RUNTA NOLOSHA♥️🫀
СтатистикаWaxaan ahay dhaxal ay hooyaday uga tagtay Dalka iyo dadka Soomaliyeed & islaamkaba. 😊soo dhawow. ↴ ↴ ↴ ↴ @Y4MOO1 ◉‿◉
- Последний пост
- 8 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Языки (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 181
- 1/48двое суток
- 207
- 1/72трое суток
- 223
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
https://t.me/FAHANKA_NOLOSHA/1298
https://youtu.be/JXuanP9UwiY?si=2nvxUlbMaRxRupf4
https://youtu.be/Lx7Yd2qASew?si=V3bBAXzzBDAxTyXy
Soonka 9 Maalmood ee Ugu horeeya Dul-xijja. > Maalinta ugu horeysa qofka sooma: Alle wuxuu dembu dhaaf udoonaa Dhamaan dembiyadiisa. > Maalinta labaad qofka sooma: wuxuu noqonaya sida adoon sanad dhan cibaadeysanayay. > Maalinta saddexaad qofka sooma: Ilaahay SWT ducadiisa wuuka aqbalayaa. > Maalinta afaraad qofka sooma: Alle wuuka ilaalinayaa faqriga iyo dhibta maalinta qiyaame wuxuu la jiri doonaa kuwa sharafta leh. > Maalinta shanaad qofka sooma: alle wuuka badbaadiyaa munaafaqnimada iyo cadaabul qabriga. > Maalinta lixaad qofka sooma: alle wuxuu ku eegayaa il naxariis leh. > Maalinta todobaad qofka sooma: Alle wuxuu ka xiri doonaa 30 albaabood oo dhib ah wuxuuna ufuri doonaa 30 albaabood oo khayr ah. > Maalinta Siddeedaad qofka sooma: Wuxuu helaa ajir aan cidna ogayn marka laga reebo alle SWT. > Maalinta sagaalaad qofka sooma: Alle wuxuu udambi dhaafi doonaa dembigii sanadkii lasoo dhaafay iyo sanadka soo socda. Maalinta tobnaadna waa Eidul Adxa❤️ Share gareey walaal khayrka👍
https://youtu.be/7Yt2GDrv8tg?si=UKcuaB19Vb49Oo7C
https://youtu.be/RESdnEfSZK8?si=MbaRVy7pIqeJq8yi
Ilaahayow, ii rumo riyooyinkayga iyo wixii aan ku hamiyay, hana iga yeelin wax dhib ii keena; balse ii dooro oo ii qoro kheyrka ku jira wixii aan doonayo. Aamiin Yaarabi 🤲🥺 #RUNTA___NOLOSHA 🥰 @AYTULAHI ❤️💯🫀
https://youtu.be/0hqTw7kTpy8?si=VIwb57ja931rmrAy
Asc saxibyaal channel-kan waa iib qofkii raba ha ila soo xiriiro insha Allah waa is fahan qiimuhu . @Y4MOO1 👈
Asc
Qofna dhiigiisu uma daadan si aad aduunka u timaado iyaduna geeri iyo nolol ayey u dhexeeyaay markay ku foolanaysay iyadoo ay dhici karto inaysan daryeel haysan iaydoo dhiigu weli ka tifqayo inay kuu kacday habeen barkii markaad ooydo si ay naas kuu siiso iyadoo laga yaabo inay caloosheedu maran tahay #FAHANKA___NOLOSHA🫀❤️
Hooyadaa dunida cid u dhigantaa ma jirto booskeeda gofna kuuma buuxin karto qof kastoo nolosha aad jeceshahay ma rabo haday ku dhahdo ka har, jar, fur, goo, amarkeeda haka sarreeyo cid walba waayo qofna dhibkay kuu soo martay kuuma marayo nin ama naag kuu doono ha noqdo, gof walboo kale dantiisa maalintuu kaa arki waayo ayuu ku goyn isagoon ka labalabaynayn. HOOYO waa gofka keliya ee shuruud la'aan ku jecel aduunyada qof kastoo kale dantiisa ayuu kugula Joogaa. Xusuusnoow hadii waxay nacayso aad doorato habeerkeeda inuu ku heli doono ducadeeda weliba dhakhso ayaa Allah SWT u aqbalaa. Ducadeeda waxaa lagu helaa ilaha raaxada aduunyo iyo inuu Alle raali kaa noqdo. Waa furaha guulaha, farxada, naxariista, iyo quruxda nolosha.
https://youtu.be/V7svn-Txq-k?si=xfnF8dN8oaS4szzk
https://youtu.be/BbiqemvAodc?si=HXjTMxxn69VPYtdE
Rajab waa bil xurmo leh; Rajab ma aha bil caadi ah, waa bil xurmo leh oo Alle sharfay, bil lagu xisaabtamo nafta, laguna bilaabo toobad dhab ah. Haddii aad rabto Soon-qaad suubban galbi nadiif ah, aadna rajaynayso in ducadaadu la aqbalo, iyo haddii aad doonayso isbeddel dhab ah bishaan Rajab ha nogoto bilowgaaga. #SUBAX___WANAAGSAN___❤️ #FAHANKA___NOLOSHA 🥰❤️🥺
https://youtu.be/8OUe8Kp-BKI?si=kU1Uit6-ONE-ZqPc
https://youtu.be/9gDbHHC8-pI?si=DkiRevS2ZCoV8uiR
Xorriyad shakhsi ah waxaa ah in shaaha sonkor ku darsatid iyo inaad ka deysid, Diintu se xorriyad shakhsi ah maaha waxaa taal فَاسْتَقِمْ كَمَا أُمِرْتَ sidii lagu amray u toosnow, ma aha sida aad doontid 🥰💯❤️ #RUNTA___NOLOSHA 🙋♂️✋. #GALABAYSAN ✌️
без подписи
Cajiib. Qiso gil gishay quluubta Dad badan. Akram Abu Bakar waa waa Falastiini waa Ninka Cimaamada wata 23 sanno ayuu kuqaatay Xabsiyada israa|l waxaana lagu xukumay xabsi daa'in. Kadibna wuxuu iska furay xaaskiisii oo ah gabadha dhanka Midig ka xigta isaga. Sababta uu ufurayna waxay ahayd maadaama oo Xabsi daa'in lagu xukumay wuxuu rabay in ay nolosheeda iska sii wadato maadaama isaga aan laga rajo qabin in uu xorriyadiisa dib uhelo. Akram wuxuu kamid noqday Maxaabiistii dhowaan heshiiska lagu sii daayey, Iyaduna muddadii 23 ka sanno ahayd ee uu xabsiga kujiray ma aysan guursan oo isaga ayey ka rajo qabtay in uu mar uun soo bixi doono, markii uu dib uhelay xorriyadiisa ayey dib isu guursadeen haatan.