabo ee ugu muhiimsan oo aad kor ugu qaadi karto badbaadada taleefankaaga si aad uga fogaato khataraha haking-ka. https://www.tamyiiz.online/2026/07/sida-loo-ilaaliyo-amniga-taleefankaaga.html

  • 3 июл.243из ENGsaadiqmohamed

    https://www.tamyiiz.online/2026/07/kuwa-ina-soo-raadiya-iyagoo-inaga-maarma.html

  • 3 июл.267из ENGsaadiqmohamed

    Nabi Muxamed (NNKH) waa naxariis loogu deeqay adduunka oo dhan. Qofkii hal mar ku saliyaa, Alle wuxuu ku salliyaa toban jeer! 😌💖 Soo koob nolol maalmeedkaaga oo ku dar ducadaas barakaysan: اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. Hadda ku salliya Nabi Muxamed (NNKH), oo hel ajar iyo barako  https://t.me/ENGsaadiqmohamed

  • 2 июл.170из team_ixsaan

    𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍            https://t.me/team_ixsaan/283

  • 1 июл.204из ENGsaadiqmohamed

    https://www.tamyiiz.online/2026/07/ai-iyo-mustaqbalka-shaqooyinka-ma.html?m=1