A²bdiqasim
СтатистикаKanaalkaan waxaad ka heleysaa Xigmado❤️ Sheekooyin ✌️ Qisooyin 🤔 Qoraalo xiise leh🪄 Fadlan join nasoo dheh oo ka mid noqo saaxibadena
- Последний пост
- 31 июл.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 109
- 1/48двое суток
- 124
- 1/72трое суток
- 134
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
"haddii suuradda aad aqriso faatixada kadib ay kuu tahay mid outomatik ah oo aadan dooran, intee ku qiyaasi kartaa qushuuca salaaddaada" Ilaahay salaadda ha inoo hagaajiyo.
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
kama dhigna haddaan mar dhinac uga weecano nolosha dhinac kasta ha ahaatee in ay tahay kama dambays...
без подписи
без подписи
без подписи
3-sameey si aad waxkasta guul uga gaarto.
без подписи
без подписи
без подписи
Caajiska iyo dadaalka waxa u dhaxeeya waa silsilad xiriirkeedu adagyahay balse birteedu jilicsantahay. Ha u ogolaan naftaada in ay kugu qanciso waxqabad la'aan, ee adigu isku day inaad ku riixdo fuustooyin waxqabad...
Qofka xikmadda leh wuxuu wax ka bartaa waayo-aragnimadiisa, laakiin qofka ka sii xikmad badan wuxuu wax ka bartaa waayo-aragnimada dadka kale sidoo kale.
Islaamku ma aha diin keliya; waa hab nololeed dhammaystiran 🌍✨. Hadaba Salaada iyo cibaadada aan ku dadaalno saaxiibayaal 🕌🤲.
Xoogga mu'minka wuxuu ka yimaadaa sabir, salaad, iyo talo saarashada Alle SWT 🤲✨🌙
Jimicsiga dhabta ah ee maalinta Ciidda waa qaadista hilibka guri ilaa guri. 🏠🏠🏃♂️ Hala ciido Guys Hilibkana hala bixiyo. 🥩🎉
Waa kugu ceeb gabadha aad shukaansato inay ciid waydiisato hooyadeed iyo Aabaheed, ugu yaraan $1 lacag u diyaari oo cideeda ah. 🙏💰 Garbareey adna waa kugu ceeb inaa like saari weydo postigaan. 😂🙈💸 Eid Mubarak saaxiibayaal, farxad ku wada ciida! 🌙✨🎉