tgindex
Oraahyo

Halkan waxaad ka helaysaa Oraahyo iyo xikmado, afcarabi ku qornaa oo Afsomali loo turjumay.

Последний пост
11 дек.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
6 633
мало замеров
Замеров пока мало
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
5 402
20 постов
Вовлечённость
81,4%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
2
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 11 дек.2 170289

    Hadalka xaqqa ah ha qarin, waxaad arki doonta siday ay dadka badidoodu kuu nici doonaan!

  • 10 дек.1 973255

    'Haddaad rabtid inaad qof garashadiisa ogaatid, u fiirso sida uu ula doodo dadka ka aragtida duwan'

  • 9 дек.1 871214

    'Dadku ma aha kuwo daacad kuu ah, ee waa kuwo danahooda daacad kuugu ah. Marka baahidooda ay kaa lahaayeen ay is beddesho… daacadnimadooduna way is beddeshaa!” — Jubraan Khaliil Jubraan

  • 7 дек.1 850282

    Qasab maahan inaad calanka waddanka aad qaadato si aad wadani u noqotid, waxa kugu filan inaad qashinka dhigto meesha loogu talogalay waxaad noqonaysaa wadani dhab ah!

  • 6 дек.1 653183

    Adduunku waa meel ay adagtahay in lagu noolaado, sababtu maahan in Kheyrlaawayaashu (dadka dhibta badan) ay ku badan yihiin, laakiin waa in dadka waxgarad ah ay ka aamuseen falalka dadka dhibta wada.

  • 5 дек.1 615223

    Mid kamid ah casharada adag ee qofka noloshu barto waxa kamid ah; qof walba wanaag kulama jecla!

  • 4 дек.1 620186

    Qalabka u wanaagsan ee beenta fashiliya waa; Maalmaha. -Beeni raad maleh, inta ay qaadato ba waqtiga ayaa xaqiiqda sheegaya.

  • 3 дек.1 680204

    Haka mid noqon kuwa dadka ladan ( tujaarta) hadyado qaali ah siiya, dadka baahanna( fuqarada) dhar iyo alaab lasoo iticmaalay siiya. @oraahyo

  • 2 дек.1 771188

    In qofku qalad ku dhaco waa wax caadi ah oo waa camal bani'aadam, laakiin in qofku qaladkiisa marmarsiiyo u raadiyo waa camal shaydaan. @oraahyo

  • 28 нояб.2 023282

    Naftu waa sida quraaradda/dhalada; haddaadan wax ka buuxin(dikriga Alle) waxa ka buuxsamaya hawada (macaasida) @oraahyo

  • 16 июл. 2025 г.3 043214из kaydbooks

    'Waxaan ahay addoonkaagii' W/Q: Cumar Al Cawdah W/T: Muxammad Cabdi faarax. Buuggan wuxuu qoraagu ku xusay aayado si qoto dheer u taabtay, Qur'aanka dhammaantiis waa khayr iyo barako, balse waxa jira aayado qofka istaajiya una muuqda sidii in la soo dejiyay waqti xaadirkaan si ay kuu dajiso oo aad ugu nasato. Buuggan waxaan u qoray si aan u taabto qalbiyada dadka, ma aha tafsiir qoto dheer sida kutubta tafsiirka caadiga ah, balse waa sharax fudud oo ka dhigaya in dhalinyarada maanta ay si sahlan u fahmaaan macnaha aayadaha. Aayadaha aan buuggaan ku xusay waxay igu qasbeen inaan dul istaago, marka aan aayad walba dul istaagana qalbigeyga ayaa jilcayay, markaas ayaan maskaxdeyda ka qoray waxaan dareemay iyo waxyaabaha aan ka faaiiday, Aayadaha Alle waxay bogsiiyen dhaawaceyga, waxay daaweyeen walwalkeyga, "waan ku ajiibay Rabbigeygoow!" @kaydbooks

  • 27 дек. 2024 г.10,5 тыс13619

    'Ilaahayoow haddaad i aragto aniga oo dhankaaga kasii fogaanaya, si qurux badan xagaaga iigu soo celi' 😢 @oraahyo

  • 26 дек. 2024 г.10,5 тыс459

    Marnaba narasiita Alle weyne haka quusan. Ilaahay waa Alle naxariis badan, sidaas oo ay tahay ciqaabtiisu waa mid daran! @oraahyo

  • 'Qofka baarka sare iyo ka baqa buuraha, weligii bohoshiyo kama baxo habasyada'

  • 19 мар. 2024 г.12 тыс6717

    Waxba berri ha u dib dhigin;waxa aad doonayso inaad dhimato adigoonan samayn mooyee. (: @oraahyo.

  • 19 мар. 2024 г.11,3 тыс639

    Haddii joogitaankaaga iyo maqnaantaadu iskumid noqdaa...Tag.

  • "Annagu markaanu shiinaha joogno waan awoodnaa inaanu Darwin naqdinno laakiin dawladda ma naqdin karno. Idinkuse-reer mareykan-waa awooddaan inaad dawladda naqdisaan se inaad Darwin naqdisaan awood uma lihidin " -Aqoonyahan shiineys ah. @Oraahyo

  • Ha noqon;sida kuwa dadka lacagta leh u hadyeeya waxyaalo qaalli ah,halka dadka fuqarada ahna ay u hadyeeyaan dharkay soo isticmaaleen(iyo waxyaalo raqiis ah). _____ @oraahyo.

  • Dhaqanka aqoon'laawayaasha waxa ka mid ah;inay jawaabaan intaysan dhagaysan,dooddaana intayna wax fahmin,xukmiyaanna waxayna garanayn. _____ @oraahyo.

  • Gacmaha wasakhaysani waxay daliil u yihiin lacag xalaal ah(shaqee) ____ @oraahyo

Oraahyo — tgindex